Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ciyaartoydii Cuslaatay ee SOL-Xiin vs AT

Recommended Posts

BOB   

Haneefah iyo Nuune...idinka wixii Waamo ah waa idin dhibaayaan yaah? sakiin laqa biyo warankiilona ku dejiya dhuxulo shidan ka daba geeya.... :D

 

 

Nuune iyo Ngonge they know nothing about football...wax maroodi ka yar lugta lamaba heli karaan sababtoo ah hadee football yaqaanaan Liverpool ma taageeri leheen... :D

 

 

When it comes to Football...K-I-S-M-A-Y-O is UNTOUCHABLE marka dacaayada iyo maseerka iska joojiya... icon_razz.gif

 

 

SIKYAMO ROK. ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Haneefah loooooool, adiga qarxis waaye waxaaga caawa.

 

 

Xiin, war aniga AT&T teamkiisa ma ku jiro, heshiin meyno ninkaas waa halkii Ngonge oran maayo waa bilaa saaaxib, friends beynu nahay odeyga, laakin kubadda baaskeeda ku heshiin meyno meelaan hobseyd aheyn buu la soo boodi waa hobseyd :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by xiinfaniin:

Ninka aa sheegaysid BOB adeerkiis waaye, via afmadow uu degenaan jirey lool istaghfuralaah!

:D:D:D ...Via Afmadow...Afkaaga wax san iyo shiiko lagu qabay ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, ninyahow Su'aal laakiin: I heard NGONGGE idhihuu bahasha ka cayyaaraa ee maxaa ka jira? Lugtiisa iyo banooniga ma is jecla bay laygu yiri.

 

Xaniifah, ninka nuune kuu tilmaamay waa asturan yahay al yacni baabul fiqhiga marka la fiiriyyo taxdiidu cawrah :D

 

 

tuf@shiikko

 

Waraa BOB Ibnu Usaamah, meeshaan nin Aw Tusbaxle la dhaho aa qasooyyaa ayyaamahan. Aniga gabayada kistii aan adeerkay ka xafiday waa iga dhammaadeen. Ee sheekooyinkaa lasoo kala bax ninyahow oo ninka naga qabo... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by xiinfaniin:

Waraa BOB Ibnu Usaamah, meeshaan nin Aw Tusbaxle la dhaho aa qasooyyaa ayyaamahan. Aniga gabayada kistii aan adeerkay ka xafiday waa iga dhammaadeen. Ee sheekooyinkaa lasoo kala bax ninyahow oo ninka naga qabo...
:D

Horta waan arkay inaad ninka fara kulul isku heysaan laakiin waxaan ku weyiidyey...ninka ma xaniinyo taabatay...meaning ma af gambis baad ku sameysay...sababtoo ah addunkaba waxaan iska ilaaliyo ayaa waxey tahay inaan nin bilcaan ka dhaco...taasi waa xiniin taabasho...you know its one the WRITTEN RULES oo u yaalo ragga inaan bilcaamaha la iska dhicin hadii kale belaayaa iman...marka innagii un baan nahaye hoosna hadalka u dhigoo...ninka ma qof uu dhufeys ugu jiraad ka kor dhufatay?

 

 

PS. A&T..waa maqanyahay ilaahey dambigeena ha dhaafo...waan xamaneynaaye. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@ma qof uu dhufeys ugu jiraad ka kor dhufatay

 

 

BOB, xantu waa wuxuu qofku karaahsanayyo marka laga sheego. hadduu joogo iyo hadduu maqanyahyna waa isku mid. Aw Tusbaxle anaa aqaan hawshaan waa hawshiisii.

 

Laakiin aan ka jawaabee su'aashaadeee ninyahow xiniinyahaas weli ma isoo bixin :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^meesha waa lagu kala guuri laha if that were to happen, lol.

 

Lol@ XIIN.

 

Nuune, I have a deadline in couple of hrs and so this qarxis maybe a product of the stress that's building up, lol. Lakeen, I forgot Paragon waa inaan iska ilaaliyaa.

 

Can you imagine At&T in a team? Intuu conflict resolution ku jiro bey ciyaarto dhamaan lahayd :D

 

BOB, Allow hadaan sey u egyihiin xitaa sheegi karo reer waamo, iska daa wax kale. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooool@indhahiisuu bahasha ka cayaaraa ehehe

 

Xiinoow, kaaga jawaabi maayo, kolleey odeygu bahasha comentator buu ku yahay, xaga dheesha se kol horaa ugu dambeesay marka garan maayo xubnahuu ka dheelo.

 

 

lool@taxdiidul cawrah, niyahow sarfi baa igu soo yara dagee liifada ha ii taabanin bal, haneefah iyadu waa mutacallimad lixda sunan iyo fatxul baariba wey akhrisatey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Hadee ninyahow waxaad tahay nin uu ilaahey caqli ugu deeqaye...ninku muxuu ku keenay inuu REPENT iyo BEND iyo SPEND un kaagala hadlo kolkaan arkaba Agaa?

 

Ninka meeshaad ka gashay sheeg oo Soomaali ha maqasho aan gartiina galne...Ninka beertaad ka gashay ayaa la isaga baahanyahay...waxba ma jiraan ha oran...reer xamar waxee ku maahmaahaan Intii Baal Qabtay Waa Biibtee Dooro Mexee Ubiibi Weyse...A&T wuxuu adiga kaliya farta kugu fiiqayo ayaa meesha yaal ee wadaadow runta noo sheeg...dadku wee wada sugaayaan jawaabtaada.

 

 

PS. I hope Che wont scream at us like a certain Maryooley...loool

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Classic@Intii Baal Qabtay Waa Biibtee Dooro Mexee Ubiibi Weyse!

 

Waraa anigaabad daalac ii raacattee! Aw Tusbaxle, waagii hore xabbad aanan u wadin baa ku dhacday. Waa nin meel fog ka yimid oo raali ahow ma yaqaan. Hadda waan is baranay inuu xabbadii igu dhuftana ma rabo, welina gocoshuu wadaa.

 

Bal ka tali awoowe!

 

Nuune, Xaniifah ha nagu dirin ninyahow yeysan kutubteeda lasoo kala bixinne :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Waxaanu waa reer Waamo miyaa layiri, I don't know any of them wallee, I have once played with Jamacey thou few times in Nairobi back in the days but he was either from Bay or Bakool, labadaas gobol midkood ayuu represent gareyn before the civil war-ki.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by xiinfaniin:

Aw Tusbaxle, waagii hore xabbad aanan u wadin baa ku dhacday.

Finally we've got a confession...ok waan gartay arin maanta waxey mareysaa sidee ninka odaga ah lagu qanciyaa...oo ay inoogu xigto maxaan odeyga ku qancinaa arintaasna waa arin u baahan fadhi uu waarikoow yaal ee goormaan ka dhiganaa oo aad firaaqo heli...xasuusnoow isagaa ah ninka la xaal marinayo marka meel walba meeshuu doono iyo maalintuu doono ayaan anaguna diyaarnahay... smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Warkaaga waan lifaaqay adeer. Xatta Aw Tusbaxle gogoshaada ma imaanayyo! Waxaad qaniinya goosattay qaanuunkii gartu lahaan jirtay. Xabbadii kama'a ahayd maqashayye xatta maxaa ku gaaray ma awoodi weydey. Wajaa uu cishaa'an yabkuun (suuratul yuusuf weeyye). Ogow waa markay Yusuf godka kusoo rideen. Haddi aad waagaa qaali ahaan lahayd hadba ninkaad ka naxdaad u hiilin lahayd.

 

Garta qaniinyada ka daa awoowe. Ka fuq! Sii daa, anaa iriyye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Haneefah:

Nuune, Mise dhanka bidix? Lol. Don't worry, my gaze is always lowered so si fiican uma sii eegin. Dad safan umbaan arkay
:D

 

Paragon, maxaad ku qosleysaa? Lol.

Waxa ku qoslaayey waa sidaad u tiri 'khabaar daar' iyo facebook. Xaal ba' maantana ma raggii oo daba gaab xiran ayeey soo safeen lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this