
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
I just had that for breakfast ............... Yummmyyyy
-
^ ^ Welcome to Somaliland for a good & fruitful negotiations ...........
-
Tuujiye: To be or Not to be a Gaal:that is the question
Jacaylbaro replied to LayZie G.'s topic in General
^ ^ ... Allah ha sahlo hadaa -
Subax wanaagsan dhamaantiin ,,,,,,,,,,,,,,,,, Waa maalin arbacaad oo neecaw fiicani dhacayso ,,,
-
Tuujiye: To be or Not to be a Gaal:that is the question
Jacaylbaro replied to LayZie G.'s topic in General
Layzie, adigu cid kasta miyaad la dagaalantaa horta ? -
Somaliland Elections: New Cards Arrive Hargeisa
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
MORE INTO THE STORY -
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Don't encourage Maadka to do e-ismiidaamin (e-suicide bomb).
-
Thank u for the confirmation ,,,
-
Paris (Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gudo galay hawlahoodii shaqo ee ay Dalka Fransiiska u joogeen, kaasi oo ay ku yimaadeen Dalkan Fransiiska booqasho rasmi ah, waxa shalay lagu qaabilay aqalka looga taliyo Dalka Fransiiska ee la yidhaahdo Elysee, halkaasi oo uu ku qaabilay la taliyaha Madaxweynaha Fransiiska ee Arrimaha Africa, Mudane, Andre Parant iyo saraakiil ka socotay aqalka Madaxtooyada. Kullankaasi labadaa dhinac ay isaga waraysteen, arrimaha labada dal dhinacyadooda ; Siyaasadda; dhaqaalaha iyo Nabadgelyada; taasi oo ay ku jirto arrimaha ka taagan, mandaqadda Geeska Africa oo Dawladda Fransiisku aad xogogaal ugu tahay. Arrimahaasi ay labada dhinac isla soo qaadeen falanqeyn dheer ka dib waxay ku soo gabagaboobeen jawi wanaagsan iyo is afgarad. Madaxweynaha waxa kullankaasi ku weheliyey, Wsiirka Arrimaha Dibedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan iyo Mudane ; Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha.
-
Somaliland Elections: New Cards Arrive Hargeisa
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Kaadhadhkii cusbaa ee Diiwaangalinta ee maalmahanba la filayay ayaa maanta kowdii duhurnimo si rasmiya u soo gaadhay magaaladda Hargeysa. Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Ciise Xamari ayaa shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba soo gaadheen kaadhadhkii cusbaa ee la soo sameeyay ee lagu bedelayay kaadhadhkii hore ee Diiwaangalinta, waxaana maanta laga soo qaaday madaarka Hargeysa halkaas oo ay keentay Diyaarad khaas ah oo lagu soo qaaday. Arrintan ayaa waxay keenaysaa in laga baxao walaac laga qabay inuu dibudhac yimaado balse haatan waxa ay wax walbaaba u dhici doonaan sidii loogu talagalay, maadaama alaga soo gaadhsiiyay ka hor wakhtigii u qorshaysnayd in la qaybiyo -
Sowtii la lahaa labadaa meelood tuugtaa ku badan ,,
-
Nothing much that you worry about ,,,,
-
Waxbaa ka dhacay ,,,,,, xataa MMA baad soo aakhiro toosiseen ,,
-
UCID Leaders to Cancel Their Second Citizenship
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waar kii xiin wuu gaboobay ,,,,,, safaarigii iyo khamiiskii baa isaga ekaaday -
Saudi king photo with women spices mixing debate
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in General
waar shut up ,,, -
he is a script dee ,,,,,
-
Talk about kacsi gaamuray ,,,
-
Saudi king photo with women spices mixing debate
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in General
^ ^ -
Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Maaddeey: , looks like ur mixing the 'abu' and 'ibn' here! No. It works both ways. Hassan is Abu Cali and Cali is Abu Hassan. Waaryaa waad isku dhex yaacday ,,,
-
Saudi king photo with women spices mixing debate
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in General
and Norf will talk about the "Arab Model of Islam" ,,, -
I'm beginning to the Indians then ,,,