Sign in to follow this  
Baashi

Polygamy in U.S. | Black Muslims turn to polygamy

Recommended Posts

^^Dani ka adag indeed :D

 

Baashow, nin aan asxaab nahay oo maraykanka inta ka guuray gabdhihii carabta iyo africa jirey baabah ka dhigay baa soo laabtay. Wuxuu yiri inaan ragga u warramaan rabaa. Waxan ku iri saaxiib aniga mushtar iyo siyaasad midna ha iiga sheekeyne, waxaan jeclahay iiga sheekkee. Wuxuu yiri maxaad jeceshay? Waxaan iri dumarkaan jeclahay inaan iska guursado? Wuxuu yiri oo maad iska guur-guursatid sow iyagan meel walba dhooban, maxaa kaa horjooga? Waxaan, iri dan, iyo waxooga caqli ah?

 

Wuxuu yiri raguu waa saddex.

 

1- Nin la aaminay. Yacni waa rabbaayad! waa sida Baashi, Castro, NGONGE iyo xiin oo kale. Mar alle marka qorraxdu dhacdo bay sidii digaagi dhankii guryahooda ka jiraan usoo carraabaan. haweenka ay qabaani waa yaqaanan oo kama shakiyaan... waa aamin.

 

2- Nin la dhaariyey. Yacni marbuu inta xiniinya is biday oo sida gabdhaha loola sheekeysto yara practice gareeyey buu damcay oo haweystay. Inta la ogaadaybaa oo la qabtay baa xooggaa la gil-gilay. Dhaarbuu isku xaabiyey, oo kitaabka quraanka dhowr second guduhood ku maray. Sidaa laguma deynine waxaa la yiri inaadan anoo jooga guursanayn ka dhaaro, dhaarbuu xuf isku siiyey. Waa dhaarsanyahay---wuxuu ku dhaarsanyahay inuusan guursanayn inta Caddeey subax walba kasoo agtoosayso.

 

3- Nin laga quustay. Kani waa raggeedii. Bishii ugu horreysayba naaga kale raadintood buu ku jirey. Ama dhabiiciyan buu u hawo badanyahay, ama faham diini ah oo u gaar ah baa wada. Miday tahayba, asaga iyo dumarka waxbaa isugu jira oo intaa ma kala baxaan. Tuu arkaba ishuu la raaca. Farsamo yaqaan buu ku yahay duulkan sida loo dhaqo. Way iska rabaan oo ma diidaan. Adigu waa wiil belo.

 

Baashow saaxiibkay raggii intaas buu u qaybiyey. Wuxuuna i yiri haddaad rabto inaad hawshaan ka sal gaarto, darajada labaad soo gaar oo halagu dhaariyo,laakin bal xiniinya iska baar oo wax isku day. Marbaan damcay intaan xanaaqo inaan Cedar aado...laakiin dan iyo caqli baa weli i hortaagan. Bal ka tali yaa Baashi!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Alleylehe waxaan marqaati ka ahay in saaxiibkaa xaakim yahay. Maxayse kuugu taal! Saaxiibkaa waa raggay Qallanjadeydu dubaha weyn u qaadatay oo inaanba la kalaamo iga hor istaagtay :D . Wayba xajiimoonaysa kolka ay aragto mid aan rabaayad ahayn anniga oo la taagan.

 

Awoowe wiilkaasu waa will hoog si wanaagsan u darsay duulkan. Xiinoow boowe laguu warran. Horta Cedar ha aadin. Waxan cilmi-dhegood iyo waxa-la-yiri ku dhegadhegeeyey in duulkaa aan marnaba faa’iido laga keenayn. Xiinoow Philly bay ka dhawdahay. Sisters madow iyo cadaanba ceynkaad doonto horta waad ka helaysaa. Xanta iyo shayaadiinta dumarka u kala warqaadana geed baad issaga xireysaa.

 

Bal ninyahow kolka aad xanaaqdo oo xinniinyaha aad ragganimo ka baadho oo aad dumaashiday aad tidhaahdo Qallanjo naruurada iyo nasteexada Ilaahay kuu gartay la wadaag hablaha kale ee cadiban awoowe dhabaha I-94 inta qaadid Philly isa sii taag.

 

Annigu ragga is dhiibay ee rabaayada noqday yaan ku biiray. Yaryarkaan rabaa inay miis rag leeyahay wax ka fariistaan marka awoowe leyli iyo jarabarkooda yaan ku habsaamay ee saa iila garo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I extremely dislike sharing my clothes, shoes & make up with my little sister...I cannot imagine sharing something so intimate/personal with another woman.

 

Good for them if they're ok with it --- although someone's always going to feel jealous & left out. I wouldn't call that a happy marriage.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Baashi:

BOB, trust me buddy managing one household in Qurboland is extremely challenging. Kids with all their blessing are pain in the neck -- they are full of energy and if you want to have them spend less time in front of TV or video games you gotta get them out of the house and have them entertain themselves with sports. Too much work wallahi.

 

Awoowe danni kaa adag
:D
Hibaaq, Haboon, iyo Idil oo i wada dhawaaqaya baanan dan iyo heelo ka lahayn
:D
. Brother hadaan berri shabeel ahaa haatan salkaan dhulka dhigay
:D

Bro I feel your pain smile.gif ...libaax duqoobay mukulaal aa ku cayaarto...waxba kaama yaqaanaan.

 

 

Bro aniga waxaad igu ogtahay gabdhaha xerooyinka qaxootiga joogo ee Allah ka tuuga inu usahlo midee weesada ku dhowrtaan...ogoow kuwaasaa marwooyin run ah illeyn waxee diyaar uyihiin inee reer dhaqdaan.

 

 

kuwa qurbaha joogo aniga waaba ka cabsadaa inee indhaha faraha iga galiyaan oo waxba kuma darsado...hada my penpal is from Ifo Refugee Camp and she introduced me to her friend from xerada Dhagaxley marka hoosha waa isku dhacsantahay. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

^ Sexual exploitation of refugees baa lagugu qaadi adi waa dhow.
:D

Adiga suuq xirka dhaaf...teeda kale sir ahaan baan idinkugu sheegay ee hadalka hoos udhig yaan la maqlin...waad ogtahay halkan waa full of Die Hard Feminists smile.gif .

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aminah recalls that Mecca helped prepare the wedding feast.

Aminah, who's finishing college, lives in an apartment a few miles away from Mecca's house. Zaki moves between homes on alternating nights. But every week after Friday prayers, they get together as a family.

"It can be a variety of things," Zaki says. "Going to a nice restaurant, catching a movie, going bowling, maybe seeing a concert. All kind of things."

"I always call it family date night, because it's one big date," Mecca says. "We just chill. I always look forward to it. We always have a ball, laughing, goofing around."

This is so romantic!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

It's hard enough to handle one wife, let alone 2, 3, or 4. That ain't for me, but masha Allah for anyone who wants to do it. I know a black Canadian brother who actually went to Ghana to find a second wife

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Baashi,

 

I was in Phily this past week searching for a place to live since I will be going professional school there starting this fall.The place is full of Hijabiis.Everywhere you go you can feel the presence of Muslims in the city.Though the city itself is dominated by large number of AA you can still see Musallas and Masjids.If you and Xiin are inserach of second wifey I will accomodate you guys in the city of brotherly love ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D Stoic, my good brother, thanks for the brotherly offer.

 

But before we embark on this minyaro hunt, you gotta secure the first marwo so we can level the plain field in this mission :D ! It would be grossly unfair to help me get a second wife while you are still aad doob tahay. Perhaps I should invite you to the city of lakes instead.

 

Advantages you will have in this city include, F Brown @ Karamel Mallka , Ladif @ Mall 24ka, aan xiin at the AA Mosque all helping you to find a good match.

 

Allow ma la taliyey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^Dani ka adag indeed
:D

 

Baashow, nin aan asxaab nahay oo maraykanka inta ka guuray gabdhihii carabta iyo africa jirey baabah ka dhigay baa soo laabtay. Wuxuu yiri inaan ragga u warramaan rabaa. Waxan ku iri saaxiib aniga mushtar iyo siyaasad midna ha iiga sheekeyne, waxaan jeclahay iiga sheekkee. Wuxuu yiri maxaad jeceshay? Waxaan iri dumarkaan jeclahay inaan iska guursado? Wuxuu yiri oo maad iska guur-guursatid sow iyagan meel walba dhooban, maxaa kaa horjooga? Waxaan, iri dan, iyo waxooga caqli ah?

 

Wuxuu yiri raguu waa saddex.

 

1- Nin la aaminay. Yacni waa rabbaayad! waa sida Baashi, Castro, NGONGE iyo xiin oo kale. Mar alle marka qorraxdu dhacdo bay sidii digaagi dhankii guryahooda ka jiraan usoo carraabaan. haweenka ay qabaani waa yaqaanan oo kama shakiyaan... waa aamin.

 

2- Nin la dhaariyey. Yacni marbuu inta xiniinya is biday oo sida gabdhaha loola sheekeysto yara practice gareeyey buu damcay oo haweystay. Inta la ogaadaybaa oo la qabtay baa xooggaa la gil-gilay. Dhaarbuu isku xaabiyey, oo kitaabka quraanka dhowr second guduhood ku maray. Sidaa laguma deynine waxaa la yiri inaadan anoo jooga guursanayn ka dhaaro, dhaarbuu xuf isku siiyey. Waa dhaarsanyahay---wuxuu ku dhaarsanyahay inuusan guursanayn inta Caddeey subax walba kasoo agtoosayso.

 

3- Nin laga quustay. Kani waa raggeedii. Bishii ugu horreysayba naaga kale raadintood buu ku jirey. Ama dhabiiciyan buu u hawo badanyahay, ama faham diini ah oo u gaar ah baa wada. Miday tahayba, asaga iyo dumarka waxbaa isugu jira oo intaa ma kala baxaan. Tuu arkaba ishuu la raaca. Farsamo yaqaan buu ku yahay duulkan sida loo dhaqo. Way iska rabaan oo ma diidaan. Adigu waa wiil belo.

 

Baashow saaxiibkay raggii intaas buu u qaybiyey. Wuxuuna i yiri haddaad rabto inaad hawshaan ka sal gaarto, darajada labaad soo gaar oo halagu dhaariyo,laakin bal xiniinya iska baar oo wax isku day. Marbaan damcay intaan xanaaqo inaan Cedar aado...laakiin dan iyo caqli baa weli i hortaagan. Bal ka tali yaa Baashi!

Raggeedii ... ninkaasi armuu macalinkaygii ahaa , :D

 

 

Lakin mid afraad baa jira ,,,,,,,,,,,,, hadhow baan idiin sheegi ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Xiin,

 

Ninka saaxiib-kaa, rag'ga waxuu oo kala qaybiyay sadax. Ma xuma. But he forgot the 4th and most critical category: Iskaabulaha oo barkinta qoor-sagaaro ku hayo.

 

Here's the problem: Marriage is simply not feasible while ur still in school. Maa fee faloos, abti. Financially and logistically, it's daunting(not impossible, but very close).

 

But since necessity is the mother of invention, there's a Marriage 2.0 formula, updated just for broke students, now making headway among the youth. It's called: Zawaaj bi niyat talaaq(marriage with the intention of divorce). Although subject to alotta controversy, quite a few scholars have ok'd this, Shaykh Bin Baz among them(although he was 'overruled' by Shaykh Ibn Cuthaymayn).

 

In theory, it's great. A xalaal version of friends-with-benefits. But it gets very dicey in practice. First off, you can't tell the wifey(by the numbers, mostly Ahlul Kitaab) this marriage is only for the short-term, cuz if u do, then it becomes Mut'ah and the marriage is invalid. And if u don't tell her, then ur basically engaging in fraud, cuz you already told her "I can't live without u" and she's seeing stars and is picking out names for non-existent kids.

 

I mean, what do u tell her when it's over...."Um yeah, we had an amazing time together these past few days/weeks/months, but all good things must come to an end, and um, I gosta roll out. Sorry."

 

Wifey, face frozen with shock: "But WHYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY ?"

 

It's cruel and a couple of other words, none of them good. Marka abti, find me a loophole somewhere. Like if people can come to a unspoken tacit agreement, wink-cough-wink, that this most likely won't be a 'till death do us apart' joint, but more of a practical arrangement for mutual xalaal benefit. And if it grows into something enduring, then great. That way nobody gets blindsided. Some scholars say that any mention of a timeline immediately invalidates the marriage.

 

Marka, athiga iyo saaxiib-ka, research noo soo sameeya, extenuating circumstances and all.

 

Hadee kale, waxay noqonaysaa Minyaro Market inaa naligu careeriyo, lol.

 

Stoic,

 

I was in Philly this morning, you're right, AA hijaabiyaat all over the place, eclipsed only by the number of kuufis and beards.Mashallah, muslims there represent. Me and my brother were playing the "Spot a Muslim" game as we drove around. "Waraa, kaas Muslim waye.....maya, maya, kaas garkiisa style waye, he doesn't count"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

^I don't get what being a broke student has to do with putting an expiry date on a marriage. You have enough money to get married but not enough to stay married?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this