Sign in to follow this  
AYOUB

Ciidamadda Ethiopia Oo Gudaha Usoo Galay Degmadda Buuhoodle

Recommended Posts

AYOUB   

Ciidamadda Ethiopia Oo Gudaha Usoo Galay Degmadda Buuhoodle Ilaa Haatana Ku Sugan Lana Wareegay Maamulka Saldhigii Booliska

Somaliland.Org — London, UK — 21 September, 2007

London (Somaliland.Org) Afar baabuur oo nooca loo yaqaan Landover ah oo ay saaran yihiin rag dhalinyaro ah ayaa habeenimadii xaley waxaa lagu qabtey degmada Buuhoodle ee Togdheer.

Gawaadhidan oo aan la aqoon halka ay si rasmi ah uga yimaadeen ayaa waxaa lagu qabtey laba ka mid ah gudaha magaalada Buuhoodle halka labada kalena laga soo qabtey banaanka magaalada, waxaana gacanta ku haya ciidamada Booliiska ee degmada.

Warar ka imanaya degaanka Buuhoodle aya waxay sheegayan in ciidamadda Ethiopia ay soo dalbadeen in gacanta loosoo geliyo afartaas baabuur iyo raga la socdaba.  Hase yeeshe in ciidamadda Ethiopia markii danbe ay gudaha usoo galeen degmadda Buuhoodle, halkaasna raggii ka kaxaysteen. 

Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamadda Ethiopia ilaa haatan ay ku sugan yihiin gudaha magaaladda Buuhoodle. 

Degmadda Buuhoodle ayaa waxay hoos timaadaa gobolka Togdheeer.  Ilaa haatan ma jiro war cad oo xukuumadda Somaliland kazoo saartay arrintan.

War waxii kazoo kordha arrintaasay gudaha usoo galeen tuuladda Buuhoodle iyaga oo dalbanaya in nimankaas iyo gawaadhidodaba gacanta loo geliyo.

© Somaliliand News Desk 2007

 

...........

First read it at waagacusub but thought nothing of it since no-one else was reporting it. Might turn out to be Daahir & co scoop of the year....

 

--------------

CADDE MUUSE::  ((HADII AYDAAN REER BUUHOODLOOW NIMANKAAS & WAXAY WATAANBA KU WAREEJIN ITOOBIYAANKA IDINLA JOOGA WAXAA DHACAYSA IN IDINKA LA IDIN WEERARO OO BUUHOODLE GUBTO))

http://jidbaale.com/fullpage

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Does this reportedly tragic incident have some thing to do with Yesterday’s reported skirmishes in Laaska? Who’s being sat up here?

 

consider that Ethiopia is the Master of the top boys on both admins…

 

Ps—lol@ Tuulada Buuhoodle…

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Ethiopia iskama soo galin ee waxa u yeedhay dadka deegaankaas oo raba ina kalsooni ka helaan Ethiopia. Nimanka la qabtayna waa niman usiday saanad military jabhada ONLF, hubka wuxu soo dhexmaray jiida beesha Sanaag Bari iyo Sool.

 

Waana wax aad loola yaabo in rer Buuhoodleh kalsooni ku raadsadaan qabashada nimankan. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Suldaanka, Runtii waa wax laga yaqyaqsoodo haddii hadalka sidaad u dhigtay run yahay, taasina waxay ku tusaysaa sida dadnimaddii soomaalidu maalinba maalinta ka danbaysa uga sii darayso.

 

Intaa ka dib waa inaynu Reer Sool amaba Reer Buuhoodle ku amaannaa inay ku guulaysteen inay ka mid noqdeen raacyaddii ugu danbeeyey ee wadaninimadda cagta hoosteeda geliya, waa haddii warkaad sheegtay run yahay, maadaama maamulkaaga Somaliland uu isagu hore ugu talaxtegey in masaakiinta uu Ethiopia u qafaalo, si ay kalsooni uga helaan Senawi. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

waa inaynu Reer Sool amaba Reer Buuhoodle ku amaannaa inay ku guulaysteen inay ka mid noqdeen raacyaddii ugu danbeeyey ee wadaninimadda cagta hoosteeda geliya,

:D:D:D

Oki then ...bravo to youu!

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Degmadda Buuhoodle ayaa waxay hoos timaadaa gobolka Togdheeer."

 

Both Sland and Pland have renamed southern togdheer as Gobalka Cayn, the fact that they got that wrong tells you what kind of journalist is reporting this incident. What did you people think SSC stood for.

 

These people did not come through Sool and Sanaag but through SLand. had they came through Sool or Sanaag, they would have been captured a long time ago. They were not going to the ONLF but were either headed for LA or Mogadishu. It was not the locals who handed them to the ethiopians but the puntland administration of buhoodle. infact the elders instructed the administration to send them to garowe from which the puntland government, which was telling buhoodle to give the six (Six not four) guys to the ethios, could do what ever it wanted with them. Puntland told the elders that there is no need to send them to garowe but to simply hand them over. whats not clear is if the puntland government, the buhoodle administration and the elders did or did not come to an agreement before the ethios came in and they were handed over.

 

Whatever happened, one thing is clear: Dowladiids, nabaddiids and Somalidiids should be careful, the ethio-somali governments will get you no matter where u r.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhalinyaro ka ganacsata qalabka baabuurta oo lagu wanjalay magaalada Buuhoodleh

 

Buuhoodleh (QRN)-Ciidamo Ethiopian ah oo ku hubayasan gadiidka dagaalka ayaa xoog ku soo galay Maanta Magaaladda Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ciidanka Ethiopianka ah oo ka yimi dhanka Wardheer ayaa soo galidooda Buuhoodle ka danbeysay kadib markii maalinti shalay

 

Ciidanka booliska Buuhoodle qabteen 4 gaadhi oo ah Landrover siday qalabka gaadiidka ee Iskaraabka loo yaqaan kuwaso la sheegay inay ka yimadeen dhanka Magaaladda Burco kuna sii jeeden dhanka Magaaladda Muqdisho isla markaana ay wateen dhaliyaro ka soo jeeda Koonfurta Somaliya.

 

Qalabkii iyo Gadiidkii ay wateen kooxdan Dhalinyarada ah oo sheegay iyagu inay yihiin ganacsato ka shaqeeyay qalabka gadiidka ayaa waxa xabasiga Buuhoodle u taxaabay Ciidanka Booliska ee Deegnaka waxan halkaas lagu hayay ilaa maanta markii ay halkaas yimadeen Ciidamo Ethiopian ah saaka waabarigii kuwaso dalbaday in lagu soo wareejiyo nimankan iyo gadiidkoodaba , arintaas oo ay ka biyo diiden Odayaasha deeganku waxa ay odayaashu sheegen in iyagu ay wixi xukun ah ku fulinayaa kooxdan haday danbi galeen balse aanay u dhiibaynin Ethiopianka arintan ayaa waxay sababtay in ciidan dheerada ah oo Ethiopian ah soo gadho Maagaaladda kuwaaso ka kala yimi Wardheer iyo Gaashamo isla markaana ay xoog kula wareegen Saldhiga Magaalada oo ay ku jiraan Nimankani, wararka ugu danbeeyay ee goobtaasi ka imanayaana waxa ay sheegayaan in ciidamadaasi ay hada la wareegeen dhalinyaradaa iyo qalabkii ay siteenba loona qaaday dhanka Itoobiya oo la filaayo in xagaasi lagu waydiiyo su'aalo, xaga ay warar kale sheegayaan oo cadaynayaan uun in dhalinyaradaasi oo qudhaata lagu wareejiyay ee baabuurtii ay wateen iyo qalabkoodiiba ay kaga tageen magaalada Buuhoodleh

 

Sido kale wararka laga helaayo dhanka Puntland ayaa sheegay in Cadde Muuse iyo Ku xigeenkiisu Xasan Daahir Afqudhac ay aad u doonayeen in nimanka loo dhiibo Ethiopianka isla markaana ay xidhiidh badan la soo sameeyayn Buuhoodle sidi nimanka loogu gacan galin lahaa Ethiopianka balse laga diiday markii hore Magaaladda Buuhoodle ayaa hada xaaladeedu caadi ku soo laabatay waloo ay jiraan dadweyne si weyn uga soo horjeeda hawlgalkan Ethiopianka, ee maamulka Cade Muuse ay ragaasi ganacsatada ee socotada ahaa ay ku wanjaleen, taasi oo markii hore buuq iyo sawaxn xooga ka abuurtay magaalada Buuhoodleh.

 

 

Ayaamahnba maamulka Cade Muse waxa uu da'daal ugu jiray culayska kacdoonka ah ee ka haysta magaalada Laascanood ee ay ku kaceen dadka deegaanka ahi in uu ku tilmaamo arimo argagaxiso taasi oo ah waxba kama jiraan iyo jiho habaabin uu ku samaynaayo kacdoonada ay wadaan maleeshiyo beeleedayada isaga ka soo hor jeeda ee uu dhulkooda xooga ku haysto, taasi oo ay ilaa hada oogantahay colaada u dhaxaysa maleeshiyo beeleedyada iyo kooxda Cade Muuse ee uu saldhigoodu yahay magaalada Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

The scums in the south were done with...weakened at least...now its time for them scums in the North to b taught a lesson...an intensive dose of Tigrinian lesson...

 

bowayaal, bayoyooin, ilma adeer, hunooyin, dee ka xabxaabsha dee

Share this post


Link to post
Share on other sites

"The scums in the south were done with...weakened at least...now its time for them scums in the North to b taught a lesson...an intensive dose of Tigrinian lesson..."

 

I couldn't have said it better, scum will be dealt with where ever they are.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tahliil:

The scums in the south were done with...weakened at least...now its time for them scums in the North to b taught a lesson...an intensive dose of Tigrinian lesson...

 

bowayaal, bayoyooin, ilma adeer, hunooyin, dee ka xabxaabsha dee

Waa laga roonyahay inaa saan dhahdid. This is advocating hatred, especially against your own Soomaali brothers.

 

Haddaa Xabashi isku dhiibtay, Soomaali nool ayaa jirto wali isdhiibin.

-----------

 

Aawey labadii so-called "maamul goboleed" ee Waqooyi iyo Bari meesha isku qab qabsado mar walba. Xee shib ugu yihiin Xabashadda "xuduud" beenaadka kasoo tilaabsaday, dhalinyaradiina afduubtay? Eebbe knows how tortured they are today masaakiintaas walaalaheena ah.

 

I can almost picture the reaction if one of those maamul ku sheeg in Waqooyi's or Bari's leadership reached in Buuhoodle. The quuqda iyo qeyladda ka dhici lahayd meesha, if not senseless war, too.

 

This is the lowest ebb for Soomaalinimo and Soomaaliya. Midba midka kale ku qoslaayo, ugu dhoolacaddeynaayo the misfontune of their own brothers marba midkee Xabashi u jeestaan.

 

Odeyaashaas dhalinyaradda ku xiray saldhiga iyagaa ka masuul ah waxaan, haddeeba ogyihiin inay Xabashi iska difaaci karin, sababtee u xirayaan ayaan kasi waaye, haddee hub u wadaan xataa jabhadda xaq u dirirka ee Soomaali Galbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wat goes around comes around! they all scums.. but the scum that stinks to most high, is tfg scums..! i wonder wat their grave will say... THE SCUM OF ALL SCUMS!!

 

anyway, this should confirm that there aint no more somali independent entity... but every duli so called somali enclave is an amxaar puppet shyte.

 

well basically these guys were handed over to amxaaros where las anod soldiers who were run to sland..! las anod is between a rock and a hard place. they wanned to worked out with their clan brothas in pland. But since their is ill feeling between the 2, they ran to sland which has no sympathy for them!

 

so basically, homies were sold to the amxaaros since they got no where to hide!!

 

sad day in las anod!! my somali ppl are suffering there big time!! my full support is with them. and Ishah Allah they will win and be free.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Waa laga roonyahay inaa saan dhahdid. This is advocating hatred, especially against your own Soomaali brothers.

 

Haddaa Xabashi isku dhiibtay, Soomaali nool ayaa jirto wali isdhiibin.

MMA I was simply showing my disgust towards those Somalis who immorally thought that the Tigrinyan boys have high and better standards for them...both...those who were collaborating with them and those who were sitting by indifferently in the Genocide season of January and March and April and September and erroneously calculated the intentions of the Tigrinyan criminal plan...

 

Those are the scums am talking about and they are found everywhere (north, south, east and west) bro...And as a shocker as it may sound, a couple of them have already been located in our midst here...in SOL...led by their blind support of qabiil iyo misguided sense of history...

 

Indeed...what goes around comes around...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

[QB] ^^Does this reportedly tragic incident have some thing to do with Yesterday’s reported skirmishes in Laaska? Who’s being sat up here?

 

consider that Ethiopia is the Master of the top boys on both admins…

 

QB]

If what's on widhwidh is anything to go by, I say hargeysa boys can being set up, but the obvious objective is to have Ethio military presence in all of Somalia, and Pland's admin is willingly helping the tigrays to that end. web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this