Che -Guevara

Intense fighting underway in Barawe town

Recommended Posts

Xildhibaano ka soo jeeda KG oo war culus ka soo saaray dagaalkii Baraawe

Xildhibaanada iyo senatorrada ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeeshay xiisadda ka taagan magaalada Baraawe ee caasimadda maamulkaas.

Baraawe, waxaa ka taagan xiisad culus oo qaraxday gelinkii dambe ee shalay, kadib markii ay gudaha magaalada ku dagaalameen ciidamo ka kala tirsan militeriga Soomaaliya iyo daraawiishta Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada laga soo doorto deegaanada K/Galbeed ayaa eedeyn culus u jeediyey ciidanka xoogga dalka ee ka howlgala magaaladaas, iyagoo sheegay in 10-kii sano ee lasoo dhaafay ay shacabka reer Baraawe dhibane u yihiin ciidankaas militeriga ah.

“Weerarkii shalay ay madaxtooyada K/Galbeed ku qaadeen ciidanka SNA, waxaa masuuliyadiisa qaadaya taliyaha ciidankaas Cabdiraxmaan Cilmi Jimcaale, wuxuu qalqal geliyey xasilloonida degmada Baraawe, wuxuuna caqabad ku yahay jiritaanka maamulka K/Galbeed,” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay xildhibaanada.

Eedeynta ay xildhibaanadu u jeediyeen sarkaalkaas ayaa lagu yiri, “Cabdiraxmaan isagoo huwan shaarka dowladda wuxuu 10-kii sano ee lasoo dhaafay dhibaato ku hayey shacabka degmada Baraawe, wuxuuna sarkaalkaan ka soo hor jeedaa jiritaanka dowladnimada K/Galbeed.”

Sidoo kale xildhibaanadaan waxay bayaankooda ku sheegeen in guud ahaan gobolka Shabeellada Hoose lagu dhibaateeyo shacabka, maadaama saraakiisha hoggaamisa ciidanka SNA ee gobolkaas joogay ay isku heyb yihiin, sida ay sheegeen xildhibaanada K/Galbeed ku metela BFS.

“Waxaan cambaareyneynaa ciidanka ATMIS ee ka howlgala degmada Baraawe, waxay garoonka diyaaradaha ee degmadaas ku wareejiyeen maleeshiyaad qabiil oo sheegta SNA,” ayuu yiri Xildhibaankii akhriyey bayaanka Xildhibaanada.

Sidoo kale war-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in ciidanka ATMIS ay askari dhaawac ah ku wareejiyeen ciidanka militeriga ah ee jooga Baraawe, kaas oo goobta lagu toogtay, sida lagu cadeeyey bayaankaan.

“Dowladda federaalka waxaan ugu baaqeynaa in ciidanka militeriga ah ee jooga Baraawe lasoo qaado, kadibna laga qaado tallaabo waafaqsan dunuubta ay geysteen,” ayaa sidoo kale lagu yiri bayaanka xildhibaanada.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tooxaw  oo cay nafta uga qaaday raxweynta  argagixisada ah .  Reer waajidku horta miyaanay lahayn dad baraha bulshada uga qayliya.    

Jawaarkii oromada kale xoreeyey kuwan muxuu Ku ilaaway horta.     😄  

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

 

HORNOBSERVER.COM

MOGADISHU (HORN OBSERVER) – Lawmakers representing the Banadiri community in Somalia have raised their voices against the continued...

Int community and AMISOM are accused by natives of siding with some of the clan militias involved in the conflict. Shocking if true. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
shuss1   

The country has severely degraded in just one year. We are facing multiple crisis. Las Anod, Gedo, Barawe and now Hiiraan. 

All of these is because of this corrupt foreign stooge who was slapped by Gabre. 

Somalia will not survive him and he has to go by any means possible. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
34 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Shush, dhiiga ha isku kicin, widaay. Xasan Socdaal meelna ma gaaraayo and he already failed terribly.

Barawe has been quiet for the last couple of days.? Are they gathering men and weapons? 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, jug jug meeshaada joog waaye Baraawe. Ciidamadii Koonfur Galbeed meeshee joogeen ayee joogaan, xarunta madaxtooyada, booliiska iyo xarunta dowladda hoose. Jen. Odowaana guddi ciidamo ayuu u diray.

Isbaaristiyaasha's long-term strategy is to scare the investors who were coming to invest dekedda Baraawe, just as I said on that thread about Baraawe port. Reer Isbaariste ma jecleysan dhisida dekedaan. Their second strategy is to delay duulaankii la abaabulaaye oo kuwa afka duuban loogu saari lahaa deegaanadaas.

For all the purposes and whatnot, they never disputed markii guddoomiyaha degmada Baraawe nin ka soo jeedo deegaanka loo magacaabaaye; they never disputed hal xildhibaan inaynan ka helin 77 xildhibaanno from maamul goboleedka. Yet hadda ayee la soo shirtagaayaan anagaa degno.

Laftagareen wuu ku dhaartay inuu ciidamo badan keeni doono Baraawe. Waanwaanta uu ka war sugaayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 6/14/2023 at 12:12 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Why bother Marka aan dekad dhisan lahayn markee si sahlan ku qaadan karaan Berbera u dhow oo dhisan?

No, Reer Isbaariste ayaa mar walba ku xanto Reer Koonfur Galbeed Xabashadee macruuf u yihiin, as though iyaga shisheeyaha Imaaraadka wato aanan isarag. Ahlusunnada iyaga ahaayeen Xabashi dhistay.

Tan iyo sagaashameyadii beentaas wadeen oo RRA markee soo jabisay 1999 lahaa Xabashi na soo jabisay. Reer Isbaariste will never admit defeat. Xataa maanta haddii Baraawe laga saaro, AMISOM Xabashi ah nala dagaalantay dhihi doonaan, though Amisomka joogo meesha waa Ugaandhees.

ur small clan is not a match to their fighting force that is for sure. lets be honest 

reer garagam  cid walba way ogtahay inanay waxba iska celin karin

the xabashis want something free and perhaps a sea port in  the south  and control those traits , they want place with no governance they can claim they can neverclaim berbera or any parts owned by the northern men

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.