Che -Guevara

Intense fighting underway in Barawe town

Recommended Posts

On 6/21/2023 at 5:34 AM, Xaaji Xunjuf said:

ur small clan is not a match to their fighting force that is for sure. lets be honest 

reer garagam  cid walba way ogtahay inanay waxba iska celin karin

the xabashis want something free and perhaps a sea port in  the south  and control those traits , they want place with no governance they can claim they can neverclaim berbera or any parts owned by the northern men

 

LOL Mengiste was a benefactor of SNM (and all Somali clan rebels).

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Ciidamada cusub KG Baraawe la geeyey. Reer Isbaariste kuma farxin.

Nimaan shantaada kaa celin, sharci kaama celiyo. Sodon sano ayee ku xaar xaaraayeen meesha isbaaristiyaasha.

img-1-1687642803298.jpg

The civil war might be finally concluding.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 6/18/2023 at 7:52 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Che, jug jug meeshaada joog waaye Baraawe. Ciidamadii Koonfur Galbeed meeshee joogeen ayee joogaan, xarunta madaxtooyada, booliiska iyo xarunta dowladda hoose. Jen. Odowaana guddi ciidamo ayuu u diray.

Isbaaristiyaasha's long-term strategy is to scare the investors who were coming to invest dekedda Baraawe, just as I said on that thread about Baraawe port. Reer Isbaariste ma jecleysan dhisida dekedaan. Their second strategy is to delay duulaankii la abaabulaaye oo kuwa afka duuban loogu saari lahaa deegaanadaas.

For all the purposes and whatnot, they never disputed markii guddoomiyaha degmada Baraawe nin ka soo jeedo deegaanka loo magacaabaaye; they never disputed hal xildhibaan inaynan ka helin 77 xildhibaanno from maamul goboleedka. Yet hadda ayee la soo shirtagaayaan anagaa degno.

Laftagareen wuu ku dhaartay inuu ciidamo badan keeni doono Baraawe. Waanwaanta uu ka war sugaayaa.

Reer Isbaariste failed once again. Injineeradii dekedda dhisi lahaa shalay la geeyey Baraawe.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Reer Isbaariste failed once again. Injineeradii dekedda dhisi lahaa shalay la geeyey Baraawe.

 

Our brothers in Awdal need something akin to this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.