Sign in to follow this  
Maaddeey

SOL-er Cusub, soo dhoweyn ma jirtaa?

Recommended Posts

Maaddeey   

KK, Walaahi waad iga qoslisaa, "xumaanna ha u qaadanin" as Jayte AUN would say.

 

As for the MACAWIS i'm wearing one as i'm typing with my 2 forefingers!.

Haddii raggi gurigooda aadan ugu oggoleyn MAcawis, adiga amaad banaanka surwaal ku aaddaa lee?,

Allamagan, mahadsanid, haa waa hoosgunti, sida KK aan ka dareemayse waad is-yeelyeeleysaa!

 

Aaliyah, mahadsanid walaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Indhoos, mahadasanid soo dhoweyntaada, haddana mar labaad mahadsanid akhbaarta Wiilo, Ilaahey ha u fududeeyo.

 

Aaliyah @ KK, Teleefan ma haysatiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Muxuu kawadaa noo jilci bal?

 

Aaliyah, ani ima guursan karyo, ee adaan kuugu faataxeyn lahaa! icon_razz.gif:D

 

Haddii raggi gurigooda aadan ugu oggoleyn MAcawis, adiga amaad banaanka surwaal ku aaddaa lee?

Surwaal intaan xirto aan wilibo goonana ka faanaa xirashadeeda, bal arintaas kawaran? I think quraan saar baan rabaa, laakiin ninka Nuune layiraahdo iga ilaali quraankiisa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Welcome adeer.

 

If you will take my advise, avoid this section, and instead go regularly to the politics section to learn the beauty of our unity, harmony and great solidarity, or you will become a victim of a major scandal involving with a Garoob.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Aaliyah416:

teleephankeena maxa ku fali? miyaad na guursan laheed
icon_razz.gif

Loool Aaliyah oo kaftameysa i koow! horta 416 ma ku badishidoo 647 ha noqote Aliyah647, I mean by year 2010.

 

Originally posted by Kool_Kat:

Allamagan, xataa anaa?

KK, am seriyooos! annigu koleey fargad baan u aqaan, kuwa hoosgunti ugu yeerana wan arkay balse abidkey macwis ma maqal hadda lee bartay nooh. Life is long learning process ma ladhihi jirinoo .. ar runwaaye!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

lool@Indhooos, u fasir yaaqeey..

 

KK, waxaan ka wadaa: derisaa tihiine taleefan ku sheekeysta!

 

KK, Alleylehe, meeshaan kula rabay waa joogtaa! Haddii Nin raga oo macawis rag lagu yaqaan (Somalia, Yemen, Indonisia, Pakistan, India, Bangaladesh..sii wad)aad u diiday inuu gurigiisa ku xirto,kuna tuhuntay "NIMOOW-NAAGEESHnimo" Adiga oo Soomaaliyad Muslimad ah haddaad SURWAAL qaadato maxaad noqonee?? dib isugu noqo bal!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

AllE-Ubaahne, mahadsanid, Politics section waan arkay waan tegi doonaa IA, waxna waan ka arkay, haddase ujeedadaydu waa is barasho, Garoobka & waxad sheegeyso waa maxay? Megaphone-ka illeyn bilaash uma wadatid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Maaddeey, horta bal aan mid meel isla dhigno: Ani qofna uma diidin in wuxuu rabo ama rabto ey xirtaan...For all I care, sidee hooyadiis kudhashay guriga wuuku joogi karaa (kaba sii fiican :D )...Laakiin waxa aan ka hadlay waa aniga sida aan u arko macawista sideey u egtahay...Yemen iyo Indonisia intaad iga tuureyso, maa idhahdid lee 'aabahaa baa xiran jiray', maxaa meelahaas iigu fogeynee?

 

Anigoo Soomaali Muslim ah hadaan surwaan xirto bal iisheeg waxaan noqonaayo? A bird?

 

Allamagan, xaaladu hadeyba fargad mareyso waanka daba haray...Fargan aan maqli jiray, fargad maa ii keentay maanta?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadey soo dhawoow widaw

 

nin imtixaan ah inaad tahay threadka ugu horeeya aad nagu soo gashay baa laga garan karaa.

 

xeelad fiican baad samaysay lakin .. markaad dadka kale baratay iyo siday wax u socdaan uun baad afka kala furatay.

 

newbies ka cusub waa inay kaa faa'idaystaan.

 

mug kale soo dhawoow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Geel Jire, Libax san ka taabte & Canjeex, mahadsanidin, khayr Alle ha idin siiyo.

 

KK, dhib ma leh, xorna waa tahay waxa leen ka waday (using ur own judgement) wixii aad nimanka ku tuhuntay yaan lagugu tuhmin! Soomaali Muslimad ayaad tahay hadda, hadhowna saas lee IA

lool@ Fargad! anaa la yaabanaa hortaa, adiga EXAMINATION! aa tahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this