Sign in to follow this  
Abtigiis

Xaaskaan Soo kala Tuuri! And Xiddido Green ah!

Recommended Posts

Naag la kala tuuray iyo waxaas la yaabantihiin.

 

"Qoftii aan soo kala waraa" waligin ma maqlin miyaana? Bar iskeerso. Dhar miyaa. :D

 

Taloow gabdhahana iyo dumarka kale xee iskugu sheekeyaan? "Kii ayaa soo kala daadinaa ee ii suga(?)" :D:D Maya, maya, waxee isdhahaan u maleynaa, "Kii ayaa soo kala siib siibaa..." Hilib oodkac xariga laga soo qaadaayo miyaa, wiiw.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waryaa cabdilatif;

 

dee kaalay naanaysta aabahayna sheegtaye, niyahoow ma Hirad (London)baad tahay? Mise M.C.H (Minnesotta)? Waan kugu wareeree soo sheeg. Meeshii waan walaaqay ee maka daayaa! Ninyahoow meel cidlaan joogaa oo sheekooyinkan xusuustooda iyo dooda halkan ayaan ku maararoobaa! de E-mailka igala soo xidhiidhi waad haysaaye!

 

Haneefah ceelkii oonyood baan u gartay wayna salaaman tahay.

 

Farax-brawn;

 

Because Abdilatif knows me, you can ask him. No member of my large family ever chewed Qat! Aniguna waligay ma taaban, even for trial. Imagine it was less than 1 US cents in the neighbourhood in Harar, kolkaan meeshaas joogay.

 

JB- wax cag iyo dheg la' majooge meesha adeer. It is a misnomer acquired for one incident involving the old man. Your theory doesn't work.

 

Xiin;

 

War waan ku waayay maalmahan oo waan walbahaarsanaa ee bal waran. Ninyahoow bal soo xidhiidhi. Reerihii aad ii dirtayna waan radiine!

Share this post


Link to post
Share on other sites

A&T, horta meesha waad waashey balse waxaan rabay duqa inaad ku affuufto si uu meesha ugga baxo balse waad cabsatey......aakhirkiina anigaad iggu qasabtey inaan duqa toosh ku ifiyo...dee wakaas egga laga raystey ee dhahay waxba masoo qorayo.

 

M.C.Dh. iyo Dictoorka midna maahi salaxbaadna toobin ku haysaa balse waan kuu ifin e ku darso inta kadhiman.

 

 

Ps: Sheekooyinka wad sxb cidna hawjoojin waaxba maadan bi'inine. Especially gabdhaha aad hawga dhageysan waayo waad ogtahey waxoodu aallaa waa bil-cagsi wayna kahelaan sheekooyinkaaga inkastoyna qiranin intooda badan.

 

 

Pps: JB waa nin hadal dooxay waana owoowgeen e u dulqaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

War cabdilatif;

 

Quutul carshi area ayaan kuu gartay!balse, adiga shaqsi ahaan kuuma soo saarin. Ma Cabdirashid baa? War ninyahoow isu kay sheeg through the PM.

 

JB- waa nin tol'ahe ciyaartaa meel kasta la galin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Labadiina armaad luuqa ku fiicantihiin ood isku wareesataan,

 

 

MMA, waraa innaba caadi ma tihid, adi wax kala waroow lee sheeg ilaa 77kii, meeshaan hadii lagu daba dhigto bas waaye malagaa fuqaayo is jir hee, koo aa waxaa soo xasuustey hada ka hor yiri, caagaan soo buuxinaa isii suga, laakin instead of caag, he said Jiirgaankaan soo waraabin smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Defining Jacaylbaro a.k.a (Carlos the Jackal)

 

Kolka uu kululaado

Ama oo kurba maagoo

Kontrool ma lahooo

Korontooyiin sideeduu

Kalootiga ku qabtaa'oo

Koorna wuu kaa lushaa!

 

Kolkuu gaadhoo shinkiisu'na

Koromo duulay la moodyoo

Kor isu sii hinjintiisa

Kolba meel ka wareega

Koobidiisa khayaamo

Wuu ka koodad yaraa'oo

Midabkuu ka casaaye

Waa KARLOOS laftigiisa!!!

 

Kolka aad qabatee

Kor inta aad ula duushoo

Kaw ku siisa dhulkee

Ka cab aad ku tidhaana

Waa ku uun kilkiloo

Koonka uun dhex ordoo

Ka daayaay ku raftoo

Kuleyl aan xamileyn!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kol waa Abtigiisa

Kolna waa tusbax

Kol kele waa jinni

Mar waa koore jaan

Hadana waa kabajaa

Kaboole mar buu yahay

marna kii ka weynaa

Kol waa qaadle

Hadana waa kaariyoonle

Kiraduu mar guraa

Marna kaariga suuqa

Kardhashada waa ku caan

Lagu sheeg kamuuna

Hadana ka daryoo

Waa kaad aragtaan

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I know Xinn's verdict on your lines. He will declare it a literary homicide. But, I am waiting for Xiddigo to intervene.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

She will. And she will know what you are trying to do here? :D

 

Where is that bloody Xinn? Or perhaps 'culumadda kala qabta' inuu yidhaa buu diidan yahay. Thanks for the fairness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this