Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New Somaliland Regions Created

Recommended Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ku magacaabay Lix(6) Gobol iyo 14 Degmo oo Cusub.

 

 

 

 

 

Warsaxaafadeedkuna wuxuu u dhignaa sidan:

 

"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu soo saaray Maanta Lix Xeer Madaxweyne, oo uu Lix Gobol oo Cusub ugu Magacaabay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Gobolladaasi oo kala ah;

 

 

Gobolka Gabiley oo magaalo madax ay u noqonayso GABILEY.

 

Gobolka Badhan oo magaalo madax u noqonasyo BADHAN.

 

Gobolka Buuhoodle, oo Magaalo madax u noqonasyo BUUHOODEe.

 

Gobolka Salal, oo magaalo madax u noqonayso SAYLAC.

 

Gobolka SARAAR oo magaalo madax u noqonayso Caynabo.

 

Gobolka Oodweyne oo Magaalo Madax u noqonaysa Oodweyne.

 

 

Waxa kale oo Madaxweynuhu soo saaray 14 Xeer Madaxweyne oo uu 14 Degmo oo Cusub ku magacaabay, Degmooyinka la magacaabay iyo Gobollada ay ka tirsan yihiin waxay kala yihiin sedan:

 

 

Degmada WAJAALE oo ka tirsanaan doonta Gobolka GABILEY.

 

Demgada WIDH-WIDH oo ka tirsanana doonta Goblka Buuhoodle.

 

Degmada QORULUGAD oo ka tirsanaan doonta gobolka Buuhoodle

 

Degmada GO’DA WEYN oo ka tirsanaan doonta gobolka Saaxil

 

Degmada HARASHEEKH oo ka tirsanaan doonta Gobolka Oodweyne

 

Degmada RAYDAB KHAATUMO oo ka tirsanaan doonta Gobolka Oodweyne

 

Degmada GARBA DADAR oo ka tirsanaan doonta gobolka SALAL

 

Degmada BOON oo ka tirsanaan Doonta gobolka SALAL

 

Degmada XARIIRAD oo ka tirsanaan doonta Gobolka SALAL

 

Degmada LAASCIIDLE oo ka tirsanaan doonta Gobolka Saaxil

 

Degmada WAR-IDAAD oo ka tirsanaan doonta gobolka SARAAR

 

Degmada CEELAL oo ka tirsanaan doonta Gobolka SARAAR

 

Degmada WAR-CIMRAAN oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer

 

Degmada MAGAALO CAD oo ka tirsanaan doonta gobolka Awdal

 

 

Waxa isla Maanta Madaxweynuhu soo saaray Wareegto uu ugu gudbinayo Wasaarada Arrimaha Gudaha Xeerarkan isugu jira Magacaabis Gobolo iyo Degmooyin , taasi oo uu kula socodsiinayo in gobolladaasi iyo degmooyinka uu magacaabay aanay haba yaraatee wax saamayn ah ku yeelan doonin Doorashooyinka Soo Socda.

 

Waxa kale oo uu qoraalkan ku sheegay Madaxweynuhu in Doorashooyinku ugaga dhici doonaan sidii markii hore ay ugu qorshaysnaayeen in ay dalka uga dhacaan , qiimaynta gobollada iyo degmooyinku, waxay ku salaysnaan doonaan buuxinta shuruudaha ku xusan qodobka saddexaad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka Jamhuuriyada Somaliland’

Share this post


Link to post
Share on other sites

One minute, how could he creates so many regions without long parlementary debates, minitious socio-environmental studies and consultations involving all concerned sub-clans?

 

Or is it a case of outdoing Kulmiye at all cost just before the elections?

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol Cige, my relatives live there and we do have some properties in Arabsyo, Gabiley, Hargeysa etc or may even live there but I can not understand why people report about or support a regime for the sake of it.

 

Should we not educate the masses as a priority?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Meesha dawlad baa ka jirtaanu ku niri

 

Dawladuna hadday qax go'aamiso waa in garabka lala qabtaa

 

haven't you heard the fomer REGIME where Riyaale was notorious secret service chief

 

they used to say:

 

Go'aanka golaha sare ee kacaanka wa in la raacaa ninkii ka soo horjeestana lbaatan jirow ,, so, history repeats itself Go'aanka RIYAALE waa in la raacaa ninkii ka soo horjeestana MANDHEERA

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ some people still haven't heard about saaxil and you guys are carving out even more regions ?

 

waqooyi-galbeed was split into waqooyi galbeed and saaxil .....

 

I have a question regarding this splitting up of the regions ..... is this like the American 'Redistricting' where boundaries are redrawn for political purposes in a way that will benefit one party or the other in a time of elections

 

The process known as redistricting in the United States and redistribution in many Commonwealth countries is the changing of political borders. Often this means changing electoral district and constituency boundaries, usually in response to periodic census results. This takes place by law or constitution at least every decade in most representative democracy systems using first-past-the-post or similar electoral systems to prevent geographic malapportionment.

does this benefit any party or group ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Micnihii 'gobol' qalad laga fahmay. Gobol la sameeye see u noqonee xaruntiisa kaliya hal degmo iyo laba tuulo ku wareegsan. See gobol u noqonee waxaas. Dad ama qabaa'iilo la qanciyaa la rabaa, laakiin maamus dowlad ma'aha waxaas.

 

Sideed iyo tobonka gobol u daaya Soomaaliya, taas nagu filan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

President Rayale declares the creation of Six new regions and Sixteen new districts in Somaliland

Warkii 22-Mar-2008 iyo Qormadii: afnugaalnew Desk

The President of Somaliland, Mudane Dahir Rayale Kahin today formally declared the creation of six new regional authorities and sixteen new districts in Somaliland.

 

 

 

 

 

 

According to an official communique from the Presidency, the six new regions are as follows:

 

 

Gabiley Region with the town of Gabiley as the provincial capital.

 

Badhan Region with the town of Badhan as the provincial capital.

 

Buholde Region with the town of Buholde as the provincial capital.

 

Salal Region with the town of Zeila as the provincial capital.

 

Sarar Region with the town of Caynabo as the provincial capital.

 

Odweyne Region with the town of Odweyne as the provincial capital

 

Along with the Six new Regions, President Rayale also inaugurated the creation of Sixteen new districts which are as follows:

 

The district of Haji Saleh which will be in Odweyne region

 

The district of Kalabydh which will be in Sool region.

 

The district of Wajale which will be in Gabiley region.

 

The district of Widh-Widh which will be in Buhodle region.

 

The district of Qorulugad which will be in Buhodle region.

 

The district of Go'da Weyn which will be in Sahil region

 

The district of Harasheikh which will be in Odweyne region.

 

The district of Raydab Khatumo which will be in Oodweyne region.

 

The district of Garba Dadar which will be in Salal region.

 

The district of Boon which will be in Salal region.

 

The district of Harirad which will be in Salal region.

 

The district of Las Idle which will be in Sahil region.

 

The district of War-Idad which will be in Sarar region.

 

The district of Elal which will be in Sarar region.

 

The district of War-Imraan which will be in Togdher region.

 

The district of Magalo Ad which will be in Awdal region.

 

 

President Rayale today issued a decree instructing the Somaliland ministry of Home Affairs to proceed with the process of amalgamating the new regions and districts to its bylaws.

 

According the communique the declaration of the new regions and districts will not in anyway cause delays in the voter registrations and the forthcoming elections in Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this