Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa cod aqbaliyad ah ku eryay Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo Komishanka doorashooyinku soo jeediyeen in aanay la shaqayn Karin taas oo keentay inay ka fadhiistaan Golaha wakiilaa Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida sharcigu dhigayo Komishanka ayaa u soo gudbiyay Madaxweynaha Xubintan oo Xisbiga UCID ah, Madaxweynuhuna waxa uu u gudbiyay erigiisa Golaha Wakiilada. Golaha Wakiilada fadhigoodii maanta oo uu gudoominayay ku-simaha Gudoomiyaha, ahna Gudoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa waxa ay Mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku eryeen Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo xisbiga UCID u soo xuleen Komishanka. Arintan ayaa waxa uu ku dhawaaqay Gudoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale in cod aqlabiyad ah lagu eryay laguna diiday Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo xisbiga UCID u soo xuleen Komishanka isagoo xusay in xisbiga UCID ay shaqsi kale soo gudbsitaan.
  2. Originally posted by Dabshid: Somalia has new actors, JB, wax isbedel ah xagiina Waar niyow wax aanu ka ladannahayba taasaa jirta ,,,
  3. waxaa la yidhi nin 1964 ay wasaaradii gaashaandhiga ee dawladii soomaaliyeed berrigaa jirtey diiday inay askari qorto, ayaa 1977kii la raafay. markaasuu ninkii yidhi ‘waar 1964kii, iyadoo dagaal socdo ayaa i diideene, maantana iyadoo dagaal kale socdo maxaa ii raafteen? waxaa loogu jawaabay ‘waa lagaa maarmi waayey’; dabeedna ninkii wuxuu yidhi ‘now dee hadaa is-dhiiba’.
  4. Anigu Mr. Me lama yaabo waxaanse la yaabaa ninka la murma ,,,,,,,,,
  5. Hargeysa (Qarannews)- Fannaanada caanka ah ee Maryan Mursal Ciise, ayaa xalay cadho kaga guurashay magaalada Hargeysa, iyadoo u sii jeeda magaalada Berbera oo ay maanta ka dhoofayso. Fannaanada Maryan Mursal ayaa la sheegay inay ka cadhootay Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi oo ka cudurdaartay dugsi ay ka dhisaysay xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa oo ay isaga ugu magic-dartay, isagoo dhawaan sheegay in ay jiraan dad badan oo isaga dalka ugu mudan oo ku fiican in loogu magic-daro, balse arrintaasi ay si weyn uga cadhiisiisay Maryan Mursal, taas oo keentay inay si kedis ah uga ambabaxdo dalka iyadoo aanay gaadhin waqtigii markii hore u qorshaysanaa inay tagto, waxaanay maanta subaxa hore Madaarka magaalada Berbera ka raacaysaa iyada iyo laba wiil oo ay dhashay diyaaradda Xorriya Airways, isla markaana waxay beddeshay diyaaradii markii hore ay ku qornayd inay raacdo oo ahayd Daallo Airline. Fannaanada oo aannu xalay isku daynay in aannu khadka telefoonka kula xidhiidhno si aannu wax uga weydiino bixitaankeeda kediska ah iyo cadhada la sheegay intay ku tagtay, ayaanay noo suurtogelin. Sida ilo xogogaal ahi sheegeen xubno miisaan leh xukuumadda ka mid ah oo isugu jira wasiiro iyo saraakiil kale, ayaa isku dayday inay dejiyaan Fannaanada Maryan Mursal, isla markaana aanay dalka ka tegin, haseyeeshee waxa la sheegay inay Maryan Mursal codsigoodaasi ku furtuurtay. Fannaanada Maryan Mursal oo muddo bil ku dhow joogtay Somaliland, kadib markii ay ka timi dalka Ingiriiska oo ay ka soo qaaday hees ay Somaliland ku ammaanayso, waxaana loo soo dhaweeyey si weyn. Tagitaanka Maryan Mursal ayaa yimi xilli aanay siday sheegtay shacabka Somaliland u qaban bandhig faneed ay hore u ballanqaaday, isla markaana aanay la kulmin qaybo badan oo ka mid ah bulshada, gaar ahaan dadka laga tirada badan yahay.
  6. ehem ,,, maxaaba la dhamaystiraa waa gabaye
  7. I remember when they were issuing the same threat to Baidoa in 2006 ,,,, did it work ?
  8. Originally posted by somalipride: So Yemenis are risking their lives and the fear of death or imprisonment back home, so they can bring poor ethiopians to their country. How much can each of them actually pay and would a yemeni need that small amount of money. The Yemeni government only recognizes one government in Somalia. Here's his pic Can NW Somalia produce a picture? the good news is ,,, you do not represent Yemen. Let the two governments deal in a better manner way.
  9. Five Somaliland nationals have reportedly been detained by Yemeni forces on Monday in a serious standoff between Yemen and the Republic of Somaliland. A source in Somaliland’s capital said that Yemeni forces took the five men into custody in the wake of strained relationship between the two states. The arrests come after Somaliland coastguards seized six Yemeni nationals along with two fishing boats; the Six Yemeni men were detained in the Somaliland coastal town of Zeila on 4th of July. The Yemenis are accused of smuggling Ethiopians searching for work in the Gulf States from Somaliland to Yemen. The smugglers often dump their passengers far from shore and force them to swim the rest of the way to avoid coast patrols. The Gulf of Aden between Yemen and the Horn of Africa is notorious for smuggling and piracy but Somaliland has been safe until now. Pirates and smugglers are shifting their operations to new areas where there are less patrols by NATO and American warships. It is believed that one of the five men taken into custody by Yemeni forces is the son of Somaliland’s Commander of Coastguard in Zeila; “he went to Aden to export livestock” the source stated. Yemen is demanding that Somaliland releases it’s citizens in exchange for the five Somaliland natives. There was no official statement from either Yemen or Somaliland officials.
  10. Meeshii khaldanayd uun baana weli laga eegayaa
  11. Wadaadadaa looga wada dhuuntay ....
  12. The body of a Muslim woman, killed in a German courtroom by a man convicted of insulting her religion, has been taken back to her native Egypt for burial. Marwa Sherbini, 31, was stabbed 18 times by Axel W, who is now under arrest in Dresden for suspected murder. Husband Elwi Okaz is also in a critical condition in hospital, after being injured as he tried to save his wife. Ms Sherbini had sued her killer after he called her a “terrorist” because of her headscarf. The case has attracted much attention in Egypt and the Muslim world. German prosecutors have said the 28-year-old attacker, identified only as Axel W, was driven by a deep hatred of foreigners and Muslims. ‘Martyr’ Medics were unable to save Ms Sherbini who was three months pregnant with her second child. Her three-year-old son was with the family in court when she was killed. Axel W and Ms Sherbini and family were in court for his appeal against a fine of 750 euros ($1,050) for insulting her in 2008, apparently because she was wearing the Muslim headscarf or Hijab. Newspapers in Egypt have expressed outrage at the case, asking how it was allowed to happen and dubbing Ms Sherbini “the martyr of the Hijab”. Senior Egyptian officials and German diplomatic staff attended the funeral in Alexandria along with hundreds of mourners. Media reports say Mr Okaz was injured both by the attacker and when a policeman opened fire in the courtroom. Source:BBC
  13. Here is the transcript of the forthcoming video where Edna Adan appeals to the world to get help for a young woman whose face was destroyed when she was shot - shot in the face when she was only two years old! I would like to speak to you about the case of Ayaan Osman, a child who was shot in the face when she was two years old during the Somali Civil War that Somaliland had with Somalia in 1988. At the time of her injury, Ayaan was taken to a refugee camp where fortunately she was given the medical care that saved her life. Today, Ayaan is a young woman who has taught herself to read and write, not only in Somali but also in English. Unfortunately, Ayaan has a gap in her face. Ayaan has a hole on the side of her face, with a tooth sticking out here and a hole from where food and liquid, as she drinks, pours out from. Ayaan is from Burao and has come to our hospital in Hargeisa to seek help. I was very touched by her case. We get many patients whom we can save. And we also have some patients that we cannot, and we move on. but the case of Ayaan has left a lot of pain in me because I often wonder where I would be if had been the one who had sustained those injuries that Ayaan did when she was two years old. I feel very touched when I see her eat and drink and have to deal with the liquid that is pouring out. I don’t know how she does it. She has lived for 20 years with that condition. And because God has given me a voice and has given me the ability to reach out to the world, that is why I am appealing to the world out there for the medical assistance and the facial reconstruction that Ayaan needs in order to lead a normal life like everybody else does. I appeal for plastic surgery. I appeal for facial reconstruction for Ayaan and I thank you all for your attention.
  14. loool ,, nice observation ...
  15. looooooool ,, wax kele oo ay ka waramaan bay waayeen ,,