Nin-Yaaban

Nomads
  • Content Count

    3,788
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nin-Yaaban

  1. Never mind, he's been reported to Libaax, the Admin and has been added to the Ignore list.
  2. Nuune, ninkaan goormaad meesha ka saari doontaan? Qashinkiisii baa batay, sxb.
  3. This is just sad all around. AUN the little kid though, cidiisana samir iyo iimaan.
  4. wyre;975211 wrote: Eroyooyin cus cusub Wyre aka Waryaa, adiga Af.Somali waxbaba lagaama weeydiinayo sababtoo ah kaadiiyaba khal khal ku jiro.
  5. Diyaaradaha Istaaga u kaca = Ileen ayagoo istaagan beey halmar iska duulayaan soo maahan sxb.
  6. As for the Gangs in MN, i haven't really been keeping up with these people lately. Looks like Qashin's killing each other (nothing to really to see there), happens there all the time. But i'd try to follow up on 'em, and let you guy's know if they ever post pictures/magacyo of the suspects.
  7. Cambuulo iyo bun;975591 wrote: LOL so am i bruvs aint no ciyaar ciyaar here some of the brothas got ak47s Ciyaar, Ciyaar kulahaa. Waraa Cambulo, kaalay soo adigu 'Ciyaal Faacali' from Wardhiigley miyaadan ahaan jirin?
  8. Safferz;975619 wrote: ~10 minutes to go until they start streaming Yes, I'm still up so I'll be tuning in after all. What's the streaming site?
  9. YoniZ;975205 wrote: Waryaa Nin-Yaaban Soomaaliga ciyaarta kadaa. singluar = Eray . plural = Erayo . Sidoo kale waxaad kaloo oran kartaa Weedh ama Weedho . Sxb, aad baad ugu mahad santahay. Kuwa hada waxaa saaxibo nahay sidaa u hadla, oo anigiiba ayaaba sidaayo kale noqday. LoL.
  10. LoL. Meeshan waxaan kabaranaay, eroyooyin cus cusub. Haatu, sxb halkaa ka wad.
  11. It looks very nice, kinda well laid out with paved roads with a little urban planning thrown in.
  12. Aniga, abti yaasheey, iyo adeerayadeey, Kuligeenba waxaanu nahay Ciyaalka Xaafada. Lagama duqoobo, it's a state of mind.
  13. Oo kaalay, kuwii siyaasidiin ku sheega ahaa, ma waxeey hada leeyihiin Facebook, iyo Twitter iyo jiniyadaas? Alla maxaa la ilbaxay. P.S. Waxaan dhihi doono, dad badan baa igu nici doono, laakinse labadaa nin oo hada isku heesta Jubbooyinka, kan baan ka dooran lahaa kaa kale.
  14. Hala wada Toogto kuligood, ileen wax faa'iido ay soo wadaan majidho. Hooyooyinkoodana, hala wada talaalo, sideeyan Qashin danbe u dhalin.
  15. Ninka noocaas oo kale ah, waxaa fiican in la'ugaarsado, oo si qarsoodi ah, looga takhaluso. Somalidu waxeey u baahantahay ineey bartaan sida dadka loo 'Assassinate' gareeyo, oo sidaas looga aarsado. Waa Fikradeyda.
  16. N.O.R.F;974184 wrote: So the acceptance of aid (which will go to the poor) is considered as a bad political move compromising Somaliland position. Welcome back Xiin. I expected watermelons but you brought peanuts +1. Dadka qaarkood yuusan wakhti kaaga lumin, sxb.
  17. Seems like there is no shortage of excitements or mayhem going on in Toronto. What's the background story about the killing of Yusuf Ahmed (AUN). None of the suspects have any Somali sounding names. Was this just being at the wrong place at the wrong time?