Sign in to follow this  
Abtigiis

Xaaskaan Soo kala Tuuri! And Xiddido Green ah!

Recommended Posts

nuune   

^^^ Alaabtii Diana ku so qubeeso baa lagu yiri Haneefah.

 

is caddee Haneefah, kumee, AT&T Fiiq iyo Dhanaan buu geela ku raaci jirey inuu meelahaas kugu arkey baa laga yaabaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Nin xaaskiisa ragga kale uga sheekeeya waa DAYUUS fowqal DAYUUS...Full Stop.

 

 

Xaaskaan soo kala tuuri kulahaa...now you know why Somalia is in the kind of state that it finds itself in today...because waxaa meesha isugu soo wada Dameer, Daba-Dhlif, Daanyeer iyo Dayuus intaas ayuu raggii Soomaaliyeed ukala baxay.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

I’m very confused... what if you are on the light skinned side and some of your veins are transparent, does that mean you’re a harlot? :eek: Please tell me I misunderstood something somewhere?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Bob relax man ! If you find it disturbing disregard this topic. :D

 

The BOB I and other Nomads know is not judgemental.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xidigo

 

I mean tell me who you are? I feel we are from the same village. I know you are not serious about the Is-cadde business, in its other sense. :D

 

But, I feel today dagaal baad diyaar utahee, Let me give you a tip. Under the post 'I am lookinf for wife', a newbie with the name Canjeex is calling all you girls here 'something bad'. Check out. Oo intaad dhiig iska baadhid, runta u sheeg isagiyoo aabihiiba. Muxuu is mooday?

 

Nuune;

 

Adeer Haneefah won't miss what I wanted to say. Hadaad gabadha ka heshay anaa adeer u ah ee ama si haboon noo soo waydiiso, ama dee iyadaba toos ula xidhiidhi. Maxaad miskiinkaygan iskaga xoqi!

 

 

BOB

 

Waa runtaa! Waa dayuus. That is definitely a reaction I expected, and the moral the messgae should convey. Meel kale ayaa loola kacay sheekadiiba, thanks to the confused JB.

 

Malika

 

ugaaso, good day! As usual, nice to see somthing potentially good in me. Mahadsanid for the defence! I know I can rely on you. And afterall, with heavyweights like you on my back, do you think the feeble JB will ever stop me?

 

Lilly;

 

You are not! The man was confused. Casaankana dee nagama casidee, anaguba green baa gacmaha nagaga yaal. I was referring to misconceptions by some people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Oz:

Bob relax man ! If you find it disturbing disregard this topic.
:D

War ninyahow maanta Qoraxda ayaa aad ukulul oo waad iska ogtahay Africa iyo Qorax kuleelkeeda biyihiina waa naga goosteen marka waad iska garan kartaa reactionka qof oon iyo qorax ay kuwada goobteen...anigoo SOL hoos kasoo raadiyey ayaa sheekadan indhaha ku dhuftay... :(

 

 

Ausdharaaliya sidee lagu ahaa? wax roobab ah xaggiina maka jireen...taloow amaan halkaas xoolaha usoo wareejiyaa? maandhow imisa casheey igu qaadaneysaa Africa iyo Ausdharaaliya hadaan is iraahdo ukala soco? :cool:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

A&T, am starting to like your praises of me,hence my over extended support toward you and your post..Keep em coming me say.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ :D:D @ Malika

 

Oz

 

The Bob I know is every bit judgemental and opinionated, but with good sense. His judgements are usually right, I agree. Laakiin, ha odhan he is not judgementa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Originally posted by *BOB:

quote:Originally posted by Oz:

Bob relax man ! If you find it disturbing disregard this topic.
:D

War ninyahow maanta Qoraxda ayaa aad ukulul oo waad iska ogtahay Africa iyo Qorax kuleelkeeda biyihiina waa naga goosteen marka waad iska garan kartaa reactionka qof oon iyo qorax ay kuwada goobteen...anigoo SOL hoos kasoo raadiyey ayaa sheekadan indhaha ku dhuftay...
:(

 

 

Ausdharaaliya sidee lagu ahaa? wax roobab ah xaggiina maka jireen...taloow amaan halkaas xoolaha usoo wareejiyaa? maandhow imisa casheey igu qaadaneysaa Africa iyo Ausdharaaliya hadaan is iraahdo ukala soco? :cool:

 

 

Peace, Love & Unity.
Loooool BOB I know the topic is misleading.

 

Sxb Its winter here, its been raining for the past few months, as I type this, its pouring outside. We have so many Souf Africana's around.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Abtigiis & Tsunami:

BOB

 

Waa runtaa! Waa dayuus. That is definitely a reaction I expected, and the moral the messgae should convey. Meel kale ayaa loola kacay sheekadiiba, thanks to the confused JB.

War Ninyahow horta waxaad tahay nin raggeedii ah oo sheeko badan kow dheh laakiin dhibaatada meesha ka jirtaa waxey tahay waxaa kobtan isugu wada yimi dad markaad geel uheesto injir uheesa ninkan C.I.D ee Jaceylbaro la yiraahdo oo dadka Hargeysa jooga ay qaati billah ka taagan yihiin waa shaqadiisa inuu dadka waalo oo marin habaabiyo...isaga ayaana waxaanoo idil ka masuul ah ee XAAL MARIN ayaad ku leedahay....ee sidaa ula soco.

 

 

Sida kale xaaladu waa caadi sooma aha...Alxamdulillaah anaga xaggeena wax qalyo ah kama soo yeerin oo waa nabadaayna...Hashii Indho Deero aheyd ayaa beryahaan biyaha diiday oo waxey u xanuunsantahay will deriska ahoo baar qab ah aniguna waxaan ku iri kaas iska hilmaan maadaama uu yahay mid kibir badan...xoolaha intooda kale waa dhaqan yihiin oo waxey cunaan Ilaah uma waayin ee adiga warkaaga keen.

 

 

Kuwii Iskusoo Fooriya Allah naga dhigo.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

My Brother Oz...

 

 

I know you guys are in winter just like the rest of the Southern Hemisphere including Africa De Sud...

 

 

Down Under has been the flavour of the month for many white South Africans but these days even the non-whites are joining them because of the crime and their departure is an opportunity for us (immigrants) that we must take advantage of and we are doing it as we speak.

 

 

I met many sisters from Australia mostly from Melbourne & Perth who came here to get hitched by the brothers and it seems we have established a good relationship between Somalis based in Down Under and those of us here and long may it continue. ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ninkaasi BOB nin xun maa ahee kolkol bay kayar fakataa! Ilaahay unbaan u baryaynaa, otherwise waa la roon yahay Sheikh. De Spiritual father' na noo noqoo nagu du' wixii naga halawsan. Sida kalena waad fiican tahaye, Xeryihii Refugees'ka wali wax war ah? Lugtaad kula jirtaa wali soo ma' aha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

My brother BOB; from another mother,

 

Perhaps you are the next brother in South Africa who might be getting hitched to an Australian-Somali, any chance? ;) Australia is the place to be. :D You should consider joining US.

 

My neighbour is a black South African and he came to Australia this year and is a qualified electrician.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this