Sign in to follow this  
Laba-X

Car i daar

Recommended Posts

RedSea   

^^naftan cidlada ka bootaynasaa iigu daran.lool

 

Masale,

 

Not her,but you know you just gave me an idea,

 

Cara,the assasin, step out little bit bal wax yar adoo raali iyo nus ah.Waxbaan kuusheegayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Intuition - yaa ku yiri shaqa la'aan baa i haysa? yaase kuu sheegay? maxaase kaa galay?

 

Cara, maxaa ragga ku dhex dhigay, kabtaa waaye ka bood kursiga

 

Mujahid, Ka joog War hooy ka Joog, keligaa baad tahee ka joog, itaal malihide ka joog, hilfahaan kuu qaadiye ka joog, tolkaana kuu gargaari maaye ka joog!

 

Masale, oo maxaa kaa galay gabadhuu la baxsaday, mise waad ka xuntahay. Ninyohow soomaalidu gardarra badanaa!

 

Jacaylbaro, doqon baan sidaan wax u iriyo sarbeeb garaneyne maad ka joogtid. Nin kuu digey kuma diline yaaney dadkaa ku waayin!

 

walle waxaaney dhegey farey ka yeerin meeshan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar hoy ka joog ,, waad og tahay in sidii jiingad la duuduubay laguu maguujine ,,,, laba nin hadaad soo feedhay ha moodin ka sadexaadna inaad ku dari kartee is jir baan ku leeeyahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this