
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
CHINESE ............... I LOVE THEM
-
Sharif Ahmed calls for foreign troops support
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Waar bal sheekada inoo wada ........... -
Sharif Ahmed quite as Ethiopia enters Hiiraan
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Yes , i know it is even more ,, -
Sharif Ahmed quite as Ethiopia enters Hiiraan
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
hehehehe ,, fuley waaxid -
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii uu hogaaminayay oo ay weli u socoto kormeerkii shaqo ee uu ku marayay Gobolka Saaxil, ayaa maanta booqday dhawr degmo oo ka tirsan Gobolka. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Siciid Cadaani Mooge. Madaxweynaha iyo wefdigiisa degmooyinka ay maanta soo kormeereen, waxa ka mid ahaa Degmada Bulaxaar, halkaasi oo ay kula kulmeen Madax dhaqameedyadii deegaanka, Culumaadiin iyo dadweyna ka tirsan degmadaasi, waxana dadkii halkaasi isugu yimid ay si diiran u soo dhaweeyeen Madaxweynaha iyo Wefdigiisa oo ay warbixino ka siiyeen baahiyaha kala duwan ee degmada haddii ay noqon lahayd dhinaca Caafimaadka , Waxbarashada iyo Nabad gelyada, iyaga oo ka codsaday Madaxweynaha iyo Wefdigiisa in loo dhamaystiro Mashaariicda qabyada ah ee uu ka mid yahay dugsiga Hoose ee dhismihiisu ka socdo Magaalada Bulaxaar. Waxa kale oo ay warbixino ka siiyeen Madaxweynaha saamaynta abaaruhu ku yeesheen Degmada Guud ahaan. Madaxweynaha iyo wefdigiisa degmooyinka kale ee ay booqdeen maanta waxa kale oo ka mid ahaa Magaalada Abdaal oo caasimad u ah Degmada Mandheera, halkaasi oo Madaxweynaha iyo Wefdigiisa ay soo dhaweeyeen dad aad u tiro badan oo lulaya calanka Somaliland iyo caleemo qoyan, iyaga oo Madaxweynaha iyo wefdigiisana ku qaabilay qado sharaf, sidoo kale waxa haweenka Abdaal ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha iyo wefdigiisa Suugaan aad u qurux badan oo ka hadlaysa Qaranimada iyo Nabad gelyada ay ku caano maashay Somaliland. Madaxweynaha oo hadal kooban u jeediyay dadweynihii isugu soo baxay Fagaaraha ay ku soo dhawaynayeen wefdiga, waxa uu ugu mahad naqay dadweynaha reer Abdaal sida diiran ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wefdigiisa iyo shucuurta fiican ee ka muuqata in ay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada horumarinta degmada. Isla Maanta Madaxweynaha iyo Wefdigiisu waxa kale oo ay soo booqdeen Degmada Laaso Dacawo , halkaasi oo iyana ay ku soo dhaweeyeen dad aad u tiro badan oo isugu jira Salaadiin, Culimo, Dhalinyaro iyo haweenka tuuladaasi. Madaxweynuhu waxa uu xadhiga ka jaray Dhismayaal cusub oo laga hir geliyay Deegaankaasi Laaso Dacawo, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Saldhig Boolis iyo rugta lagu daryeelo caafimaadka Bulshada ee loo yaqaano MCH. Madaxweynaha oo halkaasi kula hadlay dadweynihii isugu soo baxay fagaarihii lagu soo dhawaynayay Madaxweynaha iyo Wefdigiisa, waxa uu ku hambalyeeyay qaybta ay ka qaateen waxqabadka horumarinta deegaankooda, isla markaana uu Madaxweynuhu ballan qaaday in xukuumaduna intii tamarteeda ah aanay waxba kaga hagran doonin waxqabadka dhinacyada kala duwan haddii ay noqon lahayd caafimaadka, waxbarashada iyo nabad gelyadaba. Gabo gabadiina waxa uu Madaxweynuhu ka codsaday Maamulka degmooyinkaasi uu kormeerka ku soo maray in Baahiyahooda kala duwan ay qoraal ahaan ugu soo gudbiyaan Wasaaradaha ay khusayso, si ay uga hawl galaan wixii loo qaban karo.
-
Sharif Ahmed quite as Ethiopia enters Hiiraan
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Why don't u do that in Garowe this time ?? ,, -
Swedish security police say at least 20 young men with Swedish passports have traveled to Somalia to join extremist groups in their fight against the government. Swedish Security Service spokesman Patrik Peter says the men are training in al-Shabab camps and participating in the battles. Al-Shabab, which the U.S. considers a terrorist group, is trying to overthrow the Western-backed government and establish an Islamic state. Peter also said Friday that some other people have gone to Somalia with fake passports from Sweden and other Western countries, including Britain.
-
Dress to Impress: How to avoid being called “Dhaqan Celis”
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
what is plaid kilts ?? -
looooooooooooooooooo l@Tuujiska ,,, waar bal adiga uuni iska ilaali ,,,
-
He is busy adeer doing all that work ... it is his office so what do u expect ? .... clean it up coz of one visitor ?? ,,, that is not presidential ,,
-
alaylehe raamsadaa helay .........
-
Murder:::Sheikh hotel's militia start killing compaign, 3 youth murdered
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
It is good watch the two sides ..... Hmmmm ,,,, haye sheekada inoo wada ,, -
I'm glad it beats ........
-
Ethiopia will only intervene in Somalia as part of the regional Igad grouping, Mr Yelibu Lijalem, the deputy head of mission at the Ethiopian Embassy in Nairobi, has said. He said the threat posed by the advance by radical Islamist forces in Mogadishu was not particular to Ethiopia. “We will decide as a region, we will not intervene unilaterally.’’ Islamist leader Mr Yelibu, speaking at the embassy in Nairobi said: “We are a country of Muslims and Christians who have lived peacefully for 3,000 years and if any jihad is declared, it applies to all Ethiopians.’’ Ethiopia is supporting Somalia’s transitional government led by President Ahmed Sharif Ahmed, himself a former Islamist leader. On the other hand, Eritrea, which has gone to war with Ethiopia over a border dispute, is supporting the Al-Shabaab movement and the Hizbul Islam group led by Sheikh Dahir Aweys. Mr Yelibu said: “To be specific, the Eritrean Government is the common denominator in training and arming groups in Somalia.’’ At a recent meeting in Addis Ababa, the Inter Governmental Authority on Development (Igad) Council of Ministers decided to impose sanctions on Eritrea, and the decision was endorsed by the African Union’s Peace and Security Council. They called on the UN to adopt the sanctions decision. In Nairobi, the Ethiopian diplomat described the current fighting in Mogadishu as “aggression’’ because it involves foreign elements of Al-Qaeda and the Taliban. He added that the aim of Al-Qaeda and the Taliban was to destabilise the entire region. The Igad position is that all members should support the Transitional Federal Government of Somalia. Using foreigners Mr Yelibu said Sheikh Aweys’ group, Hizbul Islam and Al-Shabaab, by using foreigners, were losing support in Somalia because of their ideology. Late 2006, Ethiopian troops intervened in Somalia after the then Islamic Courts Union declared war on three different occasions. Said Mr Yelibu: “We have a right under the UN Charter to defend ourselves. Al-Shabaab will not stop in Somalia. They are following a terrorist ideology. The nucleus is Somalia and it will extend from the Horn to the rest of Africa.’’ Already Sheikh Aweys has declared that he wants to take Kenya’s North Eastern Province and Ethiopia’s ****** regions that are inhabited mainly by Somalis.
-
maya waxaan rabay wax facebook dhaama ,, and looks like the google team are doing great.
-
what is wrong with you Mr. Siyaad ?? ,,,
-
loooooool@gabbal ,,,, U sheeg odayga that is soo yesterday ..........
-
YEEY SUPORTERS ARE FUELING THE INSURGENCY. according to waagacusub.lol
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
I don't think anyone expects him to come back to Al-Shabaab mortars. ......... Alaylehe bahalahaasuu ka raystay odaygu ... -
THIS is so Presidential.
-
what has hijab to do with the other actions ???,,,, I thought wearing Hijab is totally different from the behavior.
-
I'm just waiting for this ,, and once it is up then bye bye to Facebook .......... hehehehe
-
looooooooooooooooooo ooooo@Ngonge ,, Now somebody tell me what is special about this office ?? ,,,
-
ka daroo dibi dhal ....................