
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
waabad kala taqaanaaye ,, xaaji malaa dilaal baad u ahayd ,,
-
Harakat Shabaab Al-Mujahideen Presents: The Expedition of Al-Furqan
Jacaylbaro replied to Shaakirullaah's topic in Politics
Originally posted by Cawaale: JB, SOL dad ma hayso ee SOL lafteda aa la haaya. naftada u yaab sxb :") did you notice the above pictures are uploaded from imageshack, which means the poster hard them in their local drive, after all would have saved time not to upload them on another site, whilst you can find it in any news site!! ,, meesha waa la isugu soo galay walee ,,, lol -
xaaji Rayaale ma adigaa qaadka ka iibsan jiray markaa ? ,,,,,
-
Somaliland Authorities arrest TFG parliamanterian
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
xidhxidhaay ,,,,,,,, mar baa la sii daayay markaasuu doqoniimadiisa hadana dariiqii soo hayaa ,,, -
when the engineer, architect, doctor, habar, ciyaal, middleman, pimp and everyone talks about politics .........
-
Harakat Shabaab Al-Mujahideen Presents: The Expedition of Al-Furqan
Jacaylbaro replied to Shaakirullaah's topic in Politics
Alla SOL maxay dad haysaa ,, -
Harakat Shabaab Al-Mujahideen Presents: The Expedition of Al-Furqan
Jacaylbaro replied to Shaakirullaah's topic in Politics
Originally posted by Umal Zamzam2211: calaanka quruuxda badan ay Madow hoos imaada walaalayal wa sida qura ay cadaabta uga badbaadi kartin Calan madow baa janno lagu gelayaa miyaa ?? -
looooooooooooooooooool@pirte corner ,,,, alaylehe luuq ha lagu xidho kuwaas ,,
-
Aar niyow dookh xumidaa ,,,,
-
Maya way furan tahay ,,,, how do u explain the coexisting of two "konfurians" in Hargeisa but not in Muqdisho ?
-
A proof for non-coexistence ......
-
why is it insult when you have the proof in front of your eyes ????
-
lol Kenya is going crazy these days ,,,,
-
An Open Letter to the EU, the TFG, UN and the AU
Jacaylbaro replied to Garaad Bari's topic in Politics
An Open Letter to the EU, the TFG, UN and the AU -
I agree with you they WERE all Al-itihad members but due to some khilaaf, they formed this Hizbul Islam thing ........ that is why they have their own urur which is different from that of Al-ittihad
-
I don't think so ,,, Al-Ittihad was named as Ictisaam and they are different from Hizbul Islam
-
Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Aadan Axmed Cilmi [Dhoolayare] ayaa shaaca ka qaaday inay ku hawlan yihiin qorshe cusub oo ay dalkan Somaliland kaga beerayaan Biriis aan u baahnayn biyo badan oo dalal badan oo Qaarada Africa ku yaala lagu soo tijaabiyey, isla markaana waxa uu asteeyey maalinta cuntada Somaliland oo uu ku tilmaamay 10 December sanadkasta. Wasiirku waxa uu sidaa ku sheegay Mar uu maanta u waramayey Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews oo ka xogwareysatay iyo arrimo kale. Wasiirka Aadan Axmed Cilmi [Dhoolayare oo ka hadlayey maalinta ay Somaliland u asteysay inay u aqoonsato maalinta cuntada dalka waxa uu yidhi “16 October waxa maalinkasta dunida looga dabaal-dega maalinta cuntada adduuna, waxa maanta sharaf noo ah inaan ku dhawaaqo maalinta cuntada Somaliland, oo aanu In-shaa Allaahu ka dhigi doono 10 December Sanadkasta, si loo qiimeeyo sanadkan wixii inoo qabsoomay ee inoo soo go’ay” “Maalinta 16-October ee Maalinta cuntada Aduunkana ay Goboladu tar-tan galaayaan sidii ay u soo saari lahaayeen cuntooyin ku filan” ayuu yidhi Wasiirka Wareysigiisa oo koobnaa. Wasiirku waxa uu ku dooday in intii ay qiimaynta wadeen inay sanadkan ku guuleysatay maalinta cuntada Somaliland degmada Gatiitalay ee Gobolka oodweyne oo aanu u qaban doono Xafladii. “Waayo waa meeshi Ugu horeysay ee cunto wada wadani ah na tustay ee noo sameysay, oo ay ka marmeen cuntadii dibada uga imanaysay”. Md. Aadan Axmed Cilmi waxa uu shaaca ka qaaday inay dalka dhawaan ka beri doonaan Biriis tijaabo ah, oo uu ku tilmaamay in ka dibada inooga imanaya lagaga maarmi doono, isaga oo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi, “Maanta waxaanu idiin sheegaynaa in aanu hayno mashruuc kale oo tijaabo ah, oo Bariisa oo aan u baahnayn Biyo badan oo uu ku baxo Nerica Rice, waa biriis wanaagsan oo Africa lagu tijaabiyey dalalka Sera-lion, Liberia, Ghana, Yuganda, Ethiopia, oo inagana [somaliland] imika ina soo gaadhay” Wasiirka Beeruhu waxa carabka ku adkeeyey Gobolada ay u qorsheeyeen inay Beerista biriiska ka bilaabi doonaan, isaga oo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “Biriiska waxaa beeristiisa waxaanu ku tijaabin doono Gobolada Togdheer, Saaxil, Maroodi-jeex Iyo Awdal, degmada Gatiitalayna ee Gobolka Oodweynana ka mid ayey noqonaysaa. Waana bariis wanaagsan oo marka uu dalkeena ka baxo waxa uu noqonayaa wadani, taas inshaa Allaahu dhawaan ayaanu bilaabaynaa, waana mashruuc innagu cusub. Waanuna ku guuleysan doona haddii Ilaahay yidhaahdo.” Arrintan uu Wasiirka Beeraha Somaliland Aadan Axmed Cilmi Dhoola-yare ka dhawaajiyey maanta ayaa waxay noqonaysaa markii ugu horeysay ee Somaliland laga beero biriis oo ka mid ah cuntada quutal-daruuriga ah ee ay dadyowga adduunku isticmaalaan.
-
Hargeysa(Qarannews) -Xukuumada Somaliland ayaa habeen hore qabatay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Sheekh Shariif, oo ay hore uga masaafurisay magaalada Hargeysa, ka dib markii uu ku adkaystay inaanu ka tanaasulayn xubinimadiisa xilkaas. Ma jiro war rasmi ah laga soo saaray xadhiga ninkan, laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay in ninkaas la qabtay uu yahay Maxamed Maxamuud Faarax (Indhabuur) oo isagoo badhasaab ku xigeenka gobalka Sool ah Djibouti kaga qayb galay shirkii madaxweynaha loogu doortay Shariif Sheekh Axmed, markaas oo uu si rasmi ah ugu biiray baarlamaanka. Waxa ay ciidamada aammaanku ka qabteen magaalada Laascaanood oo uu muddooyinkii u dambeeyay joogay, isagoo ka yimid dhinaca magaalada Muqdisho. Waxa jira warar sheegaya in xukuumadda Somaliland iyo hay'adaheeda ammaanku ku tuhunsanyihiin ku lug lahaanshaha qaraxii horaantii bishan ka dhacay magaalada Laascaanood ee lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada qaranka Somaliland. Mr. Indhabuur, ayay xukuumadda Somaliland Hargeysa ka masaafurisay dhawr bilood ka hor ka dib markii lagu qabtay madaarka Hargeysa, waxaana xilligaas loo masaafuriyay Muqdisho ka dib markii uu diiday inuu ka tanaasulo xilka dawlada dalkaas, maadaama oo ay Somaliland kala soo noqotay xorriyadeeda sannadii 1991-kii. Inkastoo ay jiraan warar sheegaya inuu Laascaanood ku soo galay cafis uu dalbaday, haddana ma jirto cid warkaas xaqiijinaysaa.
-
I'm talking about the fact that Al-Ittihad wants to save Hizbul Islam ,,,,,, I always thought Aweys was a rebel in Al-Ittihad ,,,
-
I'm just thinking the link between Al-Ittihad and Hizbul Islam ............
-
President Faroole names his son as one of his advisors
Jacaylbaro replied to Thankful's topic in Politics
There is nothing to be discussed here ....... -
Hmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
-
How far ?? The "greater Somalia" started with the union of Somaliland and Somalia ..... the collapse of last Somali government was due to the Somaliland struggle from 1981 - 1991 ..... Let's see where it is end ......