Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Muuse Lokal: Axmedoow, meet me, see me, please

Recommended Posts

MMA the only people that work and are submissive to Ethiopians are your community in baydhabo they proudly wave the Ethiopian flag cooperate with Ethiopians they might even eat kitfo there is nothing Somali left in the cultural being of your people. Haday cidi ceeb u dhimanayso reerkina ceeb u dhiman laha balse ceeb ba uma arkan in la duleystee  oo la xabashiiyey. Sababto dadka qaarba  dhiig lahayn imika adigu waxad ku mashquushay Somaliland. Reerkinana xabashi ba  caadi u gumeysta kama fakirtiid siidad u xoreyn lahayd  sababto ah waad is dhiibtay.

  • Thanks 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

Mowduuca gedo iyo dharka dumarka haku talaalin waa mowduuc muhiim ah

Somaliland dhulkaad u taqaan aniguna u aqaan W/galbeed waa la gumaystaa.

Waxaa gumaysta ingiriiskii ka tagey lixdan sano ka hor oo ilaa iyo iminka ay ka marqaan jabi la'yihiin

Waxaa kaloo ay u xiiseen tigreegii ay shamaca u shidi jireen intaas miyaad inkiraysaa walaal?

Nasiib daro aragtidaadu aad bay u hoosaysaa rag iska celintana waxaad u taqaan labo beelood oo walaala ah ama sadex inaad kala fadisho adigoon is ogayn oo khiyaaligu kala fogaaday

Abey ahmed ilaa iyo iminka wax casuumaada lagama hayo!,

Manoo sheegi kartaa sababta ay sugitaankiisu ugu daba dheeraatay nadaamka hargaysa?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

khayr bay ku danbanaysaa insha allah

Waxaan akhriyay in badan ama dhagaystay dad ay ku sheegeen aqoon yahan,waxaana iisoo baxday

hal arrina oo ah

Inaysan soomaalidu aqoon yeelan karin inaba

Waligaa ma maqashay nin aqoon leh oo wadani soomaaliyeeda?

Maxay tahay sababtu?

Kow maskaxda caqli ku jiraa waa labo, waa baaritaan kaligay u khuseeya oo cid kale aysan wax eeda ku lahayn wixii ka yimaada

Kow caqli aad yar iyo

mid dhex-dhexaada.

Soomaalida waxaa laga helaa midka aadka u yar, kan dhex-dhexaadka ah wax shaqo ah kuma lihin, lagamana helo dadka soomaalida.

Takhaatiirkii swidishka ahaa yaan ku waafaqsanahay arintaas inkastoo ay haboonaan lahayd in la helo dad aan xanaaqin oo waydiiya waxa lagu dawayn karo.

Kan aadka u yar haddii aqoon diimeed iyo mid maadi ah lagu shubo wuxuu asaguna usii qaybsamayaa labo.

Mid wax laaya ama gumaada oo diinteenii dhexdhexaadka ahayd u bedala mid adag sida ururo diimeedka ka muuqata.

Mid isku dhex yaacsan oo cilmiga maadigu sababo, fikirkooduna kasii hoos maro ilmaha dugsiga hoose, sida kaa muuqata adiga iyo ilmo samatar c/wali gaas iyo kuwo kaloo fara badan.

Maxaa u sababa ayadana?

Aragtidayda haddii aan aqoon lagu shubin sidan way dhaami lahaayeen oo waxaa celin lahaa dhaqan iyo waano ay ka maqlaan dadka aan aqoonta lahayn.

Haddiise lagu yiraahda shahaadaada  aad haysataan dad yar baa afrika ka haysta waxaa laga yaabaa inay dharka ka furto ayagoon is ogayn ama ayba uga darto.

Tusaalaha ugu sahlan baan ku tusayaa gaar ahaan sidaad u fekerayso

Qaran waxaad u taqaan sadex habrood oo 180km dega oo waliba midu carootay.

Guulna waxaad u taqaan soomaali kala tagtay oo daciiftay ninkay wax ka tirsanayeena mootan yahan sodon sano.

Sharafna waxaad u taqaan gabar soomaaliyeed oo la kufsaday inaad ku kala  saartay qabiilada ay kasoo kala jeedaan.

Af soomaaliga saxdaa waxaa lagu yiraahdaa arintaas oo kale tacab khasaar.

Casuumaadii abey ahmed ayaduna way imaanaysaa nafta khayr u sheeg ina adeer.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Since no body answered the endless knocking on the door of the Xabashi prime minister's office, Muuse Lokal iyo xirtiisa as a result of another deep marqaan session think they can come up with a new strategy - entering via the window in order to meet Xabashi leader. As if.

Somaliland oo Abiy Ahmed u gudbisay dalab cusub oo ku saabsan Soomaaliya

Dawladda Somaliland ayaa ugu baaqday Raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya oo uu u xaliyo sidii uu u xaliyay arrimaha Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan.

Wakiilka Somaliland u jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Mr. Axmed Xasan Cigaal, oo u waramay wakaaladda wararka Itoobiya ee Walta, ayaa sheegay in Somaliland aad u soo dhawaynayso isbedelada uu Raysal wasaare Abiy Axmed ka hirgeliyay gobalka Geeska Afrika.

Mr. Cigaal wuxuu sheegay in isbedelada uu sameeyay raysal wasaaraha Itoobiya ay burburiyeen buuro kala dhex yaalay dalalka Itoobiya iyo Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo dib u heshiisiinta uu ka dhex dhaliyay madaxda dalka Koonfurta Suudaan, “Waxa aanu raysalwasaaraha ka rajaynaynaa in uu sida oo kalena u soo jeesto Somaliland iyo Soomaaliya.” Ayuu yidhi Wakiilka Somaliland.

Waxa kale oo uu wakiilka Somaliland sheegay inuu ku rajo weynyahay in Itoobiya noqoto dalka u horeeyay ee ka badheedha aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, “Waxaanu rajaynayaa in Itoobiya noqoto dalka u horeeyay ee dunida u sheega in Somaliland xaq u leedahay in la aqoonsado.” Ayuu yidhi Wakiilku.

Waa markii u horaysay ee ay dawladda Somaliland ugu baaqdo raysalwasaaraha Itoobiya inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muuse biiixi knows xayle sellassie muuse know  ina xaylemaryam fresh Prince of qeero waxba meesha kuma hayo aan ahayn  ina cagjar iyo Ina iley oo u xidhay iyo gaala madow oo fashaash sita. Qoladinan reer baydhabo xabashi caadi ah baad noqoteen baydhabo amharinya iyo afka gaalo madowdi walagaga hadla iyo afka dawersiga yaa alle waxsiiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

'Dibadii baa nagala soo xiray.' 'Baasaboor ayaan Xamar ka baryeynaa.'

Feysal Dhurwaa uultimo waa qarsan waaye waxa bogtiisa ku heystay, telling the truth to marqaamistihii weynaa Muuse Lokal.

 

Miskiinoow ma waxaad u malaysay muuqaalkani inuu inatusayo Somaliland oo wax laga dhimay😁 Run ahaantii aragtidani waxay kutusaysaa sida nidaamka siyaasada Somaliland u shaqeeyo iyo sida wixii dhib ah ee yimaada aan loogu yeedhid Burundi iyo Uganda laakiin ragga dhulka u dhashay ay isugu canaantaan oo wax gacantooda kaga qabtaan. Miskiin foqal miskiin ayaad tahay ninyoow 😊

Share this post


Link to post
Share on other sites

The shameless secessionist have missed this bow humiliation to Xabashis, which hadn't happened for half a year. Saf sidee ugu jiraan ayaa igu daran, sida ardey kindergarten camal ah. Such a brazen ignominy. Dhurwaa and his likes are agitating for one.

BuDW2ls.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very sad to see Somalis to put down each other by saying: My man was seen by Abiy and yours didn't.

Ethiopians for the most part are very uncomfortable that Abiy is taking the country to deep into UAE/Saudi side. Very unusual for Ethiopia that survived on opposite groups good will. USSR, America, Britain, Turkey, Russia, France, China...just about everybody.

As for Isayas he is your typical dictator who one day expelled the Embassy of Sudan and the very same day gave it to Garang. Sudan had hosted at least half million Eritreans during their struggle. That is the thank you. Simply because the Americans told him to go against Sudan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

SL should work.with every Somali region, have a goos rapport,  PR, and try to.win and convince Somalis, instead of name calling. This is more productive than winning the heart of  forreigners.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
On 11/12/2018 at 12:29 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

The shameless secessionist have missed this bow humiliation to Xabashis, which hadn't happened for half a year. Saf sidee ugu jiraan ayaa igu daran, sida ardey kindergarten camal ah. Such a brazen ignominy. Dhurwaa and his likes are agitating for one.

BuDW2ls.jpg

Waaryaa dadkan aad ku khafiiftay waa dad xor ah maaha dad Ethiopia maamusho sida Koonfur Galbeed. Waxba meeshan hala wareegin sawirka nin hindhiso la yar jeestay waa good manners 😁

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa sawir aad fool-xun.

Boqoradda ingiriiska hadday hor istaagi lahaayeen hubaal inay jilbaha dhulka dhiggan lahaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.