Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ciyaartoydii Cuslaatay ee SOL-Xiin vs AT

Recommended Posts

Paragon   

Loooooooooooooooool

 

War waa kuraydaanagii reer Waamo... Carrasan!

 

Inkastoo hal iyo laba odey ku jiraan oo diidan in la yiraahdo way idin ka dhamaatay hadana...Alla yaa football cayaaray oo aan reer Waamo ka ahayn?

 

Wiil hoog!

Share this post


Link to post
Share on other sites

cc1.jpg

 

Qaarkood waala ciyaaraa, inkastoo cuslaadeena wali looma gali karo. Waxaa kamid ah C/samad, kuwa taagan second from left. Reer Kismaayo waaye, and I think xulka Kismaayo ayuu u ciyaari jiray.

 

Others waxaa ka muuqdo Mukhtaar Cuti [kuwa fadhiyo dhexda ah, best known football player], Cantar Jeenyo iyo kuwa kale. Only Yuusuf Shaqaaq ayaa ka maqan sawirka inta ka joogto Reer Toronto oo ciyaarihii hore ciyaari jiray, dhaqtarkaas looma gali karo asagana.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooool@che.

 

Che, Aw Tusbaxle meeshuu ka yimid maqaar malaga ciyaaro saaxiib. Saaxiibkeen wuxuu ciyaari jiray ultan :D .

 

 

cc1.jpg

^^Is that Baashi? I mean the man with the ball?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ lol@ultan, bugle xataa ma uusan arkin miyaa :D

 

 

lol@baashi miyaa ehehe,

 

mid xiin u eg baa meesha ka muuqda, talaw ma kan madaxa cadaadeybaa, horey baa odey Soomaaliyeed oo wax kasta jawaab u hayey la weydiiyey, mana ahan kii dhihi jirey "fiihi qawleyn" :D

 

odeygan waxaa la weydiiyey su'aala dhowr ah ay ka mid ahaayeen, waa maxey cirro?, waa maxey hindhiso? wuxuu ku jawaabey cirradu waa madaxii oo ingagey, hindhasaduna waa madax jimicsigiis :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^Keed umaleyneysaa inuu u egyahay? I have one in mind. There's also one that resembles Ngonge in there (a certain bidaarloof :D ). Facebook dad khabardaar ah buu fashilay...including you yaa nuune icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@bidaarloof, Ngonge waraa heesto ehehe

 

Haneefooy, qofkaad nuune moodeyso in Facebook ma ahan, ee dib ugu laabo, malaha indhaha ayaa yacyacood ku noqdey :D

 

kaan Xiin u maleeyey waa kan taagan gadiga kale ee dhanka midig :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

 

Qaarkood waala ciyaaraa, inkastoo cuslaadeena wali looma gali karo. Waxaa kamid ah C/samad, kuwa taagan second from left. Reer Kismaayo waaye, and I think xulka Kismaayo ayuu u ciyaari jiray.

MMA...Raggeedii aa tahay...runtaa waaye...Kista uu ucayaari jiray kadibna wuxuu u wareegay Muqdisho oo uu u cayaari jiray Municapality but sawirka aan ku qoslay oo aan rumeysan waayey waa sawirka the bold dude standing 3rd from right and again standing left oo gacmaha gadaal marsaday...he's my cousin and my bro's best buddy...his name is Abdulaziz Muhammad Hussein aka Abdi-Yare...born and bred Kismayo...Farjano... smile.gif

 

 

I can't believe Abdi-Yare is playing football because all I remember is him sitting and watching while his mates were playing...in other words ma eheen dadka jecel maqaarka and you could tell because wuxuu ku ahaa rubbish but I have to give it to him...meel kale ayuu uga fiicnaa all his mates... :D:D

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Nuune, Mise dhanka bidix? Lol. Don't worry, my gaze is always lowered so si fiican uma sii eegin. Dad safan umbaan arkay :D

 

Paragon, maxaad ku qosleysaa? Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Haneefah, paragon jabkeena ayuu jecelyahay, raggii safnaa ee la moodayey in dhangad lala soo wada dhacey ayuu ku qoslayaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@bugle

 

Waryee nuune hana kashifin ninyahow. Ninka aa sheegaysid BOB adeerkiis waaye, via afmadow uu degenaan jirey lool istaghfuralaah!

 

nuune, adiga xariifka kooxda Aw Tusbaxle u dheela ee dhulka seexday maa tahay?

 

lool@si fican umasii eegin kuma lahoo.

 

That's Haneefah at her best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this