Sign in to follow this  
Hunguri

Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ lool Xiin usheeg adeer inantan raga soo dhex fadhiisatay oo gacmaha maran...

 

 

Somali hore bee waxee u tirin "Af joogo maloo adeego" AT meeshaan abti waad u jeeda in laguu soo ganbar fadhiistay ee single motherska aad bursaneysid jooji oo soo fadhiiso!!! Hadadd dadka amaa siin laheed dacwadan laguuma qabsadeen..oday MMA layiraahdo oo reer xamar ah ayaa hore wuxuu u yiri "Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato."

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by xiinfaniin:

Gartaan anaa naqayya

 

Ms DD ragi waa shaah. Shaah ina adeer
:D

 

NGONGE please shiishadaadii doono, hana noo imaan adoon dhamaysan

Xiin, saaxiib ha fogaan. Waa laguu baahanyahay :D . Almuhim, ninka A&T anigu wali waa sugayaa inuu suaalahayga ka jawaabo. Sidii rag yeeli jirayna, u gar baxo. Malaha hadda 2 cisho ayay maraysaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by xiinfaniin:

Gartaan anaa naqayya

 

Ms DD ragi waa shaah. Shaah ina adeer
:D

 

NGONGE please shiishadaadii doono, hana noo imaan adoon dhamaysan

Ina Li Allah! At least DD is only asked to bring the tea and return! Ina li Allah.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiye:

^^^ lool Xiin usheeg adeer inantan raga soo dhex fadhiisatay oo gacmaha maran...

 

 

Somali hore bee waxee u tirin "Af joogo maloo adeego" AT meeshaan abti waad u jeeda in laguu soo ganbar fadhiistay ee single motherska aad bursaneysid jooji oo soo fadhiiso!!! Hadadd dadka amaa siin laheed dacwadan laguuma qabsadeen..oday MMA layiraahdo oo reer xamar ah ayaa hore wuxuu u yiri "Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato."

 

 

Wareer Badanaa!!!

Waar afsoomaali baa la yidhi ha lagu hadlo dee ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Bilaash xeydatayaal baa meesha isugu yimi. I ask..why the ladies arent invited to this? After all it is said "ladies aa godob laga galey". It is only fair they be present.

 

Thanks Ngonge for explaining what Xiin meant. Dhaxuu shaaheyga fuuqsahaa.

 

Now..it seems that A&T in spotlight ka lagu iftiinshey. Rag badane u hanjabaayaan. Raggi one on one bey isugu soo bixi jireen.. mahaan waa la isugu goobanhooyaa miskiiinkaan. Not that I expect any thanks from the man of the hour :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Thanks Ngonge for explaining what Xiin meant. Dhaxuu shaaheyga fuuqsahaa.

Lol. Ma la hubaa, MsD&D? :D

 

Ms, goobasho meesha ma taal, xaaltan ayaa meesha loo yimi. Ninkaad u hiillineeyso kuuma oga ee shaaha un yuusan kala joogsanin. Xiin iska daayee shaahaagu anaaba fuuqsashadiisa u xiisa qaba. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan moodayay inuu af ingiriisku mamnuuc ka yahay meeshane ,,,,,,,,,,,,,,,,,

 

 

ninkii garta loo dhigtay weli ma gabbashuu ku jiraa ,,, walee waraaqo la qoro ka weyne malaa dhoodaan buu diridhaba ka soo kaxaynayaa ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

MSDD, adigu xagga shaaha iyo luubaanka ama uunsiga ayaad inoo qaabilsantahay :D Wixii opinion kaaga ahna waalasoo dhawaynayaa. Qof wax badan og ayaad u egtahay. Jamaal lol adigu ma seexan miyaa ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Waar Jamaal, anigu xilligan maba soo jeedi jirine, ninkii A&T ayaan sugayaa. MSDD ayaa xittaa caawa soo jeeda lol Odaygii Jacaylbro ahaana Laptop-kiisii ayuu ku dhaganyahay. Almuhim, ninkii waxaan u gartay inaanu suaalahaan waydiiyey ka jawaabi karayn. Balse, cabbaar ayaan sugayaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Hunguri, adeer AT&T iman maayo ayeey ila tahay... kolkaa anigu waan ka hurdo doontay. Habeenadan wakhtiyadan ardul riya ayaan iska dhex mushaaxi jirey, balse waxaan is iri bal caawa waxaan is lahaa waxcadaraha dhaca iska daawo... intuu ninkaa AT&T dhuumaanleysanayo se dhici meyso.

 

Waa inoo berrito subax, idin Alle.

 

JB, hawlo qaran? :D Alloow sahal umuuraha. Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this