Sign in to follow this  
Tuujiye

2004 SOL NOMAD Awards.......

Recommended Posts

Tuujiye   

maya waa iska heesan kartaa...ani wax la igu tuug tuugo waa ka baqaa..shaki aa shimbiroo camal iigu soo dagto...

 

p.s..bariis miyaa mise baasto?

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Nafta Gacalka maxaa waaye cuntada wiilasha lee aad u offer gareyneyso :confused: Aaway gabdhaha cunnadoodii come on, no invitation for the girls??

 

 

:mad: :mad: :mad:

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa wareeeeeeeeeeeeeeey ,,, xoogaa uun baan yara seexday ,, waxaan arkay yartii Wiilo oo inta la isugu tegey la isu soo bahaystay,,,

 

Arooska maxaad ka rabtaan ,, waa sir annaga noo gaar ah ,, maalinta lagu dhawaaqo in la isu imanaayo qofkasta invitation card kiisa fadhigaa loogu keenayaa ee qaylada iyo waa goorma da iska dhaafa ,,,,,,,

 

Tuujiye & Nuune, fadlan iska casheeya hadii Nafta ay idiin casho karisay,,, waa ceeb qof ku sharfay inaad dhahdid musbaar buu ku darayaa ,,,

 

Wiilo, xagaan u soo yara bax waan faqaynaaye sheeko fiicanaan kuu hayaaye ,,,,, smile.gif;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by jacelybaro

Wiilo, xagaan u soo yara bax waan faqaynaaye sheeko fiicanaan kuu hayaaye ,,,,, [smile] [Wink]

hooy hooy ar xaad ka faqee ood ula faqee willo, ooo xay sheykadaada ku falee, ar igaaryaho na mood aan ku niri, ar wiilo, argaarkaan waxaas so wado iyo wabiga yaa weeyn ay kula tahay ariireey..

macbuudka maanyada moose ar i kor buub aan ku irri, jecelybaro aa la iyiraahdaa uus iyiri, aan kula faqo uus kuugu xijiyey...macbuudka :D:D:D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

haye haye ,,,, Check ,,, maxaaa dhacay,,

 

Waxaas oo dhan maseyr muu ka bilowday mise ???

 

Wiilo ha kuu timaado hadii ay basbaas indhaha kaaga shubi waydo ,, waad arki doontaaye ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

P.S. bariis miyaa mise baasto?

wax kudhaafo dhadhan maleh waliga ma maqashay????....casho fiican ayaa kudhaaftay...left-overskana dad kalae aa ku sadaqeystay

 

Wiilo loool...tiina waa cawa 6 o clock,

hunguriween yashaan, cuntadi bay na'iga booween. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooool Nafta,,, runta sheeg adiga maa ku yareeyay mise iyagaa hunguri weyn ,,,

 

horta Tuujiye waa lagu yaqaan oo waagii aan wax wada cuni jirnay ma badsan jirin 5 goor oo keli ah buu cashayn jiray ,,,, :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhe bal annagaa yaab aragnay,

 

 

Wax yar baan maqnaa (Assignments baa igu dhaganaa) kolka aan soo noqday uun baa arkaa "Wiilo" this "Wiilo" that, waa maxay dee sidatan?

 

Nafta haddii aad "Casho" ii haydo isii haddii kale wiilashaada iska siiyo.

 

 

Jacaylbaro hurdaa ku jirtaaye hurdada ka toos! Aroos baaba kaa dhumee.

 

Kuligiin haddii aan "Ijeceshihiin" heedhaha "Arji" ii soo qorta kuna soo Hagaajiya Nafta haddii ayadu ay tiraahdo ama qofka ay Approval u samayso uun baan aniga la hadlayaa.

 

Nafta please don't let them talk to me :D (joke) kaftan weeye intaana. Waxaan rabaa kolkii aad aqrisaan inaad "Qososhaan" oo Camal xumada markaa idin hayso ay idinka bado. :D:D:D:D

 

Waa "Wiilo" oo idin leh love y'all.. :D

 

Go figure:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this