Ameer

Nomads
  • Content Count

    46
  • Joined

  • Last visited

  1. http://www.hiiraan.com/news4/2014/Dec/97380/somali_president_appoints_new_prime_minister.aspx">
  2. Daawo khudbadii Madaxweyne Faroole ka jeediyey Shirkii New Deal ee Brussels
  3. Is the president on the wrong track with Federalism or People are on the wrong track ?
  4. Wararka naga soo gaaraya Degmada Duusamareeb ayaa sheegaya in maamulka Ahlusuna waljamaaca uu maanta xarig iyo dilba ay u gesteen tiro dad ah oo tageersanaaMaamulka Cusub ee ay dowladda Somaliya u magacaawday Gobalka Galgaduud wararka maanta kasoo baxaya Degmada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in xiisad ay ka taagantahay gobalkaasi, Taa oo ka dhalatay kadib markii Ciidanka Aflusuna ee gobalkaasi ay dileen ruux kamid ahaa dadka taageersay Gudomiyaha cusub ee Gobalkaasi Xusen Cali Wehliye Cirfo waxa ayna xir xireen tiro kale oo shacab ah. Goob joogayaal ayaa noo xaqiijiyay in Markii ciidanka Degmada Dhuusamareeb ay falkaasi ku dhaqaaqeen ayaa waxaa gadood sameeyay maleeshiyo tageersan in uu Degmada yimaado Gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay Gobalka Galgaduud Xusen Cali Wehliye Cirfo waxa ayna gooni uga baxeen Ciidanka Ahlusuna oo ay ka mid ahaayeen. Shacabka ku nool magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan inuu isku dhac halkaas ka bilawdo, iyadoona Ciidamada halkaas maamula ay u kala jabeen 2 Garab. Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Midnimo.com Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com
  5. This is what we need for whole Somalia,people electing people not one person appointing someone he likes. The remaining states should follow the foot steps of this election and do the same.
  6. Interesting, when did Puntland get this planes? and are Pilots Somalis?
  7. That was a powerfull and very well Prepared speech. Congrats to the PM.
  8. When is the presidential elections, any one knows the date?
  9. Maxamed Cismaan Jawaari oo loo doortay gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya Updated About:5 mins ago 0 Tweet Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa loo doortay Maxamed Cismaan Jawaari, kadib marki uu is casilay Prof. Cali Khaliif Galeydh oo ay isugu soo hareen wareega labaad. Mr Jawaari oo marki lagu dhawaaqay gudoomiye nimadiisa la hadlay xildhibaanada ayaa uga mahad celiyey dhamaan mudanayaashi doortay iyo xildhibaanadi u tana sulay sida Cali Khalif iyo sadexi musharax ee kale. “Waxaan u mahad celinayaa walaalkeey Cali Khalif iyo musharaxiinti kale, waxaan ka codsanayaa gudoomiyaha KMG ah inuu sii wado doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad,” Waxaa goor dhaw bilaaban doona doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad oo ay u taaganyihiin sagaal musharax halka ku xigeenkana labaad iyana la dooran doono ilaa caawa.
  10. What New York Times are u reading ZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ.
  11. Ramadaan Kariim to all of you, May Allah make us those who complete 30 days of Ramadaan and help those in need the next 30 days.
  12. We will see if oil is what will bring Calm to Somalia if it is found.
  13. Iam not from either regions but Iam happy to see somalis doing something they should have been doing long time ago instead of fighting each other. Any positive Initiatives should be wellcomed by all somalis.
  14. Kudayo Puntland Kudayo! Kudayo Puntland Kudayo!. Everyone one is trying to drill now. Drill baby drill. I am so happy that Somalis are thinking beyond hand outs and trying to benift from their resources.