Sign in to follow this  
sool_boy

Indhacade is behind it .mark my words.

Recommended Posts

sool_boy   

Muqdisho(AllPuntland )-Wakaalladda Wararka ee AFP ayaa sheegtay inay Sarkaal ka tirsan Dowladda Somalia oo diiday magaciisa in ay xigato inuu u sheegay inay Labada nin ee la afduubtay ay ka socdeen Hay’adda Sirdoonka dalka Faransiiska, isla markaana lagu casuumay inay Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Somalia tababar siyaan.

 

AFP oo warbixin dheer ku qortay boga ay ku leedahay internet-ka ayaa sheegtay in ragaas aanay ahayn ayna ka shaqeeyaan hay'ada sirdoonka Faransiiska , waxaana warbixinta lagu sheegay in ay u yimaadeen dalka Soomaliya in ay caawiyaan sirdoonka oo ay tababar siiyaan.

 

Dhinaca kale, Shabakadda Wararka ee Islaam Al-yoom waxay qortay in Koox dabley ah sheegatay inay iyagu afduubeen Labada qqof ee u dhalatay dalka Faransiiska, isla markaana ay ku hayaan Xaafadda African Villaage ee Degmadda Hodan, waa sida uu Website-ka Islaam Al-yoom qoray.

 

Weriyaha Website-kaasi, ayaa sheegay in deegaanka lagu haysto Shisheeyahaasi gacanta ku hayaan Xooggaga Ururka Xisbul-islaam, waa sida uu Website-kaasi qoray.

 

Afduubayaasha ayaa la sheegay inay codsadeen lacag madax-furasho ah oo dhan Afar million oo Dollar, si ay u sii daayaan Shisheeyahaasi.

 

Afduubka ragan ayaa sida muuqata waxaa iska kaashaday ciidamo dawladda ka tirsan iyo xoogag Xisbul islaam , waxaana ay sheegteen sida AFP lagu qoray lacag madax furasho ah oo gaareysay 5-Milyan oo dolarka mareykanka.

 

Lama oga ilaa hada go'aanka dawladda Faransiiska ay ka qaadan doonto afdubka loo geystay saraakisheeda.

 

http://www.allpuntla nd.com/article/anmvi ewer.asp?a=5594&z=2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by sool_boy:

cut my head , snice cutting heads is on fashion now days among somalis.lol

Lol... I wouldn't go that far sxb...balse I will suggest that you right some sort of punishment phrase as your signature...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Who is behind it ya Juje? It sure wasn't Al-shabaab that stormed in the Hotel and took those guys nor was it HI. Feed us with the real news!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^^^^^^^^^it was government troops who were willing to sell their qaranimo and hand over the men to those who may want them for cash. plus they are from the ex MMI troops from the side of shiikh C/qaadir Cumar (interior minister) that joined the government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jaanjumow:

^^^^^^^^^it was government troops who were willing to sell their qaranimo and hand over the men to those who may want them for cash. plus they are from the ex MMI troops from the side of shiikh C/qaadir Cumar (interior minister) that joined the government.

I think if this is confirmed he should be sacked...And who cares if he switch sides as he and his militia are already supperting them, because there was a lorry full of weapons which was caught b4 it went to the insurgents and he was accused of sending it to Central Regions without thinking about that it will end on the wrong hands. I heard PM Omar said that three low level security officials were arrested but more than that should be happening.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Abwaan, he should've been sucked the day his melitia refused to don on tfg uniforms, as reported. this man is xerow who is confused,and does not know which side to be on

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by xiinfaniin:

^^Abwaan, he should've been sucked the day his melitia refused to don on tfg uniforms, as reported. this man is xerow who is confused,and does not know which side to be on

I agree sxb...he is too miskiin and can't decide on whether to be a full time minister or mucaarad...Awal bay jago uusan qaadi karin madaxa u saareen...although he is one of the honest ministers that post was too huge for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

HEHEHEHEHE.......HIZ BUL ISLAM BEHIND IT

 

NOW I HAVE MARKT YOUR WORD :D:D:D

 

 

610x.jpg LOOK AT MY BRAVE ARMY :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this