Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ahlu-Sunnah Remove and Burn Women's Veils

Recommended Posts

Maaddeey   

Xiin, Shabaab didn't bring veils to Somalia, but now they are the ones defending it.

 

If true this act reveals the agenda of these qubuuri goons.

Priorities, sxb!. Shirkiga, Bidcada, Amxaaro kaashiga IWM. waad undermine-gareyn jidhaye, haddaadse hadda saaxiga keentay waa Alxamdulillaah!, now we know what clicks you. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   
"Ciidanka halkaasi ku sugan waxaa u shidnaa markii aan soo marayay Dab waxayna ku gubayeen Indha shareerka oo ay ka aruurinayeen Haweenka saaran gaadiidka ee ka baxa suuqa Bakaaraha soona gala,Nimanka sidaasi yeelaya waxay wateen macaawisyo iyo cimaamado sigaarna way cabayeen"ayuu yiri Guutaale.

 

 

Maleeshiyaadka Mushrikiinta ah ayaa Haweenka gacmahooda uga fiiqayay Haweenka diida in ay furaan Indha shareerka sidoo kale Maleeshiyaadka Indho Cadde ayaa iyana haweenka gacma gacmaynayay iyagoo uga digayay in ay soo xirtaan shukada iyo Xijaabka adag.

 

 

Haweenka Indha shareerka looga dhigay Wadada Dabka ayaa Isgoyska Bakaaraha soo gaarayay iyagoo aad u xishoonaya oo wejiyada gacmaha saaranaya, wararka ayaa intaasi ku daraya in Haweenka qaar ay diideen in ay dib ugu laabtaan deegaanadii ay deganaayeen ee Madiine iyo Waaberi kadib markii lasoo faragashtay Labiskoodii Islaamiga ahaa.

 

 

Falkan gurucan oo ay Mushrikiintu ku kacayaan ayaa umuuqaal Eg cadaadiskii ay ku hayeen haweenka Muslimaadka ah ee ku dhaqan Guriceel iyo Dhuusamareeb(1), Mushrikiinta G/gaduud kasoo Barakacay ayaa doonaya in ay haweenka Muslimaadka ah udiidaan qaadashada Xijaabka alle ku faral yeelay.

_____________________________________________

 

(1)قلت: وكذا فى فرنسا وبلجيكا، تشابهت قلوبهم

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Xiin, Shabaab didn't bring veils to Somalia, but now they are the ones defending it.

 

quote:

If true this act reveals the agenda of these qubuuri goons.

Priorities, sxb!. Shirkiga, Bidcada, Amxaaro kaashiga IWM. waad undermine-gareyn jidhaye, haddaadse hadda saaxiga keentay waa Alxamdulillaah!, now we know what clicks you.
:DMaaddeey Script, [with pretend southern accent of course :D )

 

You are confused as ever. It’s precisely because of alshabaab’s excess that this type of reactionary violations is happening. It’s why Suufis are armed. It’s why AMISOM is here. It’s why Mogadishu is unsafe. It’s why refugee camps in Kenya’s eastern region are overflowing with fleeing Somalis.

 

alshabaab deviants can claim purity of heart all they want, but the practical consequences of their foolish acts are clear for anyone who cares to notice

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Originally posted by Maaddeey:

"

Maleeshiyaadka Mushrikiinta ah ayaa Haweenka gacmahooda uga fiiqayay Haweenka diida in ay furaan Indha shareerka sidoo kale Maleeshiyaadka Indho Cadde ayaa iyana haweenka gacma gacmaynayay iyagoo uga digayay in ay soo xirtaan shukada iyo Xijaabka adag.

 

 

Haweenka Indha shareerka looga dhigay Wadada Dabka ayaa Isgoyska Bakaaraha soo gaarayay iyagoo aad u xishoonaya oo wejiyada gacmaha saaranaya, wararka ayaa intaasi ku daraya in Haweenka qaar ay
diideen in ay dib ugu laabtaan deegaanadii ay deganaayeen ee Madiine iyo Waaberi kadib markii lasoo faragashtay Labiskoodii Islaamiga ahaa.

 

 

Falkan gurucan oo ay Mushrikiintu ku kacayaan ayaa umuuqaal Eg cadaadiskii ay ku hayeen haweenka Muslimaadka ah ee ku dhaqan Guriceel iyo Dhuusamareeb(1), Mushrikiinta G/gaduud kasoo Barakacay ayaa doonaya in ay haweenka Muslimaadka ah udiidaan qaadashada Xijaabka alle ku faral yeelay.

_____________________________________________

 

(1)قلت: وكذا فى فرنسا وبلجيكا، تشابهت قلوبهم

cajiib, xijaab bay ka hadlayaan intay kabaa'ir oo dhan galeen. waxaad moodaa inay iyagu diinta meel ugu xiran tahay, idinka uun diinta haka bixina yaa yiraahda caruurtan. I hope you do not believe waxaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, Shabaab didn't bring veils to Somalia, but now they are the ones defending it.

Should they not defend the people that they hurt everyday instead of a piece of cloth?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don’t mix religious symbols with alshabaab, people. Veils, notwithstanding rightwing hoopla, are Islamic. One shouldn’t be angry at veils because alshabaab impose it on the areas they control. Burning veils is a sign of oppression, an ironically weak ideology.

 

There is no connection between extremism and veils. Mcveigh had a driver’s license with which he used to blow up a federal building in OK. It would’ve been tragic had the argument veered onto the right to have a driver license…instead of the man who committed it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin, (What souther accent, Waa(dh)yee? :D ).

 

We are not talking about all what you mentioned here (now), ha is gidhiidhixin ( :D ), Niqaabku waajib maahan (calaa asaxxi qawlay al culamaa'), sidaa darteed ma isagaad u xanaaqdaa mise Shirkiga (remember, u used the term 'qubuuri')?.

 

Haddaan kugu rogose, sow inay niqaabka gubaan Shabaabka ma sababin, what do you say, Fadeelat al Shaykh? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I know your producers have very little knowledge about the matters of Islamic jurisprudence…but it would help them great deal if they program into the Maaddeey Script code some fundamentals of masaalix wa mafaasid.

 

Muyuul qubuuri ah oo markay u badato tusaysa jahli ayaad qatli nafs ku zuulinaysaa, markaas awlawiyaat ka hadlaysaa !

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Warya Xiin, wad ka badbadisay dee. I don't mind you accusing me of being a script creator but I take offence at these wild bullets of yours. I'll have you know that my google-assisted Islamic knowledge is second to none, in both Arabic & English. :D

 

Naga daaa dee. You are dragging my good name in the mud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this