Sign in to follow this  
Laba-X

Car i daar

Recommended Posts

Laba-X   

Jacaylbaro - ma hadaan foolasha kaa soo rideyna? waan kaa weynahaye maad joogtid. mise waxaad wadaa sheekadii eynu hadal hayney oo ahayd " Aabow kan yar iga reeb oo kan weyn iisoo daa"

Hadaad is tiri kan weyn baa kuu turaya anigu u turba ma aqaan, bahal sabaaxad ah ayaan kugu marinayaa, saa waan ogahay sabaaxada maba taqaaniine!

 

Lilly - Adiga shuruftaydan kugu dilayaa - farba kuuma qaadayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laba xiniinyood baad isku aragtaye weli rag 4 leh baydaan is helin ,,,,, maalintii miyaad ilowday aan sabbaaxadda surwaanka kaaga saaray ee magaaladu kugu qososhay ,,,, hadaad is tidhi nigis adag baad xidhan tahay ma hubtid wax dhici doona ee hoy ka joog shuruflooow ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cago juglaynta waxa keenay mid halkan ah oo isagoo hal xiniin leh is moodaya inuu 2 leeyahay ,,,,,, waxaanu u sheegaynaa inaanu annagu double leenahay ,, yacnii 4 xiniinyood oo isa saaran ,,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^Waar bal ninka qabo aan irbad ku mudee. Waaxaan ka baqayaa inuu hadhiikasana la dagaalo.

 

LB

 

Yaad bahal ku sheegeysaa? Walee waad isla kabaraadeysaa. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Wiilkaagan goobta ka foorfoorinayee ee cagajugleynayow; wallaanu derisku baqa-ku-maal ahayn! Wiil is waalaba waabiyaa hela, so ma aadan maqal? Haduu fakkadkaagu bato oo laguu maaro waayo, in sinsaaryo lagugu dadbo ayey ka furan waayi-doontaa, markaasaad ku ilko waayi :D . Intaanan goonkaaga gubada laguu cuskinin dhaarta ka waantoow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ Hair regeneration ayaa la yiraahdaa adeer :D . Waa aduun casri ah oo timahah inta meel kale laga soo guro ayaa meeshii la doono lagu tallaalaa lol. Bidaartii iga soo baxdey berigaan Suufiga ahaa ee waagii aan siyaarada urursan-jirey ee aan Bunkana ku subkanjirey, anigoo qalloonka ruugaya halkay ka baxdey cidi ma taqaan! Fey baan ka noqdey adeer! Waa Yurub xaalku, ee adiga bal indhihii xuubka uu kaa saarnaa iska fiiq :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
EboniQue   

^^ Maxaaad timo u tallaalan, Baruuko soo iibso markaad baxeysid is yara dulsaar. Habeenkiina maydh hakuu qalasho intaad hurudo Sidii nin kii gabeyga tiriyay ee yiri "Durba ha kuu qalaleen." :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^looooooooooooooooooool. Arlio, oo adigu halkeed ku baratey baruuko habeenkiina la meydho, maalintiina madaxa loogu labiso smile.gif . Si kastaba ha ahaatee, wallee sanco cusub ayaad ii sheegtey! Timahan ii tallaallan xajiin igu kiciyaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

meeshii la doono lagu tallaalaa

Binsinka..War Dee halkee kaloo bidaarto gashaa ha naga nixinine. Waa aduun walaan waxaan maqli jiri Kanadaa bali dadka cadeeya ku yaal. Tintana maloo soo dhigtay. Ma, aanaba xasuusan kara rijanreeshin. War hedhee wax ka fudud oo dukaanada laga halo ma jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this