Sign in to follow this  
BOB

I Wish You Enough.

Recommended Posts

BOB   

Ibtisaam,

 

That's a foul play...play fair...suuqa ha iga saarin...I'm already experiencing a draught that is worse than Credit Crunch marka suuq xir ha iigu darin PLEASE. :(

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by *Ibtisam:

Somalis say Duusha kaa miskeen hossta kaa liciin
:D

Laa Xawlah Wala Quwata Ella Bellah...Soomaalidee ? I've never ever heard of such language...who taught you this? your chicken loving, curry eating, biryani smelling Bengali HASBAN? :D:D

 

 

Nuune...I need a translation on this PLEASE...gabartaan af shiinees iyo af amxaari la isku qasay ayey ku hadashaa aniguna labadaba ma aqaan :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ BOB, ina aaboow, anaaba xaal kuu heesto, maxaa i barey af amxaari iyo chineese, iyo wax kastoo waalan.

 

 

Hadaad fahmi weydey Ibtisaam Soomaaligeeda dee Soomaali maba tihid niyahow smile.gif

 

Waxey soo qortey AF Soomaali faseex ah weeye, markii horeba Waamo ayaad aheyd niyahow Bilis Qooqaani, Badhaadhe, Taabto iyo ijaaro iyo Amuume unbaad dhax meereesaneysay cayaal Kismaayo xataa ma tihid, maanta weerar ayaan kugu wada ina aaboow iska key celi waad ilowdey inaan Galti ahaa :D

 

 

Somalis say Duusha kaa miskeen hossta kaa liciin

Somalis say dusha ka maskiin hoosta ka liciin

 

 

BOB, hadaad intaas fahmi weyday waa inaanu kuu guurinaa gabadh reer Bangaloore ah ha ku bartee Soomaaliga, waxey kaaga bilaabi, rooti iyo laangare :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Waxaad socotaba ma maantaad AT&T igu noqotay oo Soomalinimadeyda ayaadba inkireysaa? :(

 

 

Somalis say dusha ka maskiin hoosta ka liciin

Intee wareegaas dheer soo galeyso mee iska tiraahdo Maskiin Seefle Ayaad Tahay...Liciin maxaa iisoo arkay? Af carabiga waa la iiga roon yahay...I said I am from Kismaayo not from Kuwait. :mad:

 

 

Eggan gabar aan galti aheyn uma socdo...markee Huuno tiraahdo ayaa xaadoo idilba i kacdaa oo aan qiiro dhulka kula dhacaa :D

 

 

Ninyahow AT&T waa waraabe oo anigu aamini maayo kow dheh...adiga iyo Zack iyo wixii galti kaloo SOL ku jira ayaan rabaa inaad iiga odeyeesaan oo gabar galti ah hala ii doono hadii tol layahay laakiin don't forget mid sagaal sano ONLF gaandhari u aheed tabar uma haayo...aniga reer Waamo miskiin ahoo hadana ciyaalka xaafada ah aan iska ahay marka kuwii caadiga ahaa aa iga adag iska daa mid xabash qudhmuune bilaawe ku bireysay isagoo indhihiisa shanta ay yihiin oo Weeyne Weeyne Weeynada haya... :D

 

 

Ninyahow ma maantaad i tiri Ibtisaam baa kaa Af Soomaali badisa oo aad hadana saas xaal iigasii dooni Tolla'ayoo Tolla'ay...ufaa caleek yaakhey...dhulka maan isla dhacaa mise firinjeerkaan isku garaacaa? :D:D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Finijeerka intaad isla dhaceesid maad aayar iska dhax gashid finijeerka aad baraf noqotidee :D

 

 

Anigu galti ma ihi laakin waan ka helaa Galtiyoos marka loo eego Waamoos, Kimsaayo ayaaba iga sokoeeso waayo gabar aad ku shukaansaneeso dibigeyga iyo dibigaaga aa is hirdiyey, dibigeygi hilfahaa loo laabey, markaas bey gabadha reer waamaha godlan :D:D

 

 

Haye ina aaboow gaabdh Galti ah ayaan Wardheer iyo Fiiq Hargeele iyo Dhanaan kaaga raadin, mid is heesatoo bacaroor ah badankeeduna burcad kala daadanaya yahay, dhawaan baan dhulkaa aadi ee ma i raaci niyahow smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by nuune:

gabar aad ku shukaansaneeso dibigeyga iyo dibigaaga aa is hirdiyey, dibigeygi hilfahaa loo laabey, markaas bey gabadha reer waamaha godlan
:D:D

Nuune XAAL ayaa lagaa rabaa...hadalkaas waa beyond insulting to our beautiful, modest, humble, kind, loving and caring Waamo girls...meel baad uga dhacday...foorjo badanaa ninku... :D

 

 

Ninyahow aad iyo aad baan ujeclaan lahaa inaan ku raaco oo aan dhulkaas aado oo aan soo dad iyo dal barto after all that's where my great grandfather came from (Qabri Dahare) before he settled in Kismaayo...laakiin nasiib xumo hada ma aha...it's one of my MUST DO things and If Allah s.w permits I will definitely go Insha Allah.

 

 

war ninyahow gabadhaha Galbeedka ka yimaada waa gabdho aan caadi aheyn...beauty with brains ma maqli jirtay...meel ha u raadin baan ku iri but still I WONT betray my Waamo princesses...marka galtida waa minyaro...all I want is her to say Huuno to me every now and then :D

 

 

PS. I hope Daba-Qoodhis wont read this...bloody monkeys.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOOOOOL you two. Sheekada dibiga caadi ma ahee, sheekadii ku dhamaaneysay "adaa daraaddaa lee" miyaa?

 

Bob, war ninku siduu kuu galay si ma ahee ma gabadhan garamgaramka ah baa Somali kaa badiso buu ku yidhi, war illeen talaado waa tii arbaco ka horeysay! Heedhe nimanka laba iyo seddex maah maah sanka gali ( LOL reer Waamuhu ma maah-maahaan horta?).

 

 

P.s. Gabdhaha galtida lama guursade waa la is guursadaa, sidaa weeye wiil Waamoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Xaal baan ka rabaa ninkaan niikada badan...gabdheheenuu meel uga dhacay...walaashiis Nephthys baan uga dacwoonaa illeyn labadoodaa reer Xamar isla ehe hadee iga gar bixi waayaan hadee hadhoow wixii ka yimaada meeshaas anigu mas'uul kama ihi. :D

 

 

LoooL@war illeen talaado waa tii arbaco ka horeysay...yaah sheeko cusub aaba keentee...sida kii yiri Laba Iyaaka Nacbudu aa Udhexeeyso like inuu wax murti leh sheegay oo kale... :D:D

 

 

Reer Waamo intee maahmaahaan bee dhaafeen...where do you think Careys Ciise Kaarshe (May Allah s.w have mercy on his soul) hailed from? he was reer Waamo through and through. smile.gif

 

 

PS. idinka hadaad bilcaanta is guursataan anaga waan guursanaa kaliya...now between Waamo Vs Galti who is more manly? :D take that. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

BOB, horta galtida DOORADA Macuunaan lol Maalin dhaweed nandos anoo laf chicken jaqaayo aa kuwo galti ah soo GALEEN ...Markaase dhahaan "Agah" inaa abo ma shimbir baad cuneysaa the rest is history

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ FUFU, adiga Nandos aa eber ka dhigtey abkeey dooro diirkeed halkaas aa darandoori u dajisaa waraa tartiib camal

 

 

ZAK, haa waad heesaa sheekada, "adi daraadaa waaye" that is the one, am glad you remember it and wasn't something I made up about dibigeyga iyo dibigaaga aa is hirdiyey, eeh, kaaga maxaa saas loogu galay, adi daraadaa waaye :D:D

 

 

BOB, anigu xaal iyo waxaas ma aqaano kow dheh iyo geed hoostiis gar loo fariisto, hadaad dooneyso inaad sabaaxatul qulunbo iyo qonofkii galtida isla galno waa meesheedi taas, ee sheekadu si ay u dagto bal mid Waamo ah oo dibi iska leh ii keen anigana tu Galtiyoo guntiinadu garraarkeeda u furanyahay oo kolkaad aragto sidey u garreesantahay aad indhaha wagagac kaga siini, sidaas baanu ku kala baxeenaa ee xaal isku dhigan meyno niyahow :D

 

 

Oo ma anoo kalaad tahay, ina aaboow lumey ayaan ahay anu oon dhulkii wali arag, ma aanan dhaafin dirdhaba harar nazreth iyo addis laba goor oon tagey xaga hada ka hor

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Bob you know, you cannot apology’s and then in cay straight after, what the hell is all that about?? :mad:

 

On a side issue, lat night I had a dream about not driving and meeting someone on the public transport in London. The person ( a SOL nomad) complained “maa waaxad igu welcome garanisa double deck bus hindi ku duusaye! IT was the funniest dream. I woke up laughing! HAHA. BOB I think it resulted from our discussion about cars!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

big haboow for my brother bob. i know what you mean and you mean more than you actually said

 

for those of you who are lucky to have your parents, make time for them (really make the time for a phone call a day, week, monthly)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this