Sign in to follow this  
Rokko

Non stop celebrations in Burco, Somaliland

Recommended Posts

Rokko   

Magaalada Burco Iyo Sida looga soo dhaweeyey Doorashada C/Laahi Yuusuf

By Axmed M. Sugaal Posted to the web 13-10-2004, 20:38:58

 

Burco:-Tan iyo habeen hore waxa magaalada Burco oo ah magaalo ay ku nool yihiin in kabadan 400,000 oo qof ka dhacayey dabbaal-degyo googoos ah oo lagu taageerayo doorashada Col. C/laahi Yuusuf Axmed oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya.

 

soo dhoweyntan reer Burco ee Col. C/Laahi Yuusuf ayaad dareemeysay in laga kala

lahaa ujeeddooyin kala duwan.

 

Cheif Caaqil Axmed Adan Cabdi oo ka tirsan cuqaasha waaweyn ee beelaha Suldaan Buurmadow ayaa ii sheegay in Burco ahaan jirtay xiligii Soomaaliya dowladda keli ah ahayd magaalada ugu dhaqaalaha badan uguna ganacsi fiican Soomaaliya oo dhan, haddana ay tahay magaalo aan lahayn xarakaad baayac-mushtar, "Naga daa adeer dhowr iyo toban sano ayaannu jeel ku jirnaye, mar uun ha soo noqoto noloshii iyo dowladnimadiiye".

 

Dhinaca kale Inj. Maxamed Cali Xirsi ayaa isna ii sheegay in dadka reer Burco u baahan yihiin dowlad dhab ah oo leh haykalkii iyo haybaddii dowladnimo, waayo buu yidhi "14kii sano ee la soo dhaafay waxa aannu ku noolayn dowlad been ah oo aan jrin, geed la jaro moojaane geed dambe Burco lagama beerin 14 kaas sanadood, waddo,iskuul, wershed iyo waxtar kalena daaba"

 

Dhinaca ciidamada sarkaal dhalinyaro ah oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland kana mid ahaan jirey Mujaahidiintii SNM ayaa isna ii sheegay in uu si weyn u taageersan yahay madaxweynaha cusub ee loo doortay Soomaaliya, "Madaxweynaha cusub waxa naga dhexeeya taariikh halgan oo la yaqaan, waad ka war qabtaa in SNM iyo SDDF isku naf iyo ruux ahaan jireen, markaa ma Sarkaal sare oo halgamaa ah ayaan dhaafsan karaa daahir Riyaale oo ahaan jirey, sarkaal hoose oo NSS ah, oo reer ahaanna aan i kala xigin".

 

Guud ahaan marka aad eegto magaalada Burco waxa aad arkaysaa in taageerada C/laahi Yuusuf ay tahay mid aan qarsoonayn, gaar ahaan xaafadaha iyo suuqyada bariga magaalada oo ay degaan Beelaha Buurmadow oo xidhiidh soo jireen ah la leh Beelaha Puntland oo uu ka soo jeedo Col. C/Laahi Yuusuf oo dhowaan loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Axmed Maxamed Sugaal

Freelance Journalist

Burco, Togdheer.

 

http://www.puntlandpost.com/News.php?id=2652

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by Mobb_Deep:

"14kii sano ee la soo dhaafay waxa aannu ku noolayn dowlad been ah oo aan jirin...."

Alas, if all were as honest with themselves as this fellow... :D

 

"Naga daa adeer dhowr iyo toban sano ayaannu jeel ku jirnaye, mar uun ha soo noqoto noloshii iyo dowladnimadiiye".

True realists and nationalists those reer Burcawis... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Post that great source of fibs.

 

Interviewing some people in the streets and then claiming they represent all Burcawis is ****** .

 

Burco is home to the clans that represent the Millitary muscle of Somaliland, if this article is true then Somaliland wont exist by mid 2005.

 

But im sorry to dissapoint you that these sentiments are just inter Clan disputes and do not mean much.

Burco is also home to the Most aggressive , warlike and extremist Somaliland Nationalist

 

Lets wait and see how things unfold in the Future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

Mopp

 

 

really now brother???

 

People can you NOW see my DISMAY with this site and it's users!! Je suis vraiment @ loss.

 

Even in thier wildest dreams

 

 

facts about Burco:

 

Every Burcai is a mujahid. Just you try and bullshit these people!! Boy oh Boy.

 

Birth of the Some of the most fearsome Mujahidins.

 

Still host to almost 70% of SNM veterans

 

HOME TOWN OF DUSTY ;)

 

Dusty.

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

Mopp

 

 

really now brother???

 

People can you NOW see my DISMAY with this site and it's users!! Je suis vraiment @ loss.

 

Even in thier wildest dreams ........

 

 

Facts about Burco:

 

Every Burcawi is a mujahid. Just you try and bullshit these people!! Boy oh Boy.

 

Birthplace of Some of the most fearsome Mujahidins.

 

Still host to almost 70% of SNM veterans

 

HOME TOWN OF DUSTY

 

Dusty.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^^^^ :D

 

Edit:

When the brother above talks about sharpening his sword, he's not intending any form of violence, people. It's an old Burco tradition, that's all. We sharpen our swords in celebration.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

:rolleyes: :rolleyes:

 

Contrary to how some (looks accusing at nomads) like to portray Brucawis. We are a very diplomatic, God fearing bunch of people.

 

 

Cheif Caaqil Axmed Adan Cabdi oo ka tirsan cuqaasha waaweyn ee beelaha Suldaan Buurmadow ayaa ii sheegay in Burco ahaan jirtay xiligii Soomaaliya dowladda keli ah ahayd magaalada ugu dhaqaalaha badan uguna ganacsi fiican Soomaaliya oo dhan, haddana ay tahay magaalo aan lahayn xarakaad baayac-mushtar, "Naga daa adeer dhowr iyo toban sano ayaannu jeel ku jirnaye, mar uun ha soo noqoto noloshii iyo dowladnimadiiye".

This part is so cute. Puntland post is too funny.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

Iam not part of reer burco but man i see alot of disagreement. Why do somali fabricate things and then expect ppl to belive when it something a 2 year old won't.

 

Maybe it is a Puntland style

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

My my, such sesitivity. A simple difference of opinion is enough to rattle some folks. Would you have us believe all those in Burco are 'hardcore extremists'? Spoken, as thought it were a compliment...

 

No worries, mates. We shall win the rest of these folks over soon enough... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this