Sign in to follow this  
LayZie G.

Rumor Central

Recommended Posts

Kool_Kat   

^Ar maya Tuujiye, qumayaal maha meeshaan waxa ka buuxo ee SOL aa nolol u eh...Sheekada kala saar... :D

 

Layzie, looooooooooooooooooooooooool...Ilaahoow hadaa cadi tahay maxaa dhahaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ your right walaahi... I wish this place was like how it was when I first got here.. laba bajaq la yaqaano aa u talin jireen meeshaan ilaa ee ka imaadeen dad ciyaal magaalo run ah oo awoowgood ka awoowgood ma gaalo ku dhasheen.... dad yaqaano kaftanka iyo foorjada, dad wax garad ah oo u arkan waxaan entertainment kaliya oo caqli eesan noloshooda runta ah ugaga dhigin waxaan...

 

Waxaa la yaab ila ah oo walaahi meeshaan iga finjicisay, dadka ka xanaaqaya marka lacaayo magac ee la baxeen oo been ah looooool "kool kat ma jirtid!!" lol calashaan koolkat is a fake name and not the real person looooooooool... ar dadkaanaa.......... war aniga oo mar xanaaqay yaa arkay meeshaan? Tuujiye is just a SOL name lol......

 

KK how you been yaaqee? waakuu xiisay ka waran adiga iyo rabshadaada!!

 

KK waqtigaan LG weeshidneed aan kudhahay alfalaax nineteen aa u xirnaa nooh lol

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lol, kaalay, just because awoowgaa aa magaalo ku dhashay doesn't make you any reer magaal than say the one oo awoowgood baadiyo ku dhashay.

 

Marka aan waxaan soo qoray, Koolkat meesha ma joogin, ee ayada xataa waan qarxin lahaa.

 

 

Iga tag, wali waa jiraa, aniga aaba isku qoslaayo, no joke.

 

PS:KK, ayaa mahaan intee ka baxday, I heard u been a busy body eedo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

war aniga oo mar xanaaqay yaa arkay meeshaan? Tuujiye is just a SOL name

WHAT? You mean Tuujiye is not your real name? Shyzek!!! :D

 

Waakuu faayaa...Rabsho aa? Ani waaye day?

 

This place waagii hore suu ahaa kuma soo noqon karo...Dadkii shidi jiray retired ee noqdeen qaar, qaarkii kalena groupka buufiska qabaan ee u gooyeen oo meeshaan weyka shiraacdeen...Lakiin adi iyo Layzie iyo kuwa camalka eh sidii laf dhuun gashay aa usoo taagan tihiin...

 

Waa ujeedaa Layzie inee shidneed iyada iyo sambuus kuurideeda... icon_razz.gif

 

Layzie, I am glad inaan maqnaa waagaan...Qarxis kama bixiyee, as is, adooba i qarxin aaba 'stalker' yeeshee...Hadaa i qarxin leheed amaaba mininkeyga hoostiisa lasoo istaagi lahaa? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Kool_Kat:

SOL rag badanoo gossip ka kuxeel dheeraayaa buuxee...

Kuwaas waxaa Kista looga yaqaanaa Nimiyaal ee rag haku sheegin kuwaas rati qooqan haku kor rooree... :mad:

 

 

Waxaa la iisheegay in waagii waddanka la joogay uu mid ka mid ah kuwa bidixda ka laafyoodo uu Subxaanyo gurigiisa ku dhex arkay...intuu banaanka usoo baxay uu qeylo ku dhuftay..."Allah niman noogu yeera...Allah niman maskaan dilo noogu yeera" xabadkuu iska garaacay aa la dhahay sida Abaayo Heeleey oo kale nooh...marka mid dariskiisa ahaa aa wuxuu ku dhahay..."Adiga Niman noogu yeera ku hayee...adiga soo Nimanka maka mid ihid...oo Ilaahay soo nin rag kaama dhigin? " xariifka intuu xanaaqay uu wuxuu ugu jawaabay "Uf iyo akhas caleek...ha i caaynin aniga waraa...Nimanka waa ka baxay nooh ee NIMIYAALKA aan hada ku jiraa"

 

 

Marka adigaaba sheeko keenay maanta hadaaba tiri SOL waxaa ku jiro "RAG" barafasooriin ku noqday in wax la sheegsheego.... :D

 

 

PS. Mukulaal Qaboow...beryahaan aroos ma aadin miyaa iyada? :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Lol@ Bob, KK, warka waxaa kuu cadeyey BOB, sheeko dumar duul baa lagu ogaa, markaa Raali gelin bixi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Waxaan maqli jiray 'If it walks like a duck and quacks like a duck, chances are it is a duck'!!! icon_razz.gif

 

Dabshidoow, BOB yuusan qarkaa tuurinee is qabo ina'adeer...

 

BOB, aroos maa rabtaa inaa kaaga sheekeeyo? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Word on the street is that NGONGE is approaching the wrong side of 50. The prospect of entrying senile dementia must be a daunting one. :D:D

 

I wonder if there is any truth to these damning speculations?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this