Che -Guevara

Intense fighting underway in Barawe town

Recommended Posts

Degmooyin badan Koonfur Galbeed ka mid ah ciidamada deegaanka la geeyey oo dagaal qorsheysan ayaa la rabaa la qaado bisha toddobaad from sadex jiho - Baraawe, Xuddur iyo Diinsoor/Qansaxdheere.

Officials in higher positions in federal government ayaa rabin inay taas dhacdo, marka waa in la mashquuliyaa ama cilad kale lagu furaa ciidamada deegaanka ku sugan Baraawe. I don't think it will work.

It is also the last hope of the vanquished Reer Isbaariste wearing national army dresses, but a true militia in essence. They thought it was business as usual by trying to bully the local officials. However, Laftagareen brought thousands of his own ciidamo Daraawiish la dhaho to Baraawe in the recent months. RRA cusub ayee baran doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It seems like a gasp. They are sending troops to Garbahaarey as well to please Madoobe who will double cross them in no time.

It's worthy noting HSM own sub-clan decide not to indulge him and Mahad Salad. And SNA has chunk of reer SW.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

What is the root cause of the conflict? is it a land grab?
I do not know much about Sh. Hoose other than the ancient coastal cities of Marka & Baraawe?
Any detailed topographical map? What could you tell me about it i.e. other major cities, infrastructure, population size, clan concentration, and in which districts, pre 1974, pre 1991, and now?

Share this post


Link to post
Share on other sites
41 minutes ago, Illyria said:

What is the root cause of the conflict? is it a land grab?
I do not know much about Sh. Hoose other than the ancient coastal cities of Marka & Baraawe?
Any detailed topographical map? What could you tell me about it i.e. other major cities, infrastructure, population size, clan concentration, and in which districts, pre 1974, pre 1991, and now?

There is no root cause. Ciidamo beeleed tan iyo waagii Indhacadde iyo Dhuxuloow - the Reer Guriceel warlord that ruled Baraawe from late 1990s to 2006 - ayaa maanta shaati ciidamado dowladeed wato, Baraawena ka quusan. They were triggered by Laftagareen ciidamo aad u badan keenay Baraawe oo garoonka iyo madaxtooyada iyo xarunta dowladda hoose ilaalinaaye.

The ciidamo-beeleed-cum-dowladeed daan daansi ayee wadeen until la isku dhacay, ka bilaabatay la yiri Afmaay iyo Afmaxaa lagu hadlaayo.

Sarkaal hoggaaminaaye ayaa habjabaad bilaabay, ciidamadii isagtaagan. Markaas damcay bistooladiisa soo baxsado. Intuu soo baxsan la toogtay, meeshana ku dhintay. Xabadii meesha ka bilaabatayna sarkaal kale isla iyagii ah ku dhintay. Dib u gurteen, xaruntooda tageen, isa soo hubeeyeen, markaas sartii madaxtooyada oo ciidamada Koonfur Galbeed dhufeys u ahaa ayee xabado kala joogsi ahayn ku wadeen.

Ciidamadaan beeleedka waa hal reer jufe hoose kaliya waaye, jufada Mahad Kawaanle, intaas oo sano agagaarka Baraawe joogo, isbaaro u taalo, wax ay qabtaana ma leh, magaalada ma ilaalinaayan oo AMISOM ayaa ilaalin jirtay. Meesha baad iyo gardarro u joogaan, kamana amar qaataan Jen. Odowaa. They think they are now empowered because dowladda Xasan Socdaal iyagaa dilaal ka ah oo wato.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

About degmooyinka iyo sida loo kala deganyahay. Waa gobolka ugu degmo badan Soomaaliya, waana:

Afgooye (Reer Afmaay ayaa dhanka waqooyiga wabiga xigo dego)

Awdheegle (Waa Reer Afmaay)

Wanlaweyn/Daafeed (Waa Reer Afmaay iyo reerka geelka jecel oo banaankeeda dego)

Qoryooleey (Reer Afmaay)

Marka (Reer Maxaatiriga biyaha magacooda yahay iyo Reer Marko)

Baraawe (Reer Afmaay iyo Reer Baraawe)

Kunturwaareey (Reer Afmaay, reerka dego Baraawe intana dego)

Janaale (Afmaay iyo Afmaxaa)

Sablaale (Afmaay iyo Afmaxaa)

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

According to that study our brothers hwiye and biimaal are the major players of this region.    And we  both subscribe to the SNA .  Jiido and garre (quranyaw) should also join us ,.   This fake raxanwayn Clan must be dismantled  otherwise the fqsh clans will use against us..   We take back macalinwayne who are Isq (They live in gedo)   , jiido cali madaxwayne and quraanyaw are also Dir.

 

Hawiyaw cadcadka iyo jareer ta uun inoo kala qaybiya wixii cadcad qaata , wixii jareer wayne ahna waxna noo daaya waa biimaale  , waxna qaata.   Waxna hala taageero.   These communities are very productive we have to respect them and protect them.   Dadka inta kale birta Ka asla.    Isssq forces Will operate this fertile region ofcourse with the collaboration of hawye. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

About degmooyinka iyo sida loo kala deganyahay. Waa gobolka ugu degmo badan Soomaaliya, waana:

Afgooye (Reer Afmaay ayaa dhanka waqooyiga wabiga xigo dego)

Awdheegle (Waa Reer Afmaay)

Wanlaweyn/Daafeed (Waa Reer Afmaay iyo reerka geelka jecel oo banaankeeda dego)

Qoryooleey (Reer Afmaay)

Marka (Reer Maxaatiriga biyaha magacooda yahay iyo Reer Marko)

Baraawe (Reer Afmaay iyo Reer Baraawe)

Kunturwaareey (Reer Afmaay, reerka dego Baraawe intana dego)

Janaale (Afmaay iyo Afmaxaa)

Sablaale (Afmaay iyo Afmaxaa)

Any truth in Habasha wanting to take ownership of Marka port, and develop it for their own usage, and with the blessing of the SW leadership? And build a station for their recently created Marine force?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Illyria said:

Any truth in Habasha wanting to take ownership of Marka port, and develop it for their own usage, and with the blessing of the SW leadership? And build a station for their recently created Marine force?

 

Why bother Marka aan dekad dhisan lahayn markee si sahlan ku qaadan karaan Berbera u dhow oo dhisan?

No, Reer Isbaariste ayaa mar walba ku xanto Reer Koonfur Galbeed Xabashadee macruuf u yihiin, as though iyaga shisheeyaha Imaaraadka wato aanan isarag. Ahlusunnada iyaga ahaayeen Xabashi dhistay.

Tan iyo sagaashameyadii beentaas wadeen oo RRA markee soo jabisay 1999 lahaa Xabashi na soo jabisay. Reer Isbaariste will never admit defeat. Xataa maanta haddii Baraawe laga saaro, AMISOM Xabashi ah nala dagaalantay dhihi doonaan, though Amisomka joogo meesha waa Ugaandhees.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.