Haatu

Abtigiis appoints new Governor for Doollo region

Recommended Posts

Holac   
15 hours ago, Apophis said:

Lies. It is settled by OGs. Reer puntland waa dadki daaq ku yimid. They were welcomed but now it is time to send them back.

Thanks for the clarification. I didn't know that. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

It was always called Doollo for a over century. Haven't you guys heard of the famous poem by Cali Dhuux "Doqonkii "0" ahaa, Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu, degi lahaa" :D 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 3

Share this post

Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Saalax said:

It was always called Doollo for a over century. Haven't you guys heard of the famous poem by Cali Dhuux "Doqonkii "0" ahaa, Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu, degi lahaa" :D 

Sxb,  hadii aad Cali Dhuux(A.H.U.N) iyo gabeygii caanka ahaa na soo xasuusisay, sheekadu  waa un ku kala yaacaa meesha, soo ma aha? 😁

Share this post

Link to post
Share on other sites
10 hours ago, Saalax said:

It was always called Doollo for a over century. Haven't you guys heard of the famous poem by Cali Dhuux "Doqonkii "0" ahaa, Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu, degi lahaa" :D 

Go back and read about Gubba for reference ku dheh, Doollo 100% *** territory , the issue what does Kenyan troll knows about Gubba?

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Carro Daanood is just across the border to Mudug. They used to call Wardheer region but politics geot of the way these days.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Aragtidayda

Somaalidu sida ay u dhantahay xoriyaddu waa cudurkooda koowaad oo si safmara u dili kara, ka hor tag iyo tallaalna ma leh.

Ina Iley taliskiisii iska daa kilinka 5aade, soomaalida xorta sheegata itoobiya lagumasoo hadal qaadin karin tuulo ka mida.

Gudoomiye uu magacaabay ina iley, beesha hadda is waalaysa quraan iyo duco inay ula yimaadaan mooyee waligood hadal lagama maqal.

Kobta'tadan anagaa iska leh laga dhamaan maayo cid kalana waxba uma ogola, mushkiladuna waa xoriyadda.

Hadii la waydiiyo gudoomiye degmo oo beri la badali karo maxaad ku mucaaradaysaan waxay ku jawaabayaan batrool iyo gaas baa ka buuxa !

Batrool iyo gaz dhulka soomaalidoo dhan waa ka buuxaa, hadii amxaaro soo saarto kan ku jira killinka, qaybintiisa soo ayagu iskama leh, yaa adiga wax kaa waydiinaya?

Waxaa laga yabaa tuulooyinkaa caro gaduudaa, gudoomiyaha loo magacaabay inay jabhad cusub u asaasaan oo dad badan ku naf waayaan.

Laandheeraha sida soomaalidu u taqaan ma'ahan, laandheeranimadu waa qab deeqsinimo ka buuxdo, ma'ahan tiro aan tayo lahayn.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
7 hours ago, maakhiri1 said:

Go back and read about Gubba for reference ku dheh, Doollo 100% *** territory , the issue what does Kenyan troll knows about Gubba?

I know a place near kismayo called lafaha ***. 

We know you snakes verry well. 

Doolo is not Galkacayo. Lets see this so called governor take his post.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
4 hours ago, gooni said:

Aragtidayda

Somaalidu sida ay u dhantahay xoriyaddu waa cudurkooda koowaad oo si safmara u dili kara, ka hor tag iyo tallaalna ma leh.

Ina Iley taliskiisii iska daa kilinka 5aade, soomaalida xorta sheegata itoobiya lagumasoo hadal qaadin karin tuulo ka mida.

Gudoomiye uu magacaabay ina iley, beesha hadda is waalaysa quraan iyo duco inay ula yimaadaan mooyee waligood hadal lagama maqal.

Kobta'tadan anagaa iska leh laga dhamaan maayo cid kalana waxba uma ogola, mushkiladuna waa xoriyadda.

Hadii la waydiiyo gudoomiye degmo oo beri la badali karo maxaad ku mucaaradaysaan waxay ku jawaabayaan batrool iyo gaas baa ka buuxa !

Batrool iyo gaz dhulka soomaalidoo dhan waa ka buuxaa, hadii amxaaro soo saarto kan ku jira killinka, qaybintiisa soo ayagu iskama leh, yaa adiga wax kaa waydiinaya?

Waxaa laga yabaa tuulooyinkaa caro gaduudaa, gudoomiyaha loo magacaabay inay jabhad cusub u asaasaan oo dad badan ku naf waayaan.

Laandheeraha sida soomaalidu u taqaan ma'ahan, laandheeranimadu waa qab deeqsinimo ka buuxdo, ma'ahan tiro aan tayo lahayn.

Ninyahow laandhernima maxad kataqana, you come from a small irrelevant who are fortunate to win the lottery twice. But never again.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Cagjar is a traitor and deserves to be shot for giving refugees positions they do not deserve. I hope the Og of Dollo shoot the new governor dead. Ogadenia belongs to Og. Go back to your dusty tuuloyin in Somalia.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

knowledge, should be cured the ignorance, if that not happen, then we are real trouble.

Waligeen ma jahli iyo takhaluf baan ku jiraynaa?

Doollo hadii loo bixiyay wax dhiba kuma jiro waa magac ahaan.

Degmo ahaan intuu doono haka koobnaado waxaan hubaa in puntland iyo somaali kalaba degto ugu yaraan sadex ilaa afar degmo, sida galaadi bookh wardheer laftigeeda iyo tuulooyin aad u  fara badan.

Somaali galbeed in xukuumad laga dambeeyo iyo cidii ay magacwdo, way ka wanaagsantahay in qabiil marti loo noqdo.

jubaland is not only tall man's home.

Allow other people's rule, then your ruling will be acceptable.

you don't need kenyan protection, for no reason, fighting brothers under occupation is very shameful.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
5 hours ago, gooni said:

Go rule cabudwaq. Jubbaland will always be lead by OGs.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

I will rule everywhere, pure somali doesn't need a shade from any one.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
2 hours ago, gooni said:

I will rule everywhere, pure somali doesn't need a shade from any one.

Don’t make me laugh. Most of you are of low stock. Short, big forhead and big teeth. 

Boon Dblock lainku sharfay baa tihin ee amus.

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

I will rule everywhere, pure somali doesn't need a shade from any one.

Well put,

Share this post

Link to post
Share on other sites

It was easy for Abtigis to badmouth Illey and make friendship with Oromo or Amxara on meetings, YV and facebook.

He was expecting to make short stay in Jigjiga and jump to Addis Ababa. That line has been cut.

Now he really have to govern, and govern most difficult to govern, but reliable if they trust. He has to build water catchments, roads, schools, arrest people when do something wrong, investigate people to get to the bottom of something....

Lets see the democracy of face book on the ground.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.