
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
This is what they don't want to hear ,,,,,
-
I clicked it but don't know if anything happened to my computer ...... have to check mar dhow bal IA
-
Breaking News...NW Somalia: armed men clash with police in Sanaag
Jacaylbaro replied to Thankful's topic in Politics
Sending few men to do ambush or commit a suicide is not what i expected from those who oppose to Somaliland. I thought they are more motivated and equipped but they disappointed me there ,,, -
Originally posted by Che -Guevara: Jb don't know when to fart or when to let things be. Miyaad yara kabbatay saaka waa maxay caydu xaaji ,,, Comparison comes from the name adeer ,,, Youth is English while Shabaab is Arabic ,,, they both involve in the Somali politics and history ,,, one in 1943 and the other one in 2010 .....
-
- Government Ministers went out of different regions to mobilize people in order to take the new voter cards. This is happening as the polling stations have only three days left before they're closed.
-
Inaadeer labada magac inay isku macne yihiinba hore ugumaan fiirsan ,,,
-
Minneapolis, Minnesota
-
Denhaag, Holland
-
Minneapolis, USA
-
At least they did their best and made a history. Alshabaab of that time (great ones) and Alshabaab of today (the barbarians) ...... shows big difference.
-
looooooooooooooool@fuuto ... Yeah, they kick many behinds lately. Malaa Alshabab baa soo galay SOL na ,,, looool
-
Maalin Wanaagsan dhamaantiin ,,,, Looking forward to the 18th of May ,,,, then ,,,, the 26th of June
-
Theiry has the real va va voom...congrats on his wedding
Jacaylbaro replied to NinBrown's topic in General
DHL ka soo dhig muqmadayda waaryaa ,,,,, Jacaylbaro Faarax Hargeisa, Somaliland P.O. Box 23 Rayaale House, Siilaanyo Appartment Faysal 44 Dooxa Tel: 123456789 -
Originally posted by Hales: Nice comparison Jacayl-Baro, just shows how far the degradedation in society went. Exactly my point ! ! The future can be better though.
-
Mulkiilaha Webka Dayniile oo lagu daray liiksa argagixisada,lacagtiisiina la xanibay Mulkiilaha Webka Dayniile.com ayaa lagu soo rogay xanibaad xaga dhaqaalaha ah,kadib markii isaga oo safar ku jooga wadanka masar,kadib markuu tegey bangiga HSBC ayaa loo sheegay inaanu lacag la bixi karin,lacagtiisiina uu doonto Maraykanka oo lacagtaas qaatay,wuxuuna ku xaniban yahay dalka Masar. Axmed Sheekh Cali Kalaay oo ah mulkiilaha webka Dayniile ayaa sheegay inaanu wax danbi ah gelin oo uu yahay weriye dhexdhexaad ah,oo aan wax xidhiidh ah la lahayn argagixisada,oo aanu garanayn waxa loo xanibay dhaqaalihiisa. Axmed Kalaay ayaa haysta dhalashada wadanka Sweden,iyadoo oo horay loo xanibay dhaqaalaha muwaadiniin badan oo soomaaliyeed oo wadankaas degen,inkastoo markii danbe dhaqaalahoodii loo soo celiyey. Wadanka Maraykanka ayaa samaystay liis u ugu yeedhay liiska argagixisada,isaga oo si yar u xaniba lacagaha dadka muslimiinta ah,waxaana liiskaas ku jira boqolaal qof oo soomaali ah,oo isugu jira culimo,iyo dad kaleba.
-
Somaliland Forces Secure Voters Registration in Sool
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hawlihii bedelida kaadhadhka ayaa si xoogan uga socda degmada Laascaanood,Xudun, Kalabaydh, Widhwidh,meesha aan weli laga bilaabin degmada Taleex iyo Buuhoodle. -
Ciidamo ka tirsan ciidanka Somaliland ayaa saaka ilaa maanta ku baxayey meelo badan oo ka tirsan gobolka Sool iyo Buuhoodle,iyaga oo halkaas ka wada hawlgalo amni,si loo sugo amniga degmooyinka iyo deegaanada si ay si nabad ah u qabsoonto kaadhadh bedelida iyo dooroshooyinka dhowaan la filayo inay ka qabsoomaan Somaliland. Ciidanka ayaa sida aan wararka ku helayno waxa ay saldhigyo cusub ka samaysteen degmada Kalabaydh oo qiyaastii 30-km u jirta magaalada Laascaanood,waxaana ciidamadaasi ay u sii gudbeen dhinaca tuulooyinka Dhumay iyo Dabataag,iyadoo la sheegayo in rasaas lagaga soo riday meel u dhow degmada Dharkangeenyo,halkaas oo ay ku sugan yihiin malayshiyo ka amar qaata hogaanka SSC oo ah hogaan dhowaan lagu soo dhisay magaalada Nayroobi,kaasoo hogaamiyayaashii ay hada ku sugan yihiin meelo u dhexeeya tuulooyinka Dharkayn iyo Balicad oo ah xadka Itoobiya la wadaagto Soomaaliya. Dhanka kale ciidanka ayaa gaadhay degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle,waxayna ciidamadu soo mareen meelo badan oo ka tirsan deegaankaas,iyagoon wax dhib ah kala kulmin. Dhanka kale ciidamada Itoobiya ayaa gudaha u soo galay degmada Buuhoodle,halkaas oo ay xanibeen isu socodka gadiidka,waxayna xareeyeen gawaadhi badan oo ay leeyihiin dadka deegaanku,waxaana adag in la galo ama laga soo baxo magaalada,iyadoon aan la garan karin waxa ciidamada Itoobiya ku soo beegay,wakhti ay Somaliland hawlgalo ka wado deegamadaas. Saleebaan Xagla-toosiye ayaa sidoo kale gaadhay degmada Buuhoodle,kadib markii uu ka soo ambabaxay dhinaca tuulada Dharkayn,halkaas oo uu maalmahan ku sugnaa. Hawlihii bedelida kaadhadhka ayaa si xoogan uga socda degmada Laascaanood,Xudun, Kalabaydh, Widhwidh,meesha aan weli laga bilaabin degmada Taleex iyo Buuhoodle. Gudoomiye-ku-xigeenka baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Cade iyo wafti la socda ayaa sidoo kale gaadhay degmada Kalabaydh,iyagagoo u kuurgalayey sida ay hawlaha kaadhadhka lagu bedelayaa uga socdaan deegaamada hawdka. Gudoomiyaha hawlaha doorashada ee gobolka Sool ayaa saxaafada u sheegay inaanay jirin wax dhib ah oo ka jira deegaamada hawdka oo sidii loogu talo galay ay ilaa iyo hada u socdaan hawlihii kaadhadhka aqoonsiga iyo kuwa doorashada loo bixin lahaa. Isku soo wada duuboo waxa ka taagan gobolada Buuhoodle iyo Sool,dhaqdhaqaaq ciidan,kaasoo keeni kara inay ciidanka Somaliland iyo ciidamo daacad u ah hogaanka SSC ay is fara saaraan,taasoo wax weyn u dhimi karta amniga gobolkaas.
-
SL miyaad ku riyootaa ?? ,, cid halkan kaga hadashay ma jirto adeer ee wax kele raadso.
-
labadani maxay la ooyayaan imika ...... Ohhh ,, forgot they are the youth of 2010 ,,,
-
Ma anaa suudaanta keenay dee adeer ......
-
Somaliland recognized Kosovo way before Djibouti .....
-
It is SADLY the reality sxb .......
-
Somali Youth of 1943: Somali Youth of 2010 (aka Alshabab):