Sign in to follow this  
nuune

Ramadan without saambuus, be carefull

Recommended Posts

Showqi   

Waa la is qabsaday oo madaxa ayaa la isla galay. Oo maxaa la isku qabsaday!!! Waxaa la isku qabsaday Mandhaasi? Mandazi? Bur, Quraac, Kackac, Kaakac? waxa ay yihiin iyo sida loo cuno. Ma malab baa lagu daraa? ma sonkor baa lagu bilbilaa? ma Oodkac baa lagu cunaa,,, Bal sidee loo cunaa?

 

Markii la isku wareeray ee la kala saari waayey Mandhaasi? Mandazi? Bur, Quraac, Kackac, Kaakac? waxa ay yihiin iyo sida loo cuno. Awoowe Googlena laga waayey wax sawiro ah oo arintan ku saabsan. Ayaa qaar dadka ka mid ahi waxa ay ku Ooyeen :"Where is Nuune when you need him?" :D Qaar kalena waxa ay ku baroorteen:"Where are the woqooyis when you need them?" :D

 

KK ayaa illaa iyo iminka isku dayaysa in ay xaliso arinta Mandhaasi, inkasta oo aanay ku guulaysanin ilaa iyo hada. :D

 

Juxa iyadu weey ka gaabsatay in ay wax ka tidhaahdo arintan.

 

Aniga oo ah ina-Bur-liqe aka Showqi waxa aan u maleynayaa in doodani ay noqon doonto mid d-abo dheer oo socon doonta ilaa iyo Ciida Soonfurka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Norf, mandhaasi isn't what you posted, it's what KK posted. I forgot the name of what you posted but people eat that as well.

 

Juxa xasid sanidaa. Waa la wada ogyahey inaad tahey macalimadda AfSoomaaliga ee maad shakiga inaga saartid.

 

Showqi, sheekaddii oo dhan waa soo koobtey laakiin waxaad ka tagtey qeybtii sharaxaadkaagii :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by NinaNC:

Intaas oo dhan markaad qoreysey, maxaad u sheegi weysey Somali wax lagu dhaho Maandhaasi? mise ma taqaanid?

Nina, Mandhaasi markii aan qoraayey ma u jeedid miyaa in aan Calaamad Su'aal ku dabadary markasta. Maxaa ii kashifee :D

 

Haatu, sxb ha iga deg degin sharaxaadeeydii weey soo socotaa. Waxa aan sugayaa inta ay Khuburada Af-Soomaaliga (Nuune, JB, KK, Maaddeey, Juxa, Xiinfaniin) meesha ay isugu imanayaan oo ay iyaguna madaxa isla galayaan.

 

Afka Soomaaliga marka la eego gobol kasta raashinka isaga oo isku mid ah ayey hadana magacyo gooni ah u kala yaqanaan.

 

Tusaale:

Qasab = Aala Sonkor

Qare = Xab Xab

Canuuni = Caad

Babaay = Cambe fil fil

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

REQUIRED DAILY ACTIVITIES:

 

Get up for Fajar on time and pray Fajar with its Sunnah.

 

Make morning Thikr.

 

Pray all prayers on time and with the congregation if possible.

 

 

Make the recommended Thikr after every prayer.

 

Pray all the 13 rakah of Sunnah prayers.

 

Make Qunut/Dua for the Muslim Ummah in a prayer.

 

Make Dua for your parents and mine and the rest of the Muslim parents both dead or alive.

 

Command one good.

 

Forbid one evil.

 

Pray all the prayers in the mosque (males).

 

Read the Tafsir of one verse of the Quran.

 

Read one new Hadeeth and its meaning.

 

Read 1 page of the Quran as a minimum (with understanding).

 

Attempt to increase in knowledge(reading/listening)

 

Attempt to practise one rare Sunnah of Rasulullah (p.b.u.h)

 

Make one Muslim smile.

 

Make an orphan smile.

 

Make your parents smile, hug and kiss them.

 

Do not argue, nor backbite with anyone.

 

Do not harbour ill feelings in your heart against anyone.

 

Do not do anything you're unsure about its permissibility.

 

Try your best to take care of your body.

 

Give charity (monetary).

 

Preserve or remove a harm from the environment.

 

Make Dua for the Prophet (p.b.u.h)

 

Make Tawbah & Istighfaar 100 times.

 

Ponder 10 minutes about struggling for this Deen.

 

Do a special deed that is secret between yourself & Allah s.w

 

Give some of the extra food from afur to your neighbours.

 

Make your afternoon Thikr.

 

Pray taraweeh prayers.

 

Pray the Witr prayer.

 

Read Surah Mulk before going to sleep.

 

Write down/update your will.

 

Ponder about your Death and of the Day of Judgement.

 

Pray absolute minimum 2 rakah Tahajjud prayer.

 

Ask Allah for Jannah and refuge from Jahannam (X3).

 

Go to sleep in a state of Wudu.

 

Go to sleep without ill feelings towards any Muslim.

 

 

REQUIRED SPECIFICALLY ON FRIDAYS

 

Read Surah Kahf.

 

Attempt to pray Jumah earliest time & best gathering.

 

Ponder 5-10 minutes about the khutbah & its message.

 

Take extra care to groom & maintain yourself.

 

Make Dua only for Rasulullah (p.b.u.h)

 

 

WEEKLY REQUIREMENTS

 

 

Memorize minimum 1/4 page of the Quran (with understanding)

 

Memorize 1 hadeeth of Rasulullah (p.b.u.h)

 

Memorize 1 Dua from the Sunnah.

 

Feed/Clothe one needy person or give a gift to one.

 

Make Istikharah about an important matter.

 

Attempt to join the hearts between two Muslims.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this