Sign in to follow this  
Maaddeey

SOL-er Cusub, soo dhoweyn ma jirtaa?

Recommended Posts

Maadeey, soo mood oo soo dhaaf. Magacaan aan maqlo waa hore igu dambeysee. Yar aan qaraabo ahayna gurigeena kusoo koray isoo xasuusisay, qof ka qosol iyo kaftan badnaa jirin, markuu geeriyoodayna Xamar dhan inay guriga iskugu imaatay la mooday yacni sida aad iyo aad loogu jeclaa. Eebba ha u naxariisto.

 

Anyway, soori sheeko kuu galee maadaama magacaan qiimo ka leeyahay agteyda.

 

Mar labaad ha dhaaf, ha mood.

 

By the way,

gaan inta Qalanjo kula bood boodaayo oo Shaleeydeydaaa, shib lee haadee ku haayo adiga uu ahaa filaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

M.M.I, eed & eed aa i mahadsantaa, samigeeyna Alle ha u naxariisto.

 

Sorry, sxb YOUTUBE ma furan karo!

 

Ms DD, i'm honored!

 

Abwaan, Mahadsanid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

bisinka sidi maadeey looo soo dhaweeyay aanba ka yaabay ani mugoo

 

eeboow cade soo dhaaf, marti ha iska dhigin, cidaan soler amaanta ugu roonow.

 

haaheey liibaan waligaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Maaddeey, walle SOL aad baad ugu kuura gashay. Haaheey, waad ku saxan tahay maqaar-saarkayga. Laakiin intaa wax ka dhaafsiisan baaritaankaagu yuusan gaarin. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Maaddeey soo dhawow sxb ( though in a sense I'm still a new comer ). Wara nasiib aa leedahay anaga wax na soo dhaweeyay ankee ma arkin. Sida qoraalkaada iiga kaa muuqatana ( though I dunno in laguu qoro iyo in aad adigu laftirkaada qortay ) inan rageedii ah baad u yara muuqataa. barteeda ka sii wad sxb. Ciao!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Moonlight, YAA SALAAM! red carpet-aa?, TY, sxb AVATER-kaaga yaaboow leeyahay!.

 

Juxa, mahadsanid, magac nin wadatidee?

 

Ngonge, TY, laakin what r u implying?, adiga conclusion fududidaa? horaa loo yiri: "ARAB JARAB WAMAN SHAAFAHU HARAB"

 

Jamaal, lol sxb ha ka cabsanin, inkastoon Curiousity isaga dhashay haddana waan is xakamayn doonaa, aanba yeele wiilkii booca ku sireystay: "Bororku dhega dameeraad buu leeyahay"!

 

Prince, mahadsanid, sxb ogow Oday ban ahaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

*prince*, laguma soo dhoweyn miyaa? Sheemo dheh reer SOL! Anaga dadkii nasoo jeedsado oo nadhoho 'isoo dhoweeye' leensoo dhoweynaa, naga raali noqo...Hadaba waa tehee: Soo dhowoow, gacmo furan, lugo xiran, ciridyo kala gadgaduudan, ilko kala dhaadheer, timo kala jilicsan (kuwana ka haaday), iyo cirbo mileage wada koray!

 

Wacdalaan waligeey sidaa qof usoo dhoweyn!!!

 

 

Originally posted by NGONGE:

Welcome back.
icon_razz.gif

Alla NG jecliyaa mar marka qaarkood! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Kool_Kat:

 

 

quote:

Originally posted by NGONGE:

Welcome back.
icon_razz.gif

Alla NG jecliyaa
mar marka qaarkood
!
:D
[/QB]
:confused: :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this