
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Harakat Shabaab Al-Mujahideen Presents: “The beginning of the end”
Jacaylbaro replied to Shaakirullaah's topic in Politics
... Al-Amriki ... Eesh calaa maraykan dheh -
-
Dee kayga ........... I'm a die hard remember ? ,,
-
Listen The Audio
-
The people of Somaliland face an intriguing dilemma: which passport to hold? Somaliland declared its independence from the country of Somalia 17 years ago. Now Somaliland has its own flag, its own national anthem and its own passport. But the international community refuses to recognize the breakaway region -- which means its passport isn't recognized either. What's more, Somaliland's constitution forbids its citizens to hold a passport from Somalia. This catch-22 has spawned a black market, as Richard Lough discovered on the streets of Hargeisa.
-
It is time for the Somalis to take over the job ,,,,, could be a rewarding one u know ,,
-
Originally posted by Naxar Nugaaleed: JB, am pretty sure we agree a lot more then that, its just you are a people pleaser among others (Xiin, baashi, MMA at the very least) and you are ???
-
Juje wuu ka aamusay arinkaas ,,,
-
Southern Galkacyo Falls to Ahlu Sunnah Wal Jamaaca
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Southern Galkacyo Falls to Ahlu Sunnah Wal Jamaaca
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jaaliyadda GalMudug ee Sweden oo taageertay tilaabada Ahlusunna Wal Jameeca Kulan balaaran oo ay sooqaban qaabiyeen culumaa,udiinka ahlusunna wajamaaca ku abtirsada ee dagaanka galmudug ayaa maantey lagu qabtey magaalada stockhlom ee dalka swedan. isku imaadkaan oo ay ka soo qeyb galeen bulshada qaybeheeda kaladuwan sida Culumaa.udiin,Aqoony ahano,Ganacsato,Oday aal,Dhalinyaro,Hawee n iyo Saxaafada ayaa waxaa si buuxda oo xamaasad iyo farxad leh loogu taageerey isbadalka cusub oo ay qaadeen Culumo owdiinka ahlusuna waljamaaca ee Galmudug kaasoo ay kula wareegeen maamulkii Galmudug si ay u badbaado jiritaanka Galmudug maadaama uu qilaaf soo kala dhex galay hogaanka sare ee Galmudug oo labaduba u dhamaadey xiligii ay mas,uuliyada hayeen. Ugu horayntii waxaa halkaas qudbad qiiro leh ka soo jeediyay SH.Muxyadiin Xassan Ayaanle isagoo aad ugu dheeraaday taariikhdii Islaamka laga soo bilaabo xiligii Nabigeenii Muxamed (SCW) iyo intii ka danbaysay afartii Qulufaa,uraashidiin maamuladii Islaamku sidii ay ahaayeen,wuxuu sheequ ka hadley qilaaf dhacay dabadii go aanka ay qaateen Garsoorka sare oo iyagu ah awoodii la rabey iney keento xal badbaado oo degdega ineey fuliyeen waajibaadkoodii si cadaalada tilaabadaas waxaan dhihi karnaa amaba ay inoola muuqataa tilaabo lagu badbaadiyey Shacabka Galmudug waxaana ku taageereynaa cod buuxa, dhanka kale wuxuu sheequ ka dhawaajiyey culumada Ahlusuna waljamaaca meel kastoo ay joogaan in aysan aheyn xukun doon balse ay u istaageen badbaadada shacabka Soomaaliyeed ka dib markii ay arkeen dad manaxayaal ah oo u taagan dhiiga umadan ka soo daashey colaadaha daba dheeraadey. Sidoo kale waxaa kulankaas ka hadley Pr.Cumar Cadow oo ka mid ahaa aas aasayaashii maamul goboleedka Galmudug wuxuna sharaxaad dheer ka bixiyey sidii lagu aasaasey mamul goboleedka Galmudug iyo qaabkii loogu fekerey magaca Galmudug,waxaan la murugoodey markii aan maqley qilaafka soo kala dhex galey hogaanka Galmudug waxaana farxad aan la qiyaasi karin igu noqotey markii ay dhageheyga soo gaareen go aankii Garsoorka sare ee culumo owdiinka Ahlusuna waljamaaca run ahaantiina waan ka filaayey in culumadu kaalintooda soo buuxiyaan ayuu hadalkii ku soo koobey. dadkii kale ee munaasabadaas ka hadley ayaa waxaa ka mid ahaa Macalim Siciid Xassan Cabdulaahi Muuse Abtidoon Cabdi Cilmi Dagal Cali Xaashi Maxamed Maxamuud Axmed Madoobe Xassan Cali Faarax Cabdinuur Macali Cabdulqaaadir (Quraan ka adag) guud ahaana wexeey si buuxda u taageereen Go,aanka badbaadada ah oo ay gaareen culimada Garsoorka sare ee Ahlusuna waljamaaca. Ugu dambeyntii munaasabadaas oo si qurux badan loo soo abaabuley waxaa baaq taageero buuxda ah halkaas ka aqriyey Sh. max,ud Cabdi Sabriye oo ahaa xiriiriyaha kulankaan. -
HERE
-
warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow dhow xarunta madaxtooyada dowladda kmg soomaaliya ayaa sheegaya in wasiirka arrimaha gudaha dowladda kmg soomaaliya iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan dowladda kmg xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay falal khiyaameyn qaran ah oo ay kula keceen dowladda kmg. sida warku sheegayo wasiirka iyo saraakiisha kale ee lala xiray ayaa lagu ogaaday inay hub iyo saanad kale oo ciidan ay siiyeen xoogaga hubaysan ee dowladda dagaallada kula jira, hubkaasoo qaarkood la qabtay, qaar kalena gacanta u galay xoogagga mucaaradka. ilaa 5 gaari oo hubkaasi uu ku rarnaa ayaa labo ka mid ah ciidamada dowladda kmg ay qabteen, halka saddexda kale la xaqiijiyey inay gaareen xarumaha xoogaga mucaaradka. baaritaan lagu sameeyay cidda hubkaasi bixisay ayaa la sheegay inay noqdeen saraakiil ka tirsan dowladda kmg soomaaliya oo fasax iyo fududeyn ka helay wasiirka arrimaha gudaha, taasoo sababtay in wasiirka iyo saraakiisha looga yeero xarunta madaxtooyada. wararku waxay ay sheegayaan in saraakiisha arrintaasi ku lugta lahayd xabsiga la dhigay, halka wasiirka arrimaha gudaha isagana lagu amray inuusan ka dhex bixin xarunta madaxtooyada sidaana waxaa la sheegay inuu soo faray madaxweynaha soomaaliya oo dalka dibadda uga maqan, isagoo ku taliyey in wasiirka aan xabsi la dhigin balse lagu hayo gudaha xarunta madaxtooyada. hubka iyo saanadda ciidan ayaa la sheegay in laga bixiyey xarun ku taala agagaarka dekaddi hore ee magaalada muqdisho, waxaana la sheegayaa in hubkaasi ay ka mid ahaayeen hub iyo qalab kale oo ciidan oo ay dhawaan dowladda kmg ka heshay waddamada maraykanka iyo yurub. tan iyo markii uu warkani soo shaac baxay ayaa waxay ciidamada dowladda kmg soomaaliya bilaabeen inay baaraan gaadiidka isticmaala waddada makka al-mukarama iyo waddooyinka ku dhow dhow xarunta madaxtooyada, ilaa iyo haddana ma jiro wax war ah oo si rasmi ah uga soo baxay dowladda kmg soomaaliya oo ku saabsan arrinkan.
-
Mogadishu: Somalia Parliament Changes Location Coz of Security
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Nadaamiyaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in Barlamanku uu ka guuray fadhigii Barlamanka ee Gaadiidka Booliska Kadib dagaalo halkaasi hareeyay -
Mogadishu: Somalia Parliament Changes Location Coz of Security
Jacaylbaro posted a topic in Politics
Nadaamiyaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in Barlamanku uu ka guuray fadhigii Barlamanka ee Gaadiidka Booliska Kadib dagaalo halkaasi hareeyay iyadoo ay xarun Cusub Sameysteen. Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo loo yaqaan (Axmed Saakin) islmarkaana ah Nadaamiyaha Barlamanka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in mudanayaasha barlamanka ay ka guureen Xaruntoodii KMG aheeyd ee Gaadiidka Boliiska islamarkaana ay u guureen Xarunta Gobolka Banaadir ee isla magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa waxaa u sidoo kale sheegay in Ajandaha barlamanka u yaala uu yahay in ay ka doodaan Heshiiskii badda ee dhexmaray dowladaha Soomaaliya iyo Kenya kaasoo uu sheegay in lagu celiyay dowladda Kenya taasina uu sheegay in ay fursad u tahay Barlamanka KMG Soomaaliya. Inkastoo Barlamanka Soomaaliya u sheegay in ay ka guureen Xaruntoodii KMG aheeyd ee Gaadiidka Booliska islamarkaana ay u guureen Xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu hadalka xildhibaanku ku soo beegmayaa xili mudanayaasha Barlamanka iyo dowladda KMG uu Xaalku ku xumaaday tan iyo Markii ay dowladdu u soo guurtay Magaalada Muqdisho,waxaana siyaabo kala duwan xaafadaha magaalada Muqdisho loogu toogtay xubno ka tirsan Mudanayaasha barlamanka iyadoo dowladda ay dagaalo kala kulantay xoogaga ka soo horjeeda ee iyagu inta badan gacata ku haya dalka Soomaaliya. -
Google to launch Chrome OS...Challanges Microsoft!
Jacaylbaro replied to Gheelle.T's topic in General
Waar this google is a real "way duushay" ,,, where is xaajigii tolow ,, -
The only time i think i agree with Naxar .....
-
Google to launch Chrome OS...Challanges Microsoft!
Jacaylbaro replied to Gheelle.T's topic in General
WOW ,,, I think Microsoft is getting old now ,, hehehe -
Originally posted by m_aden_nur: Waa Sharci Daro iyo Gardaro cad inay Golaha Wakiiladu aay xilka ka qaadan mudane Ahmed Bidaar Haji Dahir.
-
Southern Galkacyo Falls to Ahlu Sunnah Wal Jamaaca
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Sow ma aragtid inay soo durkayso ? , -
Southern Galkacyo Falls to Ahlu Sunnah Wal Jamaaca
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Shabelle.net -
After the sudden death of Michael Jackson, Chandler tells the truth. In 1993, Chandler told a psychiatrist and police that he and Jackson had engaged in sexual acts that included sex, the boy gave detailed description of Jackson's. The case was settled out of court for a reported $22 million, but the strain led Jackson to begin taking painkillers. Eventually he became addicted. Now maybe for the remorse of his death Chandler decides to tell us the truth. I never meant to lie and destroy Michael Jackson but my father made me to tell only lies. Now I can't tell Michael how much I'm sorry and if he will forgive me. Evan Chandler was tape-recorded saying amongst other things, If I go through with this, I win big-time. There is no way I lose. I will get everything I want and they will be destroyed forever. Under the influence of a controversial father who told his son to tell that Jackson had touched his penis. Jordan Chandler then told a psychiatrist and later police that he and Jackson had engaged in acts of *******s well as giving a detailed description of what he alleged were the singer's genitals. Now for the first time I can't bare to lie anymore. Michael Jackson didn't do anything to me, all was my father’s lies to escape from being poor.
-
Strange is what is happening between her and Hadraawi .... that has not been yet disclosed.
-
Southern Galkacyo Falls to Ahlu Sunnah Wal Jamaaca
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Maamulkii Hore ee Galmudug oo soo dhaweeyay la wareegida Ahlu Sunna waljamaaca ee Maamulkaasi Madaxweynihii Maamulkii Galmudug State ayaa sheegay in uu taageersanyahay la wareegida Ururka Ahlu Sunna waljaamac ay la wareegeen maamulkii Galmudug ee koofurta magaalada Gaalkacyo. Cali Max’ed Warsame Kiimiko oo ah Madaxweynihii Maamulkii Galmudug State oo Shabelle u waramayay ayaa si diiran u soo dhaweeyay la wareegidii Ururlka Ahlu Sunna waljamaaca koofurta Magaalada Gaalkac oo ay ka arimi jireen Maamulkii Galmadug State. Waxaa uu sheegay Kiimiko in ay ka bad baadiyeen Ahlu Sunna Maamulkasi iyo shacabkiisa qal qal Xoogan iyo fowdo siyaasadeed oo halkaasi ka bilaabatay kadib markii maamulkii uu madaxweynaha ka ahaa mid kale lagu soo dulmagacaabay. Dhawaanahaan ayaa waxaa halkaasi ka jiray is maandhaaf siyaasadeed taasoo timid kadib markii ay fariisteen mudanayasha Barlamanka ee Maamulka Galmudug State islmarkaana ay soo magacaabeen madaxweyne Cusub iyadoo uusan wali dhamaan Waqtigii loogu talagalay madaxweynaha Maamulkaasi. Arintaasi ayaa keentay qal qal siyaasadeed oo ku aadan dhanka Maamulka waxaana durbaba madaxweynihii xilka laga qaaday uu carabka ku dhiftay in aanay marnaba ka tanaasuleyn xilkiisa wallow uu hataan soo dhaweeyay maamulka Cusub ee halkaasi la wareegeay.