Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by General Duke: ^^^lool. in the end the secessionist will lose face, when they start singing again for Somalia, Why do u have to speak like the ONLF now ?? "in the end,,, blah blah ,,"
  2. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by AYOUB: ^ Oh? Who and how will bring back its glory? by hijacking more ships
  3. All is cool man ,,,, those chaps were asking for u niyow U need to come through H town as soon as possible to answer some silly questions ,,,
  4. Turning blind eh ?? He worked for Somaliland ,, then Somalia ,,, then Somaliland ,, Call him the man of ALL ,,,,,,,,,,,
  5. Originally posted by General Duke: ^^^In all these pics adeer, he was the PM of Somalia and served Mogadishu... Look at the picture above ,,, Signing Somalilands Independence in 1960 In the united kingdom
  6. howlgalo ay haweenka uga qaadayeen indha shareerka iyagoo dab qabadsiinayay indha shareerkaasi. ...... Duul culimo qastay iga dheh ,,,
  7. Sidoo kale, Komishanka doorashooyinka ee ayaa shalay tababar ku saabsan qaabka bixinta kaadhadhka ka bilaabay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Tababarkan ayaa lagu wadaa in uu xubnahan u socdo muddo 2 cisho ah, waxaanay ku baran doonaan isla markaana lagu fahamsiin doono sidii ay u badeli lahaayeen kaadhadhkii hore ee diwaaan gelinta ee dadka horay loo siiyey wakhtigii diiwaangelinta. Dadka qaadanaya tababarka ayaa badidoodu yihiin macalimiinta dugsiyada sare ee gobolka Sool ardayda jaamacada Nugaal ee magaalada Laascaanood, oo ay tiradoodu gaadhayso 138 xubnood ayaa waxa isla maanta loo dhaariyay sidii ay u gudan laahaayeen xilka loo igmaday. Ugu horayntii waxaa ka hadlay gudoomiyaha komishinka doorashooyinka gobolka sool Cabdilaahi Maxamed Shire wuxuuna ku booriyay dhamaan shaqaalaha ka hawlgalaya ee tababarka la siinayi in ay si daacadnimoah u gutaan shaqada ay qabanayaan isga oo intaa raacshay in hawsha maanta loo tababarayo kaliya ay tahay kaadh badelis balse qofkii ka soo baxa uga gudbi doono qaybaha kale ee komishinka.
  8. Ciidamada Culumaa’udiinka ahlu Suna Waljamaaca ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgalo ay haweenka uga qaadayeen indha shareerka iyagoo dab qabadsiinayay indha shareerkaasi. Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan inta u dhaxaysa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa maanta markii ugu horaysay waxa ay bilaabeen in ay Indhashareerka ka qaadaan haweenka iyadoona haweenkaasi qaarkood markii ay ka dhago adeegeen amarka Ciidamadaasi ay si xoog ah uga qaadayeen sida ay Shabelle u xaqiijiyeen qaar ka mid ah haweenkii halkaasi indha shareerka loga qaaday. Mid ka mid Haweenkii ay maanta Ciidamaaasi Indhashareerka ka qaadeen oo la hadlaysay Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegtay in maanta ay bilaabatay arintani Indhashareer qaadista ah ee ay sameenayaan Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca iyadoona sheegtay in markii Haweenka Indhashareerka laga qaado ay Ciidamada Dab qabadsiinayeen. Dhinaca kale Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay nawaaxiga halka ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay Indhashareerka haweenka uga qaadayeen ayaa waxaa uu sheegay in amarkaasi uusan aheyn mid ka soo baxay madaxda sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Suna Waljmaaca. Talaabada ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay dumarka Indhashareerka ugu dhigayeen Maanta oo ah mid ku cusub Magaalada Muqdisho ayaa hadana kol hore Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca waxa ayaa qaar ka mid ah gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud uga mamnuuceen qaadashada Indhashareerka.
  9. "We sent an open letter to all Canadian communities in Canada, and we said, 'We are the Somali community in Canada. We have a deficit of professionals. And we have a surplus of people who want to be mentored,'" he said. "And the first and fastest community to respond was the Jewish community." Looks like it was an open bid ,,,, and the Jewish took the chance.
  10. The muridi script has an error and generating random thoughts at the moment ,,,,
  11. Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo shahaadooyin lagu gudoonsiiyay 130 engineer ayaa shalay lagu qabtay xarunta Jaamacada Milatariga ee magaalada DEBREZEIT ee wadanka Ethiopia . Xafladan waxa ka soo qayb galay wasiirka gaashaandhiga ee dawlada itobiya Mr. SIRAJ FEGISA ,wafuud ka kala socday wadamada ay ardaydoodu qalan-jabinayso ,military attacheska itoobiya u fadhiya wadamada shisheeye,maamulka jaamacada ,saxaafad fara badan iyo marti sharaf kale, Hadaba engineerada qalan-jabiyay oo ka kala socday wadamo kla duwan ayaa waxa ka mid ahaa 17 engineer oo reer Somaliland ah , kuwaas oo ahaa tiradii ugu badnayd oo ajaanib ah oo abid jaamacadaas ka qalan-jabisa. Engineerada ree Somaliland waxay ka qalan jabiyeen sadex qaybood oo engineering ah kuwaas oo kla ahaa sidan . 1. MECHANICAL ENGINEERING Aviation power plant technology = 5 Arday Manufacturing technology = 3 Arday Automobile technology = 2 Arday Armament technology = 1 Arday 2. ELECTRICAL ENGINEERING Power plant technology: Equipment design = 2 Arday Servo control = 3 Arday 3. COMPUTER ENGINEERING = 1 Arday Dhinaca Somaliland waxa xafladaas ka qayb galay wafti kasocda ciidamada qaran ka Somaliland oo uu hogaminayo abaanduuulaha guud ee ciidamada qaranka Somaliland Col. Ibrahim caydiid ,madaxa tababarka dibada ee ciidanka qaranka Axmad Tansani iyo sarkakiil kale. Maaha markii u horysay ee engineero ree Somaliland ahi ay ka qaln jabiyaan jamacadaasi bishii may ee sanadkii 2008 ayaa waxa ka qlan jabiyay 5 engineer . Ardayda jamacadan wax ka barataa ayaa waxay ka kala yimaadeen wadamada somaliland, ruwanda,jabuuti ,suudan iyo ethiopia.
  12. Ilaahay ha kuu fududeeyo exams ka ,,,,,,,, Subax wanaagsan dhamaantiin ,,,,,, I feel much better today
  13. Labada Murashax ee uu tartamaya jagooyinka Madexweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka JSL doorashada soo socota ee Xisbiga UCID ayaa shaaca ka qaaday in ay ka tanaasulayaan Dhalashooyinkooda 2aad shisheeyaha ay sitaan "safarkan waxaa kaliya ee u baxday waa labada musharax ee jagooyinka madexweynimada iyo ku xigeenka xisbiga UCID uga qaybgali doonna doorashadda madextooyada somaliland ee kala ah Musharaxa Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, cid kale kumay wehelin oo waa labaddooda oo kaliya. Waxaanay u kicitimeen dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia khaasatan magaalada Addis ee caasimadda u ah Itoobiya, safarkuna waa safar u gaar ah musharaxiinta iyo xisbiga UCID. Ujeeddada Safarkooda waxaa ay la xidhiidhaa, sidii ay u soo xareeynayn lahaayeen Baasaabboorrada Ajanabka ah ee ay ka sitaan waddamada dibadda ay markii hore ku noolaayeen. Waxaanan filayaa inay booqashadoodu qaadato muddo saddex cisho ah". Sidaa waxaa yidhi Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Xasan Xuseen Maxamed [Codyare] oo ay Shabakedda Wararka ee Oodweynenews wax ka waydiisay safar dhulka ah oo ay galabta ugu ambabaxeen dalka Etniopia, Musharrixiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed-rashiid Sheekh Xasan oo u kala sharaxan jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay dhawaan ka qabsoonto Somaliland. Musharaxiintan oo aanu isku daynay intii aanay ka gudbin xadka labada dale e Somaliland iyo Ethiopia, oo aanay noo suurto galin in ay wax faahfaahin ah naga siiyaan u jeedada safarkoodu la xidhiidho khadka is-gaadhsiinta ah oo aan si fiican wakhtigaa u shaqaynayn, ayaanu intaas ka dib la xidhiidhnay Afhayeenka Xisbiga UCID Md Xasan Xuseen Cod-yare, ayaa ku sheegay u jeedada safarka masuuliyiintan in uu la xidhiidho xaraynaynta Baasaabboorrada iyo dhalashooyinka ay waddamada Ajanabka ah ka haystaan oo ay ku wareejin doonaan safaaradaha ay ku leeyihiin dalalka ay ka haystaan dhalashooyinka dalka Ethiopia. Md Cod-yare oo aanu waydiinay sababta keentay in xiligan ay musharaxiinta xisbigu wareejiyaan dhalashooyinka ajaanibka ah ee ay haystaan, waxaanu ku tilmaamay inay tahay arin distuuriya oo uu distuurka Somaliland qodobo ka mid ah dhigayaan in aanay haysan musharaxiinta u tartamaysa jagooyinka madexweynimada iyo ku xigeenka Somaliland, taas oo ay komishanka doorashooyinku ku xidheen. Safarkan musharaxiinta Xisbiga UCID, ayaa la filayaa in uu qaato muddo dhawr cisho ah, waxaanay soo mari doonaan magaalada Nairobi oo ay u tagi doonaan arimo shaqo oo la xidhiidha doorashooyinka soo socoda.
  14. dee ma waxbaan qarin karayaa Ilaahay baa i lehe ,,,,
  15. Jacaylbaro

    Who is B?

    ............. Now i know, B is someone who talks to himself ,,, waalli.com
  16. .......... and i had a dream last night ,, lol