Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Puntland is a stake holder of Somalia and her cooperation shouldn't be hindered.
  2. +1. Every clan state deserves to be recognized.
  3. Xaaji Xunjuf;967787 wrote: ^^ Adigu you dont say much beryahan other than a smiley you oke mise khatuma banjartay , oo hadal ma jiro lol. Ramadan kareem horta. Waxaad meesha ku soo dhejisay waa wax u daran mashruucaaga aqoonsi raadineed. None of us can reset the clock and that was then but in our times Somalia has reshaped herself in many forms - Nothing shall be the same.
  4. Taleexi

    Somalis

    NGONGE;960882 wrote: This one is for Taleexi! The following morning and as the Italian came to open his shop, he found dozens of Somalis waiting for free haircuts. Wax i sii land iga dheh.
  5. Taleexi

    Somalis

    Mysterious species indeed. I believe Allah fabricated/created them for a warning to the humanity!
  6. IsseRiyole is making sense.
  7. Job well Mr. President.
  8. Prof. Samatar is a cool champ but his chances of holding any office is very slim.
  9. Sannadkan waa igu jiifta - my team waa loo qobooyey.
  10. Odayguna gar leh, Islaantuna gar leh - Waa iska xaal adduun.
  11. May Allah make it easy on your friend.
  12. Heesta taxanaha ah ee "iPhoneleyda" haddaan waxoogaa ku sii daro sidan soo socota baan u qori lahaa; iPhone wanaagiis Abtigiis asteeyoo Quud awliyaad buu Aagiisa geeyee Anna aafadiis iyo ibtilooyinkuu dhigo Afarley ku turee aayar ii dhegeystoo iPhoneka damiyoo Albaabada inoo xidha Waa aalad ammuur badan Aramiga jacaylkuu Arooryadii abuuraa Ayaamo dhowr ah dabadeed Erayo aan laguu wadin Oo alla macaanow ku qoran tahay Aayar kuugu keena Adna aad la oloshaa Oo wanaag ma aadide Isla aaladaas baad answer kulul ku siisaa iPhonow ba' alla muxuu ibtilo dhigay Ayaama kaleetana Adigoo kalahayoo Shaqadaadi aado Resume adkeeyaa Colleugaagu eega Amalkaa iftiinshaa Arligana ku faafshaa Bosskuna ogaadaa Iridda kuu baneeyaa iPhonow ba' alla muxuu ibtilo dhigay
  13. PACERS all the way.
  14. Prof. Samatar's political ambitions seem to be interesting to watch in the coming years.