Sign in to follow this  
Tuujiye

2004 SOL NOMAD Awards.......

Recommended Posts

Diamante   

Diamante,

 

Eedo, midhaa adigaa waxaaga ila hadal ah oo af-jini laga dhigay. Fiiri, nin ganacsado oo aan waqti ka dhicin ma maqashay waligaa, lacagtana toosh ku raadiyo meesheey gasho? Haa hadeey tahay jawaabta, waa aniga. Hadaba, meeshaan lacag ma taalo, maxaa iigu qasbee inaan meeshan soo galo marwalba oo waqtigeyga dahabka ah ku lumiyo.

 

Eedo, raali ahow, hadaa shaqo rabtid ila socodsii waxaa hada naga banaan boosas ah sida xisaab-dajinta, suuq-geynta alaabaha aan warshada kasoo saarno. Ciyaar maaha runtii, ee fadlan iisoo *** "resume" iyo waayo-aragnimadaada oo kooban.

 

Insha allah, waxaan kuu rajeynayaa inaad noqotid qof waxtar leh oo nala shaqeysta. Privite-ka kusoo qor wixii warbixin iyo meesha lagaaheli karo, sida email, iyo fax. Fadlan phone number kaama rabno hada, sidaas nooga raali ahow.

 

Ganacsade Alleubaahne

Muqdisho, Somalia

(Ganacsiga soo dajinta iyo dhoofinta Alaabaha warshadeysan)

meeshaan lacag mataalo miyaad dhahday?...yaaba kugu yiri lacag kasoo raadso meeshaan...middeedi kalena shaqo raadis ma'ihi walaal, mid aan aaid iyo aad ugu kalsoonahay ayaan heysta, marka taada iska heyso...haddi kale maa SOL ku-post gareysid positionka banaan...maybe kuwaad kusheegeysid shaqo la'aanta ayaa kusoo jawaabidoona.

 

Khalas hadda, waan iska kaa deynayaa...waqtigaada uu "dahabka ah" marabi inaan kaasii lumiyo

 

istacajib

Share this post


Link to post
Share on other sites

ORGILAQE, IYO Mr. Baro,

 

Kaalaya hadii aan dadka shaqo ugu yeeraayo adinka shiid iyo baagamuundo ayaad ugu yeereysaan soo maaha iyo meel cidlo ah ineey gabdhaha waqtigooda ku lumiyaan, hadhoowna aad been usheegtaan!?

 

Waxaas waa laga fiican yahay ee dadka ku guubaabiya ineey shaqeestaan, oo xoogooda iyo muruqooda maalaan. Mise waxaa rabtiin in sidiinoo kale dadkoo dhan shiid noqdaan, meeshaana la iska fadhiyo? naga daaya nimanyahow mideeda kale arintaan ah goboleysiga, aniga xamar waxaan ugu doortay ganacsigeyga meesha lacag iyo suuq baaxad weyn leh ayaa yaalo, BAKAARAHA.

 

Marka iga daaya makarafoonka aad iga daba wadataan, haye dhaha :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by QUANTUM LEAP:

Alla-Ubahne dont worry bro keep working hard and maybe just maybe you could get into the good grace of the so called unemployed.
;)

Thanx indeed brother Supersonic Quantum Leap Runner, ehehe :D , your wishes are seriously taken here. In fact, am thinking about retiring prior my turn in 40's, so for now on, I've fourteen good years ahead of me, Allah Willing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

My aunty's favorite phrase was "i arkaay i maqla"

This whole dialogue reminded me of that, now aint that funny?

 

We now at least know who to nominate for (worst?)employer of the year :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

dawwaco maa iga leexatid intaa iga deysid maahmaahda aad iigu maahmaaheysid eedadaa. eheheheh :D:D:D Ar tan waa iga qoslisay runtii, ilaahoow adaa noo maqan, ganacsigeygii dhamaa ayaa laga dhigtay sheeko iyo shactaro.

 

Waxaan dhaho ma aqaani, waxaa moodaa meesha iney u badan yihiin dad ceernimada il ka gartay. Kaalay dawwaco, abaa microphone speaker markaa aragtay maa waxaa kugu soo dhacay sida anigoo leh, "I MAQLAAY I ARKAAY" ehehehehehe, gacan kuu taagay adiga iyo eedadaa.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanx indeed brother Supersonic Quantum Leap Runner, ehehe , your wishes are seriously taken here. In fact, am thinking about retiring prior my turn in 40's, so for now on, I've fourteen good years ahead of me, Allah Willing.

 

 

No wonder I am talking to a little Boy!!!

 

Go on go play with the littlerns

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaalay soo ceeb ma aheyn nin rag ah in yaraanta lagu yaso? Sidee wax u jiraan ma dhaqankii ayaa laga tagay............ gaaladaba sida jirto qaarkood iskuma yasaan yaraanta, mise xaajadu anaan garan ee ninku waa ORGILAQE, EHEH :D

 

II BAASHAAL ABTI

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaalay soo ceeb ma aheyn nin rag ah in yaraanta lagu yaso? Sidee wax u jiraan ma dhaqankii ayaa laga tagay............ gaaladaba sida jirto qaarkood iskuma yasaan yaraanta, mise xaajadu anaan garan ee ninku waa ORGILAQE, EHEH

 

Mar aad gaal soo qabsatid iyo mar oo aad shinees soo qabsatid Somaali wax kamataqaanid miyaa.

 

Adeer orod oo weysada iikeen

weynow weynow weynow :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

loool@alleubaahne eedo ma eheen wixi sas ku maah maahay, habiyar eey eheed :D

 

Mideeda kale neh fuundi maad eheed? Somalia ganacsi kale ka jira maba lahanee. Ama waxaad dhalooyin la isticmaale u biyo raacisaa shirkada coca cola oo laga furay?

 

Toosh aanba kaa dabo qaatee, nin canshuur bixinin oo lacagta oo tuugo nimada kusoo shaqeeyay busness ka dhistay soo dad ceeyr qaato u yasi karaa ;)

 

I'm juts jokin bro, resume me aqaaniyee can u give me a shaqo on good faith icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

dawaco,

 

Adiga shaqo waan ku siin lahaa runtii, laakiin waxaa balaayo ku dhigtay caqligii ayaa kaa baatay, marka waxaan aad uga baqay inaad agaasimayaasha noo shaqeeya ee raga u badan naga shukaansatid, hadhowna howlihii kala joogsadaan, ileen nin dawaco caqliga ka xaday ma shaqeen karee! smile.gif

 

Si kastaba ha ahaatee, waxaan isku dayayaa inaan si kumeelgaar ah kuu shaqaalegalino si aad lacagta nooga soo aruurisid dadka dhibka badan oo ey deenta nooga maqan tahay. Waxaan filayaa inaad handadaada iyo bootada ku fiican tahay, mushaarkaagana wuxuu noqon doonaa 'commission' oo boqolkiiba 45 ah waxaad keentid lacagahaas.

 

Inta ka horeysa, cidna ha usheegin arintaas waa aniga iyo adiga afkeenana waa isku amaano. Wixii su'aalo ah dib iigu dhig privite-ka, waxaana kuu rajeynayaa inaad intaas ku qanacdid, dhibkana iga deyso, eedana/habaryar igu salaan mideey ahaataba.

 

:D

 

Ganacsade Alle-ubaahne

Title, Agaasinka guud ee howlaha warshada,

Headquarter, Mog. Somalia

Address, 12 Jidka magac laawe, xaafada xamar iyo afgooye dhexeed kutaal, yg21, SOMALIA.

 

1-800-ALE-UBNE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

By:Alle Ubaahne.

Am glad that am not in anybody's list, since I guess the award-winners are all unemployed and spend most of their precious times here for exchanging their simple views.

....lol..

 

sxb take a look at the last two pages..lol..talk about shaqo la'aan..

 

waraa aniga iyo ciyaalka xaafada ayaa kuu soo fikiri doonaan a nice award for you....

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by wiilo

saaxiboow saanna maxaa waaye aniga waligeyba iskuma maleynin in aan is mooday waxaanan aheyn. Haddii sida runta ah loo macneeyo qoraalkaaga mac nahiisa waa sidaa sxb. Marka aniga waxaan kaa rabaa "Explanation" as to why u said I am.

 

abaayo macaan waxba ha iga xanaaqin, waxaan kaftan lee iga aheeyd, wixii niyadeeda ku soo dhaco aan iska qoraayey, i didn't intend anything of it abaayo....hadaan kugu xad gudbayna aad iyo aad iiga raali noqo..xaalna ha laiga qaado..100 masaakiina waa afur siina abaayo...

 

posted by gediid

Checkmate

Waar aduunkan bal eega.Incase you didn't notice I'm keeping score and tis is the 2nd time.Yaanan shakiyey ee la soco.....

 

My brother, after you wrote that, i felt what i wrote might have been somewhat a "girlyman" move, but my intend was purely to satisfy the ladies who thought of you as handsome...but sorry if i offended you brah...as Hanz and Fraz from SNL would say "hear me now and smell me later" :D:D

 

posted by Horn

Checkmate does this have to do with the "Student Talk" section...

LOOOL maya maya abti, abtiyaasheey waa boqoro, ma anaa meel idiin kaga dhici kara, see weeye :Dicon_razz.gif

 

posted by legend of Zu

Orgiyaasha SOL: adi iska bilow - Checkmate..hehehe

walaalkiis Am honoured..thanx much :D i have always wanted to be "Orgi" for some strange reason :D

 

posted by jacelybaro

haye haye . . . Goormaan ku qiyaanay ???

 

Amazing .............

 

Yaa xabiibi, da'adii iga yareeydeey, walaalkeey aan jeclaayoow, ma aadan i qiyaanin, nin wax qiyaanana ma tihid, eega iga raali ahoow hadaan kugu xad gudbay aboowe...you know i ain't got nothing but looofis for you..

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this