Sign in to follow this  
Ibtisam

Troll, Shah and Sheeko

Recommended Posts

Tuujiye   

lol@ Galaada.... waraa somalida dhan maxaa raacshay Arsenal? Tacsi aa ka jirtay toronto maalintaas ka waran...

 

Showqi adna Gooner maa taageertaa lool...majirtaan....

 

 

maanta reer Canada lee soo jeedaan yaah..abkee dhoorayaal aa meeshaan isku salaami jireen ee maxaa ku dhacay?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   
Tuujiye , I love Soccer sxb.I got no time lately. Busy working :mad: But I will make time for the world Cup :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^lool I don't think in uu jiro nin iga shaqo badan laakiin hada kabacdi iinsha allah wiligey waqti uma weynaayi football saaxiib.... the only time I took off was in ta aan Edmonton xamaali ugu maqanaa lool iyo intaan iska ridaaye muruqa calaasha iigaga fakaday lol... but make time sxb walaahi caafimaad waaye...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Runtaa waaye sxb. Banooni caafimaad iyo nus waaye. Dadka aniga amaan iyo nabadgalyo weey iga helaan. Laakiin markeey Banooni noqoto, qof iga xaasidsan oo iga dhib badan ma jiro. I loose all my aggression and frustration on the ball. I play fair though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

^Banooni this banooni that... men are so BOOOOOORING! icon_razz.gif

 

Where are the girls?

 

I have been listening to an 80s music radio station and now I have to fight the urge to buy leg warmers and big hoop earrings :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Cara.:

^Banooni this banooni that... men are so BOOOOOORING!
icon_razz.gif

Cara , sorry I thought we were in Sport section :D

 

Ma runbaa! waxay yidhaahdeen Cara waa cajalad (Script)... :D

 

Radiyoowgii baad dhageysaneeysaa! Cajalad Cajalad dhageysaneysa :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I could peel my own skin off, can't cope with this mosquito madness. I have severe headaches every evening from 7pm, so searching for symptoms.

 

Howdy peeps.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Morning Dotoore, how is the weather like Ceerigaabo? horta why do you they call it Ceerigaabo? i mean cmmon there must be a reason sax?

 

Waa ku salaamay Ibti, are you on holiday somewhere in Asia or you are volunteering at a refugee camp in Africa? smile.gif good to have you back in SOL>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

good morning people, hope you all had restful weekend

 

hi ibti, wali makaneecaa ku qaniineysa by now iney kaa dharagto bey aheed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this