Sign in to follow this  
Cowke

Puntland And So-mafi-land Fighting In Sanaag

Recommended Posts

^^

LOL.. :D:D

 

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Mr. Somalia... Su'aashaadu ma xuma, laakiin meeshani horta ma aha meel riyaha lagu liso oo detail badan kusiin maayo
:D

 

Gobol sanaag waa shan cirif.... Afar iyo barbay reerkeygu degaan. Marka hal dhinac in aad igu tilmaamto waa kuu aqoon daro.

 

Gobolku waa 6 degmo, hal ayay shankaroon degtaa, 5 kalena anaa dego. Do the math, and let me know your thinking.

Aad baad umahadsantahay Koora. Maanta laga bilaabo, reer SSDF waan ka mamnuucayaa iney dhulkaaga ku tilmaamaan Bariga Sanaag. After thoroughly doing the math, I have concluded with great trepidation, that your lands will henceforth be referred to as 5/6 Sanaag. :D But bear in mind also, that the 'SSDF' media cannot refer to your lands as Sanaag proper either, because, once again mathematically speaking, the whole province of Sanaag does not fall under your domain. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Koora you know as well as I do the agenda of makhiris regarding this "Look at me I have so much land and numerous" therefore i am important argument.

 

The Makhiris are trying to play a propaganda game of saying that they own sanaag, haylaan, and western bari. Like the ssdf say they own bari, nugal, and mudug. The darwish do the same with the "ssc" tag.

 

It is very childish if you ask me and grown adults shouldn't be playing these childish games.

 

Numbers don't matter if it did then "indians" would be ruling the world, which happens not to the case.

 

It is the quality of the people that counts not the quantity. Look at Israel as a prime example a mere minority of 12 million worldwide(6 million inside israel the rest in the diaspora) are among an ocean of 300 million arabs. This doesn't mean the arabs are more stronger or powerful.

 

Infact the opposite can be said that the jews defeated the arabs over 4 times in history and in famous battle such as "the 6 day war".

 

Today if you look at the standard of quality in jews you will see that from the pool of 12 million jews From a pool of 12 million Jews which are 0.2% of the World's Population (2 out of every 1,000 people). There are 165 Jews listed as noble peace prize winners in various fields of interest.

 

Whilst from a pool of 300 million arabs you will find 2 listed nobel peace prize winners which is anwar saddat(him being an arab is debateable) and yasser arafat (his winning of the prize is also debatable due to his terrorist activities).

 

Infact if you span that across the islamic world you will find from a pool of 1.5 billion people, that 6 have become nobel peace prize winners.

 

Out of those 6 only 2 arabs. The rest non-arabs mainly pakistanis.

 

So if numbers mattered 1.5 billion muslims would all be in the nobel peace prizes and you don't see that.

 

Now I don't want to get into a debate on why muslim world is behind, their are many factors that need to be taken into consideration however these are still the raw statistics on quality among the Islamic world.

 

I believe alot of this down-ward spiral has to do with living standards in Islamic nations and the lack of opportunities available to people who do even attend school, their is no "incentive" or guarantees of good life given to them. I believe that is compounding the problem, not to mention bad governance, corruption, lack of freedom of speech and sharing ideas in non-hostile environment and the other arrays of issues that can lead a society backwards.

 

A good example is in Somalia: If someone becomes mentally unstable/lunatic. They lock them up in and tied them to a tree as to hide away their shame.

 

This sort of thinking needs to stop and these issues need to be looked at by experts so they can study the behaviour of the person having these problems and using techniques to rehabilitate them such as socialising with groups, talking to them, getting them prepared for work, etc, etc,etc.

 

But In Somalia noone dares even talk about thinking it's a curse from God or something. Their are backwards superstitions holding the people back and dropping their IQ range below disturbing levels of no-return.

 

Anyways I can't type all what I want to say But Somalia has a long way to go, infact all of the third world country do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Koora you know as well as I do the agenda of makhiris regarding this "Look at me I have so much land and numerous" therefore i am important argument.

:D

 

Kani waa jug soo dhacday. Waar maxaa kaa galay adiga hadii reerku dayaxana badh sheegtaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Lol@ Xaaji-xunduf

 

Dhulka soo kala baro. S/land waa lagu qaataa fasalada sidey ii sheegeen niman aan gabar ka qabo. Marka iskuulka aad walaal, soo weydii?

 

Dhanka kale, Anigu waxaan soo uruurin karaa inta jeer aad tiraahdeen waanala laayey oo nala kufsadey caalamka sympathy kaga raadiseen.

 

Saxaafada Deyniile ayaa hada ka hor waxaan ka aqriyey iney soo qoreen in ay USC ay idin xoreysay. Ilaa iyo ay USC la dirirtey beelaha D block aysan xornimo helin.

 

Yaa xaaji xunduf... arintaasi maxaa ka jira?

waxaagu wa iska hadlo ina igarre

ma daynile baad wax ka dhagaysata adigu , waxan islaha waxad ahayd nin wax akhriya oo wax kala og laakin hadabaad daynile wax ka qortiid kaba hadhay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Somali: Marka hore mahadsanid... Malaha waxaa kaa maqan oraahdii ahayd Majority Rules. Ma ay jirto meel hal qabiil deganyahay, laakiin codka waxaa iska leh, hadba meesha kii majority ku ah. Taana waxaan u malaynayaa inaan isla garaney.

 

Xaaji Xunduf: Maya waan aqristaa xitaa kuwa mujaahidiinta xitaa waan aqristaa :D

 

Qaar reer Somaliland ah baa hada yiraahda war mujaahidiinta ha oranina, reer galbeedkiibaa diiday magacaa oo mamnuucey, haloo daayo reer koonfureedka iyo qolyaha Alshabaabka. :D

 

Dhanka kale

Arinta Sanaag iyo dhabta waxaa looga leexleexanayaa waxay tahayna sheeko yar ayaan kusoo gabagabaynayaa oo dhex martey Shabeel iyo Habar dugaag.... Kadib markii uu Libaax cuney Shabeel caruurtii...

 

Shabeel ayaa ilmihiisii waxaa cuney libaax, kadib ayaa shabeelkii yimaadey. Wuu baroortey wuxuu yiri war yaa ilmahaygii cuney? ayuu weydiiyey Waraabihii.

Waraabihii ayaa ka jawaabey oo wuxuu yiri waxaa ilmahaagii curey Libaax.... Shabeelkii ayaa yiri maya maya maya ma cunin Libaax.

Shabeelkii ayaa misna habar dugaag oo dhan weydiiyey, waxay ugu jawaabeen waxaa ilmahaagii cuney Libaax.

SHabeelkii ayaa wuxuu weydiiyey libaaxii, war belo kugu dhacdaye, ma adigaa ilamahaygii cuney... Libaaxii ayaa kusoo jawaabey oo yiri haa anigaa cuney...

 

Shabeel ayaa markaas yiri maya maya maya adiga maadan cunin... Daanyaarkaas geedka saaran ayaa ilmahaygii cuney...

 

Hadaba Sanaag cidaad doonto weydii, they will tell you the same thing. Ama siyaasadee ama si kale u dheh, ama diid. orodoo habar dugaag weydii

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally

 

Shabeel ayaa markaas yiri maya maya maya adiga maadan cunin... Daanyaarkaas geedka saaran ayaa ilmahaygii cuney...
[/b]
[/QB]

:D:D noo jilci sxb waa u dhamaysay qoladaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Uztaad.

Macnaha waxa weeye... cidkale iska daa, dadkii oo dhan markii uu aamini waayey, ayaa libaaxii u qirtey inuu ilmihiisii shabeelkii ka cuney... Markaasuu ka leex leexanaayaa uu leeyahay ninyow waad iska leedahaye, adiga maadan cunin ilmahaygii ee waxaa cuney Daanyeer. Si uu daanyeerka ugu mar marsiyoodo.

 

Ileen daanyeerku meesha maba jooginee... xoogaana libaaxana wey adagtahay sida la isugu taago, dhibbaa ka raacaaya

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

LOOL, Boqolaal sanadood ayuunbaa qabiil la ikugu laynayey. Awoowyadiin bay kabuhu kaga madheen anaa kaa raganima badan iyo anaa kaa qab-wayn. Markaa waxba ha is xiijinina sidaa uun baa laiskugu faani doonaa boqolaal kaloo soo socdee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

According to Sanaag.org, a local news organisation updated from Ceerigaabo, they are reporting that the President of Maakhir-land (Eastern Sanaag) Col. Jibriil Ali Salaad (Photo) along with Minister of State for Education Maxamuud Maxamed Garaad are touring villages in Eastern Sanaag.

 

 

Ceel-buh:Iska hor imaad kooban oo dhexmaray Wefti SL. ka socday Iyo Maleeshiyo kale

Dagaalo mudo kooban socday ayaa laga soo shegayaa degmada Ceelbudh ka dib Wefti Jamhuuiryada Somaliland ka mida oo dhowaanahan ku marayay kormeer shaqo qaybo ka tirsan Gobolka Sanaag inay gaadheen degaankaas, kadibna Ciidan beeleed la sheegay inay taageersan yihiin Maamul Goboledka Puntland uu mudo yar oo kooban dhex marayay iska horimaad.

 

Khasaaraha aya lagu sheegaya Dhaawaca laba dhalinyaradii Maleeshiyada ahayd inuu soo gaadhay haatana loo soo qaaday dhanka Magaalada Ceergaabo si Dhaawacooda wax looga qabto si kastaba ha ahaatee xaalada ayaa caadi ah , waxaana la sheegayaa in Wefti kale oo ka Socda Maamulka Somaliland ay ku sugan yihiin Magaalada Badhan kuwaas oo uu hogaaminayo Col; Jibriil Cali salad oo ka tirsanaan jiray Golihii baarlamaanka hore, iyo saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland.

 

dhamaan wixii warar ka soo kordha arrrimahaas

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Mr. Somali:
Marka hore mahadsanid... Malaha waxaa kaa maqan oraahdii ahayd Majority Rules. Ma ay jirto meel hal qabiil deganyahay, laakiin codka waxaa iska leh, hadba meesha kii majority ku ah. Taana waxaan u malaynayaa inaan isla garaney.

 

Xaaji Xunduf:
Maya waan aqristaa xitaa kuwa mujaahidiinta xitaa waan aqristaa
:D

 

Qaar reer Somaliland ah baa hada yiraahda war mujaahidiinta ha oranina, reer galbeedkiibaa diiday magacaa oo mamnuucey, haloo daayo reer koonfureedka iyo qolyaha Alshabaabka.
:D

 

Dhanka kale

Arinta Sanaag iyo dhabta waxaa looga leexleexanayaa waxay tahayna sheeko yar ayaan kusoo gabagabaynayaa oo dhex martey Shabeel iyo Habar dugaag.... Kadib markii uu Libaax cuney Shabeel caruurtii...

 

Shabeel ayaa ilmihiisii waxaa cuney libaax, kadib ayaa shabeelkii yimaadey. Wuu baroortey wuxuu yiri war yaa ilmahaygii cuney? ayuu weydiiyey Waraabihii.

Waraabihii ayaa ka jawaabey oo wuxuu yiri waxaa ilmahaagii curey Libaax.... Shabeelkii ayaa yiri maya maya maya ma cunin Libaax.

Shabeelkii ayaa misna habar dugaag oo dhan weydiiyey, waxay ugu jawaabeen waxaa ilmahaagii cuney Libaax.

SHabeelkii ayaa wuxuu weydiiyey libaaxii, war belo kugu dhacdaye, ma adigaa ilamahaygii cuney... Libaaxii ayaa kusoo jawaabey oo yiri haa anigaa cuney...

 

Shabeel ayaa markaas yiri maya maya maya adiga maadan cunin... Daanyaarkaas geedka saaran ayaa ilmahaygii cuney...

 

Hadaba Sanaag cidaad doonto weydii, they will tell you the same thing. Ama siyaasadee ama si kale u dheh, ama diid. orodoo habar dugaag weydii [/QB]

:D Koora waad iga qoslisey. Koley sidaan u haysto AllPuntland waxaa u geysay isticmaalka "Sanaag-Bari" aqoon la'aan ee maahan ku dayoo "Somaliland".Anagaa naqaan Hargeisa ee waa iney naga wareestaan. Markey noqoto xagaa iyo Hobyo iyo Xamar, markaa AllPuntland/AllMudug halaga wareysto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this