
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Redka, it costed $15 per person ... Urban, dee waa reer Hargeisa uun maxaanka aqaanaa ,,, habeenkaas xataa kuwaan aqaanay baan garan waayaye ,,,
-
They can be high in the number but i'm saying ha is dejiyeen ,,,,,,,,,,,
-
I expect a high number from Togdheer ..... It is going to be a milestone haday is dejiyaan. I'm afraid there will be a bit sort of chaos ,,,, reer togdheer waa qiiro miidhan ,,
-
horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,,
-
... i'm afraid that she is already on the way ,, lol
-
It is on Saturday, the 13th of December 2008 Insha Allah ,,,,,, Keep on eye ,,, updates will be posted here ,,
-
Hargeysa (Qarannews) Guddoomiyaha Guddiga Diiwaan-gelinta Komishanka Qaranka Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in diiwaan-gelintii Gobolka Togdheer ay ka bilaabmayso maalinta Sabtida ah ee ay bishu tahay 13/12/2008, taas oo uu sheegay in dadweynaha ku dhaqan Gobolka Togdheer ay si weyn ugu diyaargaroobeen Diiwaangelinta. Sidaa waxa uu ku sheegay Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ismaaciil Muuse Nuur waraysi ay la yeelatay Radio Horyaal, isagoo intaa ku daray in Khamiista berri ay baxayaan kooxdii ugu horeysay ee hawlaha Diiwaangelinta, Jimcahana ay baxayaan qaybta Labaad, Sabtidana Haddii Illaahay ogolaado ay si rasmi ah uga bilaabmi doonto. Waxa uu intaa ku daray in Guddoomiye ku Xigeenka Doorashooyinka Qaranka Cali Maxamed C/llaahi (Biikalo) iyo Xasan Looshade oo ka mid ah Guddiga Komishanka Doorashooyinka oo Gobolka Togdheer safar shaqo ku tagay ay soo diyaariyeen Goobihii ay ka dhici lahayd diiwaangelintu. Mr. Ismaaciil waxa kale oo uu sheegay in uu jiro qorshe ah in wakhti isku mid ah la wada qabto Diiwaangelinta labada Gobol ee Sool iyo Sanaag, qorshahaasna xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka Komishanka ay taageersan yihiin isaguna shakhsiyan uu aaminsan yahay, si aanay hakadkii ku yimid markii Qaraxyadu ka dhaceen 29, October magaalada Hargeysa Hawlihii diiwaangelinta oo dhammayd muddo Bil ah aanay dib u dhac ugu keenin Doorashada Madaxtooyada oo la filayo inay dalka ka qabsoonto Bisha March 2009.
-
Something is telling me that xaaji xunjuf is Duke ,,,
-
Waxaa khilaaf soo kala dhexgalay masuuliyiinta Ururka dibu xoraynta Dalka Somalia ee Jabuuti fadhigoodu yahay iyagoo khilaafkaasi uu ka dhashay kadib markii dhawaan ay heshiis la saxeexeen Dawlada KMG ah ee Somalia kuna kala saxeexdeen magaalada Jabuuti ee Djibouti. Khilaafkan ayaa waxa uu yimi kadib markii ay timi in la qorsheeyo qaabka loo qaybinayo xubnaha kamid noqonaya Golaha Baarlamaanka ee lasiiyay mucaaradka Dawlada KMG ah ee Somalia taas oo ay si wayn isaga hor yimaadeen labada Shariif ee hogaaminaya Mucaaradka Dawlada KMG ah ee Somalia. Wararka kasoo baxaya halkaasi ayaa waxa ay sheegayaan in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu soo jeediyay in Golaha Baarlamaanka ee lasiiyay mucaaradka Dawlada KMG ah ee Somalia loo qaybiyo qaab 4.5 kaas oo xusay in Beelaha Soomaaliyeed oo idil ay iska dhex arki karaan shaashada Baarlamaankan cusub ee dhawaan lasoo dhisayo. Dhanka kale Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu xusay in aan sidaa loo qaybin ee lasiiyo mucaaradka xubanahan laguna salayn qaabka 4.5 ee lagu saleeyo mucaardka Dawlada KMG ah ee Somalia taas oo loo eegayo qaabka dadka kasoo horjeeda Dawlada KMG ah ee Somalia uuna ka dhashay khilaaf xoogan oo hadda ka taagan Jabuuti. Hadaba khilaafkan soo kala dhex galay labada Shariif ee mucaaradka ku ah Dawlada KMG ah ee Somalia ayaa waxa uu yahay mid yimi kadib markii Dawlada KMG ah ee Somalia masuulo ka socdaa ay heshiis la galeen mucaaradka kaas oo mucaaradka loogu ogaalano inay qayb ka noqdaan Dawlada KMG ah ee Somalia. Afnugaal News Desk
-
So this time there is no Aweys and Indhacade to welcome him at the airport ,,, and there is no Alshabaab to escort him ,,,, The other way round eh ?? ,,
-
I think you're talking about yourself here Ducaysanoow ,,,,,
-
Wuu dawakhsan yahaye muxuu is caddayn ,,,,
-
nuune, No problem if you would love to ,,,,, it is just you who love it.
-
It is a surprise world ,,,,, Yey might go to Kismayo now and escorted by Alshabaab ,,
-
Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed iyo wafdi uu hor kacayay ayaa waxaa uu maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Abaaro 3-dii galabnimo ee galabta iyo xubno ka tirsan isbeheysiga dib u xoreynta waxaa ay galabta ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,halkasi oo ay ku soo dhaweeyeen xubno Wasiiro,Xilidhibaan ka tirsan dowlada kmg Soomaaliya iyo Saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM. Amaanka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay halkaasi oo ay isku gaadaameen ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM. Madaxada maanta garoonka diyaradaha ku soo dhaweysay Wafdiga uu hor kacayay gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed ayaa waxaa ka mid ahaa wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashan dhiga dowlada kmg Soomaaliya Salaad Cali Jeele,wasiirka Beeraha Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow,Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Col Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Weliba gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir Maxed Cusmaan Cali Dhagaxtuur iyo weliba Saraakiisha ugu sar sareeysa Ciidamada AMISOM eek u sugan magaalada Muqdisho. Sheikh Shariif sheikh Axmed marka uu ka soo degay diyaaradii waday waxaa uu qadar yar ku hadkay hoolka weyn ee garoonka waxana soo galbiyay Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada kmg Soomaaliya oo u soo waday dhanka Hotel Lafweyn ee magaalada Muqdisho. Wadada dheer ee isku xirta garoonka illaa hotel Lafweyn waxaa ku sugnaa dadweyne aad u farabadan oo u luxayay Caleemo qoray oo aad moodo in ay ku faraxsanaayeen imaatiinka Shiikh Shariif ee magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed oo si gaar ah uga waramayay idaacada shabelle ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in maanta uu ka soo dego magaalada Muqdisho ee casimada Soomaaliya,waxana uu sheegay in uu shir kale oo uu uga waramayo imaatiinkiisa magaalada Muqdisho uu warbaahinta isugu yeeri doono. Wixii warar ah eek u soo kordha Imaatiinka Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta sheikh Shariif sheikh Axmed kala soco shabelle.net hadii uu illaah inoo saamaxo.
-
Alshabaab is not the solution to Somalia's crisis. Give the Sharif a chance and see what he can do. His main mission now is to oust Yey and i don't think he has an idea after that. He is doing great so far ,,,,,,,
-
Open letter to Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yes that is your idea and this is his idea .... I'm just reading you both ,,,,, -
Open letter to Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ninba si ku ah ,, it is silly to you and right to another one. That is the main point of the ideas. In this case, the guy is talking to his own Garaad markaa faraha ka qaad. -
Open letter to Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Is just an opinion mate ,,, just an opinion ,,, -
looooooooooool@aweyska .... ,, that is hard to see
-
Xuub Sireed is not the right person to say that though ..... Someone would tell him the same sow maaha ?
-
It is lovely here ,,,, so cold though ,,,
-
where ??? ,,, what websites ?? ,,,