Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I said long time ago, something is telling me Xaaji is Duke ,,,, Waakaa is haysan kari waayaye bal eega ,,
  2. Originally posted by Allamagan: ^ JB, but how come I haven't heard anyone mentioned that "Way Duushay" or anyting in thata regard. mise xaggan UK weli kama duulin? Coz u've been busy watching the death of the tfg ,,,,
  3. I told you, odaygii qool buu is geliyay ,,,
  4. And who are you ?? ,,, Japanesse ??
  5. It has been a joke since the beginning ,,,, you've just discovered it now ,,
  6. Taas waatii la shitay ee dhuxusheediina qadooyinka Yaman lagu karsaday ,,,,
  7. Yey's move of yesterday was the most desparate one during his entire life ,,,, he knew the parliament will not endorse this and that is why he said the parliament is not needed in this action. Odayga is on his way out but he want to put big problems among reer muqdisho so that they will continue fighting against each other. I don't think Mohamed Dheere is not Stup!id enough to take this now. Now, Yey must be crying loud in his little bedroom on Baidoa after the parliament backed Nur Adde ,,,,,,,,,,,,, the old man is putting himself in a cage maalmahan ,,
  8. Odaygu wuu sii socdaaye tukhaantukhada ka daaya yaanuu jabine ,,,
  9. Originally posted by Abdinasir Kadawo: War jacaylbaro ma waashay? see wax ka noqdeen? Qardho kulahaa. it's the last place i would visit in Puntland. That is because you don't know the place ,,,,
  10. ,, way Ilbaxeen indeed ,, meesha feedh iyo laad baa ka dhici baaan islahaa oo computers ka ayaa ciidii casayd lagu shubiye ,,
  11. Ciidamada Ammaanka JSL oo Gacanta ku Dhigay Shan Nin oo Budhcad badeeda "Waxa lagu Qabtay Deegaanka Shalcow iyagoo watay Laash uu saaran yahay Hub" Hargeysa(Qarannews)-Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Col. Maxamed Saqadhi Dubbad ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen shan nin oo ka mid ah budhcad badeeda qawlaysatada ah ee ka shaqaysta Afduubka Maraakiibta maraysa biyaha Gacanka Cadmeed. Taliyuhu waxa uu sheegay in raggan oo saarnaa laash ay bishan 10-keedii kula soo caariday xeebta deegaanka Shalcow oo ka tirsan gobolka Sanaag. Ciidamada ilaalada xeebaha oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ee ku sugan jiida hore ee gobolka Sanaag oo iskuweer ka hayay budhcadan ayaa taliyuhu sheegay inay isku dayeen inay fakadaan iyagoo u cararay dhinaca buuralayda deegaanka Shalcow iskuna dayay inay dagaal ka hor keenaan ciidamada, hase yeeshee ay ciidamada oo kaashanaya dadka deegaanka ay rasaas ooda kaga qaadeen ilaa gabal-dhacii shalay. Taliyaha oo u waramay Radio Hargeysa maanta ayaa intaa ku daray in budhcadan oo dhalasho ahaan ka soo jeedaa deegaanka Bariga wadanka Somaliya ee Puntland ay wateen laash uu saarnaa hub, ilsa markaana ay gobolka Sanaag ka soo galeen dhinaca xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland, isagoo arrimahaa ka hadlayana waxa uu intaa ku daray in isla markii ay ka war heleen in budhacad-badeedu soo gashay Somaliland ay ku wargeliyeen dadweynaha jiidaas buuralayda ah inay soo sheegaan raggan qawlaysatada ah iyo cid kasta oo ay uga shakiyaan inay gacan-qabasho ka helaan. Col. Maxamed Saqadhi Dubbad, taliyaha Ciidanka booliska Somaliland waxa uu u mahad naqay bulshada gobolka Sanaag gaar ahaan deegaanada Maydh iyo Shalcow oo uu sheegay inay Ciidanka gacan ka siiyeen intii ay ku gudo jireen hawlgalkaa soo qabashda budhcada, waxana uu tilmaamay in dadkaasi iyagu gacanta ku dhigeen laba kamid ah budhacada halka Ciidanka Somaliland-na seddexda kale qabteen aroornimadii hore ee Saaka. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo isna ka hadlay raggan budhacad ah ee la soo qabtay ayaa sheegay in sida ugu dhakhsaha badan sharciga loo hor geyn doono, maxakamadna la soo hor joojin doono. Wasiirku waxa uu ugu baaqay dadka reer Somaliland ee gobolka Sanaag inay fiiro gaar ah ku hayaan, ciidamada ammaankana la soo socodsiiyaan cid kasta oo ay uga shakiyaan inay khalkhal iyo qas ku abuuri karaan xasiloonida dalka, khaasatan waxa uu ku adkeeyay dadka deegaannadaas inay ciidamada ilaalada xeebaha gacan ka siiyaan xaqiijinta nabadgelyada, si looga hortago inay soo galaan wadanka budhcada ku mamtay lacagta xaaraanta ah ee ay ka helaan afduubka maraakiibta marta biyaha geeska Africa. Qabashada Budhcadan ayaa ku soo beegantay wakhti ay indhaha Caalamku soo jeedaan halista ay budhcad-badeedu ku hayaan nabadgelyada dunida gaar ahaan amniga Maraakiibta maraya biyaha gacanka, iyagoo maalmo ka hor uun uu dhamaaday shir caalami ah oo lagaga hadlay sidii wada jir wax looga qaban lahaa afduubka ay budhcad-badeedu kula kacayso budhcada ee ay ku dalbanayaan dhaqaale badan, shirkaas oo Jamhuuriyadda Somaliland lagu casuumay lagu casuumay, iyadoo loo tixgalinayo inay tahay qaranka kaliya ee ka dhisan wadankii la isku odhan jiray Somalia waxna ka qaban kara la dagaalanka budhcad-badeeda halista ku haysa amniga gobolka. Shirkaas oo lagu qabtay Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya Somaliland-na uu uga qayb galay wafti uu hor kacayay Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha gudaha Md. Axmed Siciid Aaden (Axmed -Keyse), weftigaas oo ay ka mid ahaayeen taliyaha Ilaalada Xeebaha Somaliland Md. Cismaan Jibriil iyo taliye ku xigeenka Madaxa amniga iyo Sirdoonka Qaranka Md. Cismaan Maxamed Samatar (Liimo). Weftiga Somaliland uga qayb galay shirka ayaa looga mahad naqay mawqifka cad ee ay iska taagteen la dagaalanka Budhcad badeeda iyo fasaxa ay u siisay cid kasta oo la dagaalamaysaba, weftiga oo wax laga weydiiyay sababta ay Somaliland uga jiri waayeen budhcadu, waxay sheegeen in Somaliland iyo dadkeebu gees uga soo wada jeesteen.
  12. I thought reer Burco are going to post the photos ,,,, where are they bal ??
  13. DD, There are many places in puntland that you can visit. While in Bosaso, make sure you go around and visit the port, the underconstruction airport and of course the beach. The only place i like is Qardho. Very calm and good for a little vacation. Even people are not that noisy and the weather is so nice. U just need to sleep as much as you can and when you wake up you can walk around and enjoy the calmness. You need to eat those places on your way to Garowe starting from Bosaso. There is Alxamdulillah, Sinujiif, Yeko Yeko, and others. You will enjoy the Hilib but make sure you don't eat the Beer coz they serve it with Soup. In Garowe, you will not find anything interesting inside the town exept experiencing the place and going around to see people. Make sure you have Xalwo in that place called XALWO KISMAAYO. It is delicious. During the afternoons, you better go out a little bit to Conoco where the airport is located. Before you go there, you will find nice firms, some lakes and beautiful dry rivers. Some of firms there are tens of horses some of them are wild. You can arrange some so that you can ride for your experience. In the otherside, you can visit where the Garowe water supply. You can take some drinks and sandwiches and have an afternoon there. Don't forget to have one day in Burtinle. People are nice and they will serve you like a queen if they know you're from outside. Stay away from Galkacyo for the moment. The place is good but it is not save for the moment. But you can spend few hours if you want. Just for the sake of it ,,,, Now that is all i can say from puntland too.
  14. ............. lemme go see the comments bal ,
  15. looooooooool ,, aniga waxaaba igu cusub real gedo ,,, now where is the fake gedo ?
  16. looooooooooooooooool ,,, that is for real ,, Way duushay for real ,, hehehe Good luck ladies laakin wan idin soo habaarayaa hadaan sawirada idinka waayo looooooooool@KK's way of sky-diving ,,, yeah use your Dirac too ,, Ibtisam, while sky-diving, take a SL flag and hold it up ,,,, way duushay for real ,, it will hit the news believe me ,,,