
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
It is the new one of sh. sharif ,,,
-
Sheikh Sharif government sign a new invasion of Somalia.
Jacaylbaro replied to Duufaan's topic in Politics
Meeshan waa la isu khuurinayaa waleee ,, waxbaa jira -
Sheikh Sharif government sign a new invasion of Somalia.
Jacaylbaro replied to Duufaan's topic in Politics
Rayaale waxba ha isku dhedhejin ee arinkaaga ka hadal sxb .................... -
They want them to join their gangs and carry out suicide attacks deee ............ they don't want them to play but to die ,,,,
-
They never learn .......... never
-
Sheikh Sharif government sign a new invasion of Somalia.
Jacaylbaro replied to Duufaan's topic in Politics
Mayee shariif ku wax buu soo wadaa doorkan ,,,,,, -
Sheikh Sharif government sign a new invasion of Somalia.
Jacaylbaro replied to Duufaan's topic in Politics
I thought alshabab are surrounding the madaxtooyada ,,,, -
Sheikh Sharif government sign a new invasion of Somalia.
Jacaylbaro replied to Duufaan's topic in Politics
-
Dekedaha inoo xidha garoomadana inoo deda hayska degelsanaatee Dibnihiina ha u furina Inta shabaab ku daynayaan Diidnay yaan ma maqlin Hadalna ha ku daalina
-
Sheikh Sharif government sign a new invasion of Somalia.
Jacaylbaro replied to Duufaan's topic in Politics
Duufaan, Looks like you've just woke up niyow ,,,, -
Addis Ababa - The African Union on Friday called on the UN Security Council to take "immediate measures" to impose sanctions on Eritrea over its support for Islamist insurgents in Somalia, . According to AFP which quoted Epiphanie Kabushemeye, president of the AU's peace and Security Council, the AU specifically asked for "the imposition of an aerial exclusion zone in Somalia and the blockade of ports and airports and sanctions against Eritrea." Last Friday the UN Security Council voiced concern about reported Eritrean arms supplies to the Islamists, after the United States accused Eritrea of "fanning the flames of violence" in Somalia. In a statement the AU added that the measures would aim to "prevent the entry of foreign elements into Somalia, as well as flights and shipments carrying weapons and ammunitions to armed groups inside Somalia which are carrying out attacks." Kabushemeye said the council had decided to back similar demands voiced by the InterGovernmental Authority on Development (IGAD), grouping six East African nations, at their special summit in Addis Ababa on Wednesday. Igad had also sought sanctions against Eritrea. Kabushemeye, who represents Burundi at the African Union, said the council "expressed its serious concern" over reports that foreign fighters had joined the ranks of the Islamists in Somalia. She said it "condemned both states and individuals who constitute an obstacle to peace." The 15-member Security Council on Friday also urged the international community to help beef up security forces of the Somali transitional government and reiterated its support for the African Union mission in Somalia (AMISOM) which is struggling to try to contain the violence in that country. AMISOM, deployed in March 2007, counts more than 4,300 Ugandan and Burundian soldiers and is currently charged with protecting strategic sites in the seaside capital such as the presidency, the port and the airport. Somali government troops on Friday attacked three Mogadishu districts Tarbunka, Bakara and Howlwadag currently controlled by the insurgents.
-
Afhayeenka Jabhada ONLF ee ka dagaaladanta gudaha wadanka Ethiopia Xuseen Nuur ayaa waxa uu sheegay in isbuucii lasoo dhaafay ay ciidamada wadanka Ethiopia ay ku xasuuqeen gudaha wadanka Somalia dad gaadhaya 50 qof qaar kalena ay xabsiyasda u taxaabeen isagoo sidoo kalena sheegay inay gabdho ku kufsadeen deegaanada Soomaalida. Sidoo kale Xuseen Nuur ayaa waxa uu intaasi ku daray in ciidamada Ethiopia ay xasuuq u gaysteen dadka Soomaalida ah ee degan gudaha wadanka Ethiopia isagoo sheegay in xasuuqaasi ay ku laayeen dad aad u fara badan dadkaasi oo waqtigaasi ku sugnaa deegaanada Degmooyinka Gobolada Kilinka shanaad ee dhulka Ismaamulka Soomaalida. Xuseen Nuur ayaa waxa uu si adag ugu eedeeyay ciidamada wadanka Ethiopia inay xasuuq aan arxan lahayn u gaysteen dad shacab ah oo aan waxba galabsan isagoo sheegay in xasuuqaasi ahaa cadowtinimo ay gaysteen cadowga ilaahay iyo ka Soomaalida ku dhaqan gudaha wadanka Somalia. Xasuuqaasi ayaa waxa uu ku tilmaamay inuu yahay mid inta badan ay ku kacaan ciidamada wadanka Ethiopia iyagoo u gaysta shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha wadanka Somalia taas oo uu ku tilmaamay inaysan ahayn arin sharciga caalamku eeganka karo loona baahan yahay in caalamku wax ka qabto. Isku soo wada duuboo arinkan ka dhacay gudaha wadanka Ethiopia ee xasuuqa loogu gaystay shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu yahay mid inta badan ka dhaca Gobolka Soomaalia iyagoo guba ciidamada Ethiopia tuulooyin dad shacab ahi degan yihiin laayana dadka ay markaasi u arkaan inay kasoo jeedaan masuuliyiinta Jabhada ONLF.
-
dhaxal-gal = unique history
-
Wow ,, i'm glad the elections are so important to you ,,, hehehe
-
Coz he slept in and the day celebrations ended by the time he woke up ........... But he did it later at maansoor hotel ,,, ehem ,, lol
-
Madaxwene Shiikh Shariif ayaa dalbaday in dalka Soomaaliya laga difaaco Cadaw uu sheegay in ay dalka Soomaaliya ku soo duuleen. Kadib shir jaraa’id oo uu maanta Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif ku qabtay xarunta Madxtooyada ee Vila Somalia ayaa waxaa uu beesha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dowlada ka difaacaan waxa uu ugu yeeray Ajaaniib ku soo duushay dalka Soomaaliya oo sida uu tilmaamay ka barbar dagaalameeysa kooxo uu ku sheegay wax ma garato Soomaali ah. Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa waxaa uu sidoo kale shirkiisa Jaraa’id ku sheegay in Kooxaha Ajaanibta ay dalka Soomaaliya ka doonayaan sida uu sheegay in ay ka dhigaan Afghanistan iyo Ciraq oo kale. Sidoo kale Shiikh Shariif waxaa uu shirkiisa jaraa’id uu ku soo dhaweeyay Dedaalo uu ku tilmaamay dib u xureyn oo ka socda gobolada dalka iyo magaalada Muqdisho. Madaxweyne Shiikh Shariif Axmed ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in shirkii dhawaan wadamada IGAD ay ku soo gabagabeeyeen magaalada Addis Ababa ay ka soo bexeen go’aamo dhaxal gal u ah umadda Soomaaliyeed kuwaasi oo ay ka mid yihiin in cuna qabateeyn lagu soo rogo garoomada ay ka soo dejiyaan hubka iyo ajaanibta ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya iyo in la taageero dowalada kmg Soomaaliya. Hadalka madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku soo aadaya xili xoogaga ka soo hor jeeda dowlada kmg ay sheegeen in ay dagaalada ka socda dalka Soomaaliya ka qeyb qaadanayaan Walaalo Muslimiin ah oo aan lagu tilmaami Karin Ajaaniib.
-
Invited ??? ,,, was he a foreigner or something ??
-
Everyone is celebrating ... Including him
-
Ciidanka Booliiska ayaa gabi ahaanba xayiray inay galaan xarunta wasaaraddaasa warfaafinta cid aan ahayn dhawr qof oo ka mida shaqaalihii maanta u lahaa shaqada idaacada iyo Tv ga Qaranka oo isku kaanbool ku yaala kuwaasoo liis ay magacyadoodu ku qoran yihiin loo dhiibay Booliiska Ilaa hada ma cada cida keentay qorigan baasuukaha ah gudaha idaacada wax hawl ah oo lagu fuliyayna ma jirto balse cabsi ka jirta dhinaca amaanka awgeed ayaa dareen weyn oo shaki ah ku riday Ciidamadda ilaaliya Wasaaraddaasi iyo masuuliyiinta warfaafinta kadib markii baadhitaan lagu sameeyay maamulka hoose ee Wasaaraddaasi oo laga helay sanduuq ka mida kuwa yaala bakhaarka kaydka oo ku dhegsan istuudyaha iyo transmeterka idaacada ay sheegi waayeen cidii keentay qoriga iyo wakhtigii la keenayba Ma jirto cid loo xidhay arrintan balse waxa aad loo adkeeyay amaanka waxaana socda baadhitaan lagu raadinayo xogta dhabta ah iyo ujeedada ka danbaysa ee loo adeegasanayay qorigan, mana jirto wax war ah oo ay ka soo saareen marka laga reebo amar adag oo lagu joojinayo inay cidi gasho guddaha idaacada marka laga reebo liis maalin walba la xaadirin doono oo ah shaqaalaha idaacadda iyo Tv ga Sanduuqan qoriga laga helay ayaa la sheegayaa inuu kamid ahaa qalabkii lagu shaqayn jiray wakhtigii halganka ee radio hargaysa ay ahayd radio halgan kaasoo qalabkii wakhtigaasi SNM tu ku shaqayn jirtay lagu wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta, waxaana wararku ay sheegayaan qorigani inuu ka mid yahay qalabkaasi la socday oo sidii loo xidhxidhay la kala tirsan jiray uun marka maamuladu isbedelaan iyadoon la furin waxa ku guda jira Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Axmed Xasan oo aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay si aanu wax uga weydiino dhacdadan ayaa sheegay inay hub iyo rasaasba ka heleen store ka mida bakhaarada kaydka ee Wasaaradda waxaanu sheegay inay ******** hubkani inuu ahaa hubkii lagu ilaalin jiray idaacada wakhtigii halganka ee ay Balay gubadle taalay balse aanay saamayn ku lahayn adkaynta amniga Axmed Xasan waxa uu sheegay duruufo dhinaca Nabad-gelyada ah awgeed inay u qorshaynayaan sidii aya u kala rari lahaayeen Wasaaradda iyo adeegyada Idaacadda iyo Tv ga qaranka waxaanu cadeeyay dhawaan dhisme cusub oo gaara inay u samaynayaan Wasaaradda
-
Originally posted by wacdaraha_aduunka: Ninyow JB war buufiska aduunka ka dilaacey baa ku haya If you told him he cant talk about your dreams of elections which are evoparating quickly maxaa ka galay nin caasimadiisa Mayee isagaa double buufis ku dhacay ,, Ummad dhan buu magacoodii ku ciyaaray markaasuu rabaa inuu igu maaweeliyo fooq boosaaso laga dhisay ,,,, lool waxaaba ka daran kan oohinta la soo taagan ,,, muxuu ahaa Jug-soo-dhacaygana horta ?? ,,