Sign in to follow this  
Maaddeey

Sh. Sharif oo ka laabtay go'aankiisa kala diridda dawladda!

Recommended Posts

Maaddeey   

Madaxweyne Sheekh Shariif oo dib u soo celiyay Xukuumada Sharma’arke.

 

Muqdisho: ( Sh.M.Network)Afhayeen u hadlay Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxweynaha kadib markii uu la kulmay dad sharci yaqaano ah uu go'aansaday in uu dib ugu laabto Go'aankii uu ku kala diray Xukuumada Ra'iisul wasaare Sharma'arke.

 

Warkaasi oo faah faahin Filo goordhow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow ka laabtay go'aankii uu ku kala diray xukuumada uu Ra'isal wasaare ka ahaa Cumar Cabdirashid Shar mararle.

 

War saxafadeed uu ku saxiixnaa madaxweynaha Soomaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha ka laabatay go'aankaasi ka dib markii uu ku laabtay sharciga islamarkaan ogaaday inaysan xilka qaadistaasi sharci aheyn.

 

Xilka qaadista ra'isalwaasaraha iyo xukuumada DKMG ah ayaa keentay qilaaf xoogan iyadoo ay jireen wadahadlo socday oo la doonayay in arintan lagu xaliyo, waxaana haatan Madaxweynaha uu ogolaaday in Cumar Cabdi Rashiid uu sii hayo xilka ra'isal wasaaraha.

 

Warbixinta warsaxaafadeedkan oo dhameystiran goor dhow ka Akhriso Jowhar.com

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.com

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Shariif oo ka laabtay go'aankiisi

 

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed

 

Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka noqday go'aankii uu hore u sheegay in uu xilka uga qaaday Ra'iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo xukuumaddiisa.

 

Waxay ka dambeysay ayuu yiri in uu la tashaday sharci yaqaanno iyo mudanayaal baarlamaanka.

 

Maalmihii ugu danbeeyay ayaa khilaaf iyo go'aamo is burinaya ay ka soo baxayeen masuuliyiinta ugu sareysa dowladda KMG ah.

 

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Sharmarke, ayaa isagu horey ugu gacan seyray shaqo ceyrintiisa oo uu Madaxweynuhu ku dhawaaqay maalintii Isniinta.

 

Madaxweyne Shariif ayaa daba joogay go'aan uu Guddoomiyihii Baarlamaanka, Shiikh Adan Maxamed Nuur, uu saxaafadda u sheegay Axaddii oo uu yiri dowladdii wey dhacday, waxaana riday baarlamaanka.

 

Taa waxaa ku xigtay in Adan Maxamed Nuur uu maalintii ku xigtay shir jaraa'id Madaxweynaha ay wada qabteen uu ku sheegay in isagu xilkiisii iska casilay.

 

Madaxweyne Shiikh Sahriif Shiikh Axmed wuxuu kolkaa sheegay in xukuumadda la kala diray oo uu soo magacaabi doono Ra'iisal Wasaare cusub.

 

http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/2010/05/100520_madaxweyne_shariif.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sh. Hotel thinks dismissing the Cabinet is like divorcing women with dalaaq's in three phases. He may have dismissed the PM with one Dalaaq, and now he brings him back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ He's going to do it "constitutionally" now. I give the fat one a month before he meekly resigns. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Say what you want lad, but this is a major defeat and the beginning of the end for Sharif Ahmed. Sharmarke stood his ground and made the Sharif make a U turn, that obviously was hard for him to do.

 

Remarkable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ You must have a hole in your head that lets your memories escape warya. :D

 

I always was and remain a Abdullahi Yusuf fan. Sheikh Sharif is a pale imitation to be honest. However, fair is fair, this Sharmarke mammoth is also no good. They will both go soon but I bet Sharmarke goes first (Walad Abdullah and his masters invested more on the sheikh). Wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ No doubt adeer, Sharmarke proved one thing today. That is he is no Geedi, and that Sharif does not have the balls to go through with tough decisions. Bottler Sharif hotels supporters are in disarray today. That’s what matters here lad, wax fahan you bloody secessionist. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ameer   

I don't think Sharif knew there is something called Constitution. He thought since he picked the PM he can just fire him without going through the Parliament.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shariif may be inexperienced but he is a good man. he realized that dismissing the government was a mistake and that he was operating out side of of constitutional power. admitting when you are wrong is a sign of a good man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This does not look good for either Sharif or Sharmarke. It is the President who appoints the PM and if the President does not want the PM, then there is no point in holding to that post. The PM should resign and leave this hapless job.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waar ninka Sheekh Shariif siyaasadiisu aad ayeey u liidataa. Isaga oo awoodiisu ay markii horaba laba xaafadood uun ku ekayd. Soomaaliya inteeda kalana ay ka jirto dowlad la'aan iyo cadaalad daro, oo Xitaa xaaladiisa amaanka ay noqotay in ay sugaan Ciidamo Ajaanib ah. Ayuu wuxuu ku taliyey in uu Ra'iisal wasaaruhu is casilo si uu mid cusub u soo magacaabo.

 

 

Hawshisii madaxweynenimo waxeey ku ekaatay Laba xaafadood iyo Xildhibaano/Wasiiro uu mar walba soo magacaabo.

 

Sheekh Shariif waxba sooma wado

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this