Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hargeysa (Waaheen) – Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Komishaneer Cali-Khadar Xassan Cusmaan (Cali-Kubad)iyo Wafti uu hogaminayo oo ay ka mid yihiin komishaneer C/raxmaan Maxamed Ismaaciil ( Dixood )iyo La taliyaha dhinaca Sharciga ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Garyaqaan Khadar Maxamed Guuleed ayaa shalay gadhay wadanka Ethiopia iyagoo ku sii Jeeda wadanka Ingriiska. Gudoomiye ku xigeenka iyo wafdiga ayaa maanta waxay ka Qayb gali donaan oo ay goob joog ka noqon donaan doorashada ka dhici doonta wadanka Ethiopia taas oo ay ka faidaysan donaan mudada gaban ee ay jogaan caasimada wadankan Ethiopia wafdigan oo shalay la kulamay xubnaha safarada Ingiriiska. Waftigan Komishanka iyo Garyaqaankooda ayaa u tagaya wadanka Ingriiska daabacaada Waraaqaha Codayanta iyo in ay la kulmaan kambaniga daabacaya waraaqaha Doorashada Madaxtooyada ee la filayo in ay dhacdo bishan inagu soo fool leh ee June 26 da . Waftiga ayaa ka dhawaajiyay in ay hayaan tirada qaadatay ilaa hadda kaadhadhka codaynta inta ay tahay wixii qaata maalmaha lagu daray ee tobanka ahna ay ka soo daba dirayaan tiradooda komishanka qaranku. Dhinaca kale, Wejigii labaad ee hawsha kaadhadh bedelista ayaa maanta ka bialabantay guud ahaan Degmooyinka dalka oo dhan. Wejigan labaad ee qaybinta kaadhadhka ayaa ku talo galku yahay inay ka socoto degmooyinkii hore ee doorashada muddo toban maalmood ah, si ay fursadan dheeraadka ah ee dadweynaha la siiyey ay uga faa’iidaystaan inay ku bedeshaan kaadhadhkoodii hore, gaar ahaana dadkii markii qaadan waayey fursad u siinaya inay haatan qaataan. Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise-Xamari), oo u waramayay TV-ga Universal, ayaana cadeeyey in qaadashada kaadhadhku mar labaad shalay ka bilaabantay goobaha heer degmo ee guud ahaanba dalka Somaliland. Isla markaana waxa uu intaa ku daray in hawsha qaadashada kaadhadhku muddo toban maalmood ah oo Sabtida maanta ka bilaabmaysa ay socon doonto isaga oo ugu baaqay dadweynaha aanay u suuragalin inay toddobadkii hore ee hawshani socotay aan nasiib u helin inay qaataan kaadhka diiwaangelinta ay ka faa’iidaystaan fursaddan tobanka maalmood ah ee ay goobaha degmooyinka ka soconayso bixinta kaadhadhku. Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland, waxa uu u mahadceliyey guud ahaanba hawlwadeennadii ka shaqaynayay bixinta kaadhadhka muddadii toddobaadka ahayd ee ay hawshaasi socotay. kuwaasoo uu sheegay inay muujiyeen dareen waddaniyadeed iyo adkaysi ay ku waajeheen duruuffo badan oo soo foodsaaray muddadii ay ku guda jireen beddalaadda iyo bixinta kaadhadhka cusub. Isaga oo intaa ku daray inay inay dhalinyartii ay Guddi ahaan hawshaas u igmadeen guteen waajibaadkii saarnaa, kana run sheegeen dhaartii ay Qaranka u dhaarteen. Mr. Ciise-Xamari, waxa uu sheegay in marka tobanka maalmood ee ay goobaha degmooyinka ka socoto qaadashada kaadhadhka cusub oo maanta ka bilaabantay marka ay dhammaadaan, looga gudbi doono ololaha doorashada Madaxtooyada ee loo muddeeyey inay qabsoonto 26-ka bisha Juun 2010 ee foodda innagu soo haysa. ololahaas oo ay Xisbiyada Siyaasadda ee ku tartamaya doorashada madaxtinimada dalka ee KULMIYE, UCID iyo UDUB, kuwaasoo dadweynaha u soo bandhigi doona barnaamijyadooda siyaasadeed iyo waxyaabaha ay doonayaan in lagu kala doorto. Waxaanu Guddoomiyuhu xusay in ololaha xisbiyadu socon doono muddo 21 maalmood dhan.
  2. Khudbadaasi ayuu madaxweynuhu ku jeediyey Afka Carabiga. ... Niyow Shariifkana af carabi looga taag heli maayo xataa haduu China tago ,, lol
  3. Soomaaliya oo aqoonsatay Kosovo Burco(Togdhnews)- Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Xornimada iyo Qarannimadda Jamhuuriyada Kosovo , sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibbedda ee Kosovo. Qoraal diblomaasiyadeed ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibbeda ee Kosovo ayaa lagu cadeeyay in wasaaradda arrimaha dibbada ee Soomaaliya ay xaqiijisay go’aanka ay dowladda Jamhuuriyada Soomaaliya ku aqoonsatay xornimadda iyo Qarannimadda Jamhuuriyadda Kosovo. Qoraalka diblomaasiyadeed ayaa daba socda go’aan horey oo codsi aqoonsi rasmi ah oo uu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kosovo Fatmir Sejdui . Jamhuuriayadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dareensan tahay sida ay lagama maarmaan u tahay taageeradda Jamhuuriyada Kosovo ee xasiloonida iyo nabad ku wada noolaanshaha wadamadda Balkaniska leysku yiraahdo sida lagu shaaciyay warbixinta jamhuuriyadda Kosovo.
  4. Rayaale ayaad ku khafiiftay adiga ,,,, do u even say his name during the prayers or when you're sleeping ?? ,,, Why is it only him who has that "Visitor" Card ??
  5. What is that on Faroole's neck ?? ,, A Visitors Card ?? ,,,
  6. The Council of Gonville and Caius College invite applications for Richard Darlington Studentships. These studentships have been endowed by the family of Richard Darlington and are intended to help gifted students from Somaliland universities to undertake postgraduate work at Cambridge. – Deadline:30th June 2010 They are open to candidates who are not already members of the College but who propose to register as graduate students in the University of Cambridge and follow an approved Master’s postgraduate course. The value of the Studentship will be determined after considering successful candidates’ income from any other sources. Students will be expected to apply for national or international studentships or other research awards for which they may be eligible, for example, awards from the Cambridge Trusts or CISS (Cambridge International Scholarships). Tenure of a studentship is conditional upon the elected Student having been accepted by the Board of Graduate Studies (BGS) for admission to the University. Application forms for admission to the University may be obtained from the Secretary, Board of Graduate Studies, 4 Mill Lane, Cambridge CB2 1RZ or http://www.admin.cam.ac.uk/offices/gradstud/. Candidates must be graduates of any university in Somaliland, or be about to graduate not later than August 2010. They will be expected to be of outstanding academic ability. The award of a Studentship may be conditional upon the candidate’s obtaining satisfactory results in his or her final degree examinations. Successful candidates will become members of the College, and will be expected to come into residence in October 2010. All successful candidates will have the right, if unmarried, to live in College accommodation during their first year of residence in Cambridge. Married students can usually be accommodated in a College flat. Application forms for Studentships are available from the Admissions Office, Gonville and Caius College, Cambridge CB2 1TA (Tel: +44 1223 332440, fax: +44 1223 332456, email: admissions@cai.cam.ac.uk). Alternatively, the form may be downloaded and printed from the web. The completed form should reach the Admissions Office by 30th June 2010, for entry in October 2010. In awarding the Studentship, first consideration will be given to candidates who nominate Gonville and Caius College as their College of first preference in their application to the Board of Graduate Studies.
  7. HARGEISA (SomalilandPress) — There is now a new way to experience Somaliland. A company with lofty goals has sprung up in Somaliland and is already becoming a big hit amongst visitors to the De Facto country. Specializing in custom tours for its customers it has established itself as a trusted name amongst foreigners working in Somaliland. The company goes by the name Somaliland Travel & Tourism Agency, and specialized in all aspects of tourism in Somaliland. Recognized by the Somaliland Ministry of Tourism and Culture as a tour operator and travel agent, it has been able to create a multitude of packages for visitors to the country, and has a long term goal and strategy of making leisure and tourism activities more economical for the public in Somaliland. The following is a quote directly from their website: “Apart from the official recognition The STTA’s main aim is to provide top quality travel and Tourism whilst satisfying the various ranges of needs of each client by tailoring travel options to suit their taste and requirements. Therefore, we provide an extensive selection of tours and excursions; cultural, classical, historical, leisure, and more. To achieve our aims, we have built a team of professionals with outstanding capabilities in the tourism industry. Our packages are designed to fulfill the needs of our customers and to suit their needs, we are offering a wide range of tourism-related services both locally and internationally whether you are traveling for business or for pleasure. Our staff are trained to provide you with the lowest fare for the best services, We are committed to provide our customers with high quality and well-organized tours here Somaliland In our site, you’ll find some useful information about Somaliland , our packages , our services , nice sites from Somaliland and many other interesting things.”- SomalilandTour.com A service like this has been long overdue, and the owners mention they are very interested in creating new destinations for their customers in previously undiscovered locations through-out Somaliland. This will prove greatly beneficial to the local economies of such destinations, as well as entice members of the Diaspora to make Somaliland their next vacation, rather then just a visit to see the family. The creation of a Tourism Industry in Somaliland is something that has been tried by many, but these young entrepreneurs have the advancement of Somaliland at heart and have already made a difference by making such a professional option available. For more information please visit their website.
  8. He and is SNM 1st line and big time qabyaaladiiste That is because i'm a Somalilander ?? ,,,,,
  9. Even though the meeting was not a policy debate, however the three did get into a heated debate exchanging many attacks although they stayed united on the state’s sovereignty and maintaining peace.
  10. Mid mid la socdaa ma jiro mid waliba waxbuu ku hadlayaa ,,,, mid hanjaba, mid dadka yidhaahda is dhiiba, mid meermeera ,,,
  11. It is only Sacad & Xaaji that seem to be celebrating sxb ..... People died and foreigners crossed to the land ,,, it is not something to celebrate for.
  12. Kanna iigu dar .... Wuxuu sidoo kale sheegay in xasuuqa lagu sameeyay dadka shacabka ah ee degmada Buuhoodle ay isaga kaashadeen maamulka Somaliland iyo maamulka Daroor ... So to him, there were no Ethiopians ,,
  13. "I cannot see how we can avert the possibility of Somalia's plunge into an avoidable disintegration,"
  14. Don't worry about him ,, he will make more money and come back gambling ,,,
  15. Ma wax xun baan sheegay inaar ?? ,,,, Mise waan ku fahmayaaye Bugland baad u jeedaa inay ,,, yaaa ,,, ehem ,,,,
  16. I wonder why Mr. Me appears ONLY when there is a war ................. Ohhh , I forgot he is Shiish Wanaag ,,
  17. The Citizen article on piracy profits in Somalia coming back to Ottawa did not mention that Somaliland recently sentenced seven pirates to 15 years in prison and has now jailed more than 70, and sentenced a terrorist to 24 years in prison. Somaliland’s reward for trying to be a good citizen in the international community is silence and neglect. Instead, newspapers are filled with stories of the mayhem in ungovernable Somalia. Somaliland was a British protectorate from 1884 to 1960. It gained independence and UN recognition and then agreed to join with Somalia although the union was never ratified by their parliaments. The informal partnership did not work and Somaliland attempted to withdraw in the 1980s. The succession was brutally repressed by the dictatorship in Mogadishu and lead to many refugees coming to Canada. In 1991, Somaliland successfully withdrew following the collapse of the government in Somalia and has operated independently ever since. It has kept its coasts clear of pirates, tried to keep extremists out of the country and held three democratic elections, all with almost no outside help or aid. One of the reasons these efforts have not been recognized is a desire on the part of the international community to put Somalia back the way it was. This will never happen given the situation in Somalia and the strong feelings that will always exist with respect to the 1980s conflict. I have personally visited Somaliland and it already compares very favourably to many other more “well regarded” countries in Africa. It is time to help Somaliland and reward its efforts through aid and recognition. I am personally investing in a business venture in Somaliland because recognition will happen as long as it stays on its present course. Gregory Bowes, Carleton Place. Source: The Ottawa Citizen|