Saalax

SSC-Khaatumo military strategy is flawed 8 months on

Recommended Posts

So is Xmas. :D 

In badan ayaan halkan idinka sheegnay, fake news and propanda wax kale ma haysaan. It is good that you folks are now facing the day of reckoning. Sheeko khiyaali ah iyo Cali Harti iyo beenbeen... warkeedii waa soo dhamaaday. 

Ciidanka Qaranku halku 6dii Feb loo raray si magaaladda shacabka inay isku dhacaan loo kala ilaal iyo, ilaa maanta halkii ayay joogaan. Caasho Maxamuud, Canab Saleebaan, SiWaaqroon baraq baraq, waxba kama badalin. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Day of reckoning? You are regurgitating the same thing. Let's just wait for the many deadlines and predictions you made on this forum.

Bolaleh character looks like a butch lesbian😂

Share this post

Link to post
Share on other sites

I don't even know how butch lesbians look like. You must be familair with their looks. :D

Anyway, this is hilarious. Firs it was the United Nations, Human Rights organisations. When they hit a rock and nothing is forthcoming from International Community.

Now they kissing HSM's shoes. 

Waar walaahi aan HSM arinka Laascaanood wax ka qaban karin.  HSM muxu ka faaiidaya Farmaajo's footsoldiers? :D

image.thumb.png.cb9fb99ce5a8028f5da2d0e89b4e8832.png

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Che -Guevara said:

Don't worry, I will quote you and October is around the corner. 

October ma ilaahay baa dib kuu abuuraya.   Badhyo culus is always badhyo culus.   Dad isku dirka , munaafaqada , waxaas baad Ku fiican tihiine,  dagaal habar teed bay Ka tahay.  

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Game changer said:

October ma ilaahay baa dib kuu abuuraya.   Badhyo culus is always badhyo culus.   Dad isku dirka , munaafaqada , waxaas baad Ku fiican tihiine,  dagaal habar teed bay Ka tahay.  

What? You shouldn't log into SOL when high.

Share this post

Link to post
Share on other sites
8 hours ago, baala xoofto said:

I don't even know how butch lesbians look like. You must be familair with their looks. :D

Anyway, this is hilarious. Firs it was the United Nations, Human Rights organisations. When they hit a rock and nothing is forthcoming from International Community.

Now they kissing HSM's shoes. 

Waar walaahi aan HSM arinka Laascaanood wax ka qaban karin.  HSM muxu ka faaiidaya Farmaajo's footsoldiers? :D

image.thumb.png.cb9fb99ce5a8028f5da2d0e89b4e8832.png

Only a secessionist would find shelling of civilians hilarious. As for the rest, everything will be noted and it will be duly served.

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Che -Guevara said:

Only a secessionist would find shelling of civilians hilarious. As for the rest, everything will be noted and it will be duly served.

If you shoot from a residential area, you surely will not get a free pass. You will get obliterated in any part of the world. 

This man who is Laascaanood says it all. They are all hiding in residential buildings and don't want to venture too far out from the Googaradda haweenka. 

https://www.facebook.com/watch?v=254059367456550

Share this post

Link to post
Share on other sites

Thé  terrorists will be hunted down Xagee lugu arkay argagixisada la Iska dayo xassanka muqdisho ba waka la dagaalamaya. And u don’t find that wrong 

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 8/18/2023 at 9:42 AM, baala xoofto said:

If you shoot from a residential area, you surely will not get a free pass. You will get obliterated in any part of the world. 

This man who is Laascaanood says it all. They are all hiding in residential buildings and don't want to venture too far out from the Googaradda haweenka. 

https://www.facebook.com/watch?v=254059367456550

In that case, don't b!tch about Hargeysa and Burco next time you want play the victim.

Share this post

Link to post
Share on other sites
20 minutes ago, Che -Guevara said:

In that case, don't b!tch about Hargeysa and Burco next time you want play the victim.

Xiniinyahad  burco Ku gaadhayso iyo caasimadayada qaranka jamhuuriyada somaliland  maad wadada garowe tagta  Ku banaysatid halamash yahaw ,  we will make sure inaad dagaalkan taariikh xumo kala caraabtid, somalidu Kugu maadsato. Rabitaanka shacabka iyo dagaalku waa laba waxoo kala duwan , anaga marwalba shacabku way Naga adag yihiin. Laakiin Waxaanu doonayna in shacabku Nala arkaan how weak you are. 

Anigu gabadh hrti oo UL wadata waan Ka carari laakiin adiga ummada horteeda baan Kugu ruquusaya.   That's our policy.   Intiina aan aqoon Ruquusku waa markad nin kaa itaal yar intad qadaadka qabato ciida afka u saartid, ee uu nuuxsan waayo. 😄

ghows-DA-200529071-0a152458 (1).jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Kibirka iyo islaweynida wa lagu jabaa, xaqdarada wee kugu so laabanisaa. Diinta islaamka, ta Kiristanka, ila  cilmiga maadiguba wee sheegiyaan, macaa diinta Hindidada ee cabuuda sanabka ayaa aaminsan oo og, falka xun Aad sameysid inu kugu soo laabaniyo oo wexe dhahaan ‘Karma’. 

Laba sano ka hor ayee eheed markii aan leheen dowlada Somaliland waa iney joojiso dadkii masakiinta ee ganacsato yar ee Somalida iney ka tarxiishay magalada Las Canood iyo magaalooyinka kale. Oo tarxiilka nocaas ah ka mid yahay dambiyda waaweyn ee bila adanka Laga galo, oo macaa wax yeeliso suuqa iyo dhaqalaaha Somaloland. Lix bilood kadib sanadkii hore waa kii suuqi waaheen gubtay oo Somaliland oo dhan Laga dareemay sameynteeda, oo Somali oo dhan gurmad usoo dirtay. 

Kadib Ila January waxa ka doodinay Las Canood iyo khaladka Somaliland ka gashay iyo kusii socoto, yada oo arintu sii weynaatay oo SL kusii socotay dariiqii khaldanaa, ayee iminkana ka biloobmatay Gacan Libaax oo isbuuci hore lagu dilay toboneeyo ciidan ah oo khalkhal ku abuurtay xasiloodi iyo nabadii dalka oo dhan. 

Marka walaalayaal, arintan sida rabtid u dhig oo ka dhig macaa another fadhikudirirkii caadada eheed ee waligeed iska jirtay, oo la isku shidi jiray. Laakinse waxa ii muuqata iney ka duwan tahay oo khaladka weyn ee umad Laga galiyo Hadii Laga joogi waayo kugu so laabaniyo uun. Khaladkana Hadii wax Laga qaban kareyn, atleast afka ka diid, Hadii aanad ka hadli kareyna, niyada ka diid. wa Iga dardaaran iyo talo.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Arafaat said:

Shacabkaas in la buriyo waxa soo jeediyey odayaasha deegaan Ka lascaanod  , anaguna waanu la fulinay.  Ma jirto deegan kale oo somaliland laga tarxiilay dadkaas.   Xiligaas waxaanu adoomo u ahayn Isla dadkan maanta nagu kibray.  Waxay dhahaan noo sameeyaba waanu u yeeli jirnay , maanta laakiin xitaa qaramada midoobay nagama Dul kicin karto yaga laftooda.     Xaqna waanu Ku taaganahay.  Yaga ayey karmadu dul hoganaysa.  

32 sano waxan Ku tabcayney somaliga raba inuu sanad kusoo afjaraw xisaab khaldan baad isu geystay. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
2 hours ago, Game changer said:

Las Anod politics has changed a couple of times over the last 3 decades, in 2002 Dahir Riyaale and military was even chased out of the town. None of those times has hurt Somaliland, as the current war  and pathways chosen by Somaliland government, which is a disaster for the local people and above all for Somaliland itself.Even you cant even deny the damage of this war to Somaliland, even though you choose the futile and fruitless debates on who lost more in this conflict.

The majority of the Garaads were not even pro-Somaliland from the beginnings, second Somaliland is a government build over a period of decades while the Garaads are a clan and its traditional leaders, so secondly what is very destructive is to compare and pretend the sides are on a equal footing and start blaming the Garaads, by that alone your showcasing political immaturity. 

So coming back to your statement on the damage to what Somaliland has build up over the last 32 years and who has done damaged it.
Every single rational person can see its SL leadership choose this destructive path while it could have responded in many different ways but it choose not to.

Try to put your emotions and anger to the side for a moment and use your logic thinking, as truth and justice will eventually catch up. The sooner one realizes this the earlier one can strive to find a real solution. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.