Sign in to follow this  
nuune

Af Maay-maay Corner

Recommended Posts

nuune   

looooooooool@Duceysane, that was some classic, I like the Jabuutiyaan lingo too, very straight forward wax la qariyaa ma jiro :D

 

 

Haye, yaa kaloo af Maayga ku hadlo, I am waiting for Geeljire & MMA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, widaaygiis si feyla kiin salaamay. Doogaan walaagii yaraa ku gorodi jaray oo dhumi.

 

Prince, that is Afmaayga Jubbooyinka.

 

To those who are Afmaay challenged, let's see how close Afmaxaatiri and Afmaay are, and how you can understand you think in the following simple everyday words and phrases from this site.

________________

 

How are you? - See eta? (see tahay)

I am fine - Ani faylena,(ani waa fiicanahay)

Good morning (singular) - See ku bari’di (see ku bariday)

Good afternoon - See ki herge’li (see lagu hergalay)

Good night - Sababari’ya (soo barya)

See you tomorrow - Beri is araga’ne! (beri isarkeenaa)

Goodbye - Nebedgeliyo (nabadgalyo)

Welcome - Sa dhowaaw (soo dhawoow)

Yes - Haa

No - Maya

Or - Ama

Very - Eed (aad)

And - Iyo

But - Laakiin

Thank you - Mahadsinta (mahadsanid)

Excuse me - Inka raali ahaaw (iga raali ahoow)

Sorry - Kuhunya (waaka xumahay)

Help - Kaalmo

I - Ani

He - Usu (asaga)

She - Iyi (iyada)

You - Adi

We - Unu (anaga)

They - Uyu (iyaga)

Mine - Kigaay (keyga)

His - Kijee (kiisa)

Yours - Kiga (kaaga)

Ours - Kigano (keena)

Their - Kuwijo (kuwooda)

This - Kan

These - kuwaan

That - Kaas

Those - Kuwaas

Here - Inti (inta)

There - Hegas (xagaas)

Where - Inteew (intee)

What - Mahee (maxaa)

When - Amaa (amee)

Which - Kee

Who - Keew (kee waaye)

Whom - Keewa (keena)

Why - Sabab

How - Sideew (sidee)

Know - Kasee (waa kasay)

Now - Hadi (hadda)

Big - Wiin (weyn)

Small - Yar

Light - Iftiin

Dark - Mugdi

Clean - Nadiif

Dirty - dhusug (wasaq/dhusuq)

Candle - Shama' (shumac)

Light - Nal

Cold - Qawoob (qaboob)

Snow - Baraf

Hot - Kuleel

Warm - Fardir (qandac)

Ice - Baraf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Ducaysane:

If you think Shukaansi in Afmaaay is hard, Try Djabutian. maxaa nakala raacay mid yaroo jabuutiyaan ah. Franch intii aan garanayey bay aakhirkii noqotey in aan ku sheekaysano. Afsomaligii waan isla keeni weynay.

 

Aniga: Abaayo magacaa

Ayada: ma magacaygaad i waydiisay.

Aniga: haah

Ayada: Faadumo

Aniga: xagee dagan tahay

Ayada: ma meeshaan daganahay baad i weydiisay.

 

subxanalaah.

heey! wariyaa ducaysance, yaaqi waad wajaqdaye! bilcaanta aad islabaxdaan may dhego-culustahay bay ahyed? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Norf, I don't think that is da case, just pure lahjad, Af-maxaa tiri & Af Maay aa la kala dhahaa.

 

I used to know it better, hada waaba hilmaamay, honestly, this lahjad when spoken, it is sexy and romantic.

 

 

Che, loooooool wax waalan baad tahay wallee, intaas aad soo qorteyba wax is badal ah malahan in Af Maay I think, MMA would confirm it, isagaa iga badiya afkan, lol@bisqin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by Norf 1:

Nuune, is it a cross between Somali and Sawaahili?

or Burco accent and Tamil :D

 

Nuune, you're not showing of your multiple language and dialects, are we?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar^

Sxb Maaymaay miyaa hadana gobolo sii kala leh subxaankow!

And heard of what they called af Dabarre? there's also jiido, tunni, garre lots of dialects I'd like all to be eradicated lol now you can call me racist :D

Af somali caadi ( general Xamari one, in particular) waxaan aheen ma i maraayaan abaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rose   

Ok so I think I've found some mistakes. Perhaps this is from a different dialect?________________

 

 

I am fine - Feylaha as appose to faylena (which is plural)

 

 

Welcome - Ha dhowaaw as appose to Sa dhawoow

 

 

She - Ye' as appose to Iyi

You - Adha as appose to Adi

 

 

The rest were fine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rose   

Originally posted by Allamagan:

Hee rer SOL, la felanye? Nune, widaayow adoo raala eh wal alaale walii ada ha qorta fadaasa af maayka ley haka qor kastey?
;)

I only understood about 30% of what you said here. one needs to practice their reading skills Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

This is easy. Just change aa to ee, no Xa or Ca, and add W to some words.

 

Ok,

 

Translate the following to May May,

 

Bisqin, Dabrid, Dhoocil, Mindhicir.

:D:D:D

 

Maxaa jiro ereyadaan special meaning mee kuu leeyihiina?

 

Koley 'dabrid' waxaa ka wadid ma fahmin. Kuwa kalena koley bisqin haddaa ka wadid 'shuunka,' Afmaaygana shuun lagu dhahaa. Dhoocil? Ma hubi wax lagu dhaho, inkastoo u maleeyo the closest word yahay foodleey. Dhilo waa la dhihi karaa in Afmaay, as well. About mindhicir? Hmm... ma hubi, oo ma xasuusti erey jiro. Afmaaygeyga heer sare ma gaarin, oo salna ma dhigan, oo anaaba eber ah.

_______________

 

Nuunka,

gabaygaas iyo geeraarkaas Afmaayga ku qaadaayo Sahal Macalin Ciise. Intaa ka fahantay soo sheeg.

 

Sahal Macalin Ciise waa ninkii u alifi jiray heesaha badan ee uu qaaday Xasan Aadan Samatar, oo kamid ah Hakaba Banaanshee iyo Huburoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this