Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by Hales: quote:Originally posted by Jacaylbaro: why not ........... they can fly this thing same they fly men ,, Markaa ciyaalka dugsii la gaynaayo and when the time is late in a rush of hour shel'l switch to using the flying capabillity and probably break a law , not to mention the parking problem she will have to adjust to. Awoowe woman are irresponsible, emotions will get in the way. I will let Juxa respond to this ,,,,
  2. Hargeysa (HWN) Madaxweyneha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaayo) ayaa maanta markii ugu horeysay booqasho ugu tagay madaxweyneha hada xilka ka sii degaya Mud. Daahir Rayaale Kaahin. Booqashadan oo sida ay wararku sheegayaan qaadatay muddo kooban ayay labada hogaamiye salaam ka dib kaga wada hadleen xaalada uu dalku ku sugan yahay iyo sida ugu fiican ee lagaga bixi karo. Waxa kale oo ay wararku intaa ku darayaan in Madaxweyne siilaaanyo iyo madaxweyneha hada xilka ka sii dagaya Mud. Daahir Rayaale Kaahin ay ka wada hadleen arrimo iyaga gaar u ah. Kulankan oo ahaa mid aanay cidi ku wehelinaynayn ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ay wada yeeshaan labadan masuul. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay ujeedada kulanka Madaxweynaha cusub iyo madaweynaha hada xilka ka sii degaya, balse waxa loo badinayaa in uu ku saabsan yahay sidii ay xukuumada ay hada taladeedu dhamaatay xil isaga saari lahayd hantida qaranku uu leeyahay. Si kastaba ha ahaatee kulankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ay Madaxweynaha cusub Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo iyo Madaxweynaha hada xilka sida ku meel gaadhka ah u hayaa ay isku soo hor fadhiistaan.
  3. Hargeysa(HWN)-Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa jimcihii toddobaadkan markii u horaysay ka hadlay doorashadii Somaliland iyo weliba madaxweynaha loo doortay hoggaaminta qaranka. Madaxweyne Geele, waxa uu warqad hambalyo u soo diray madaxweynaha dhowaan la doortay ee jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. “Waxa aad hadda heshay dhammaan sharciyaddii lagama maarmaanka u ahayd in aad qeexdo isla markaana fuliso dhammaan qorshayaasha aad u arkayso in ay anfac u leeyihiin horumarka iyo dhismaha shacabkiina” ayuu madaxweyne Geelle ku yidhi dhambaalkiisa hambalyada ah, oo lagu baahiyay barta Internetka ee Wakaaladda wararka Djibouti. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle sida uu ku sheegay qoraalkiisan oo ku qornaa luuqadda Faransiiska waxa uu si farxad leh u soo dhoweeyey hufnaanta iyo xasiloonida ay ku qabsoomeen doorashooyinka madaxtooyada ee Somaliland ka dhacay 26-kii June. “Hufnaantaas iyo deggenaanshiyaha ay ku dhacday doorashada madaxtooyada ee Somaliland waxa ay caddaysay sida ay dimuqraadiyaddu ugu xididdaysatay iyada oo isla markaana kor u qaadaysa sharafta sawirka dhammaan gobolka Geeska Afrika oo inta badan lagu xidhiidhiyo rabshado iyo qas siyaasadeed” ayuu madaxweyne Geelle ku yidhi qoraalkiisaa hambalyada ah ee uu u soo diray madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Ugu dambayntiina waxa uu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle u rajeeyey Madaxweynaha la doortay ee Siilaanyo, nasiib wanaag iyo guul dhamaystiran oo uu ka soo hooyo ilaalinta xasiloonida iyo kala dambaynta Somaliland. Labada ummadood ee Somaliland iyo Djibouti, waxa ka dhexeeya xidhiidh sokeeye oo qoto dheer, waxaana maalmihii u dambeeyay dalka Djibouti laga dareemayay inay si xiiso leh ula socdeen dhaqdhaaqyadii siyaasadeed ee doorashada Somaliland ka hor iyo ka dib. Madaxweynaha la doortay ayaa hore u balan qaaday inuu xoojin doono xidhiidhka ay Somaliland la leedahay dalalka jaarka ah.
  4. Madaxweynihii hore ee Somaliland ee xilka sii haya Daahir Rayaale Kaahin iyo Madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” ayaa maanta markii ugu horeysay si wadjir ah kulan gaar ah ugu yeeshay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Kulanka labada Madaxweyne oo ahaa mid ay albaabadu u xidhan yihiin ayaan wax war ah laga soo saarin ujeedada ay u wada kulmeen iyo waxay ka wada hadleenba, hase yeeshee sida uu Madxweyne Rayaale hore ugu balan qaaday waxa la filayaa inay isla meel dhigayeen sidii ay xilka ula kala wareegi lahaayeen. Kulankan oo qaatay muddo kooban ayaa lagu tilmaamay inuu ahaa mid hordhac ah oo ay labada Madaxweyne isku salaamayeen maadaama Olole iyo xurguf siyaasadeed oo adagi soo kala dhex martay si ay isku lab xaadhaan oo masuuliyada Qaran ee saran si miyir qabta ugula kala wareegaan, waxaana la filayaa ka hor mudada xil wareejinta inay kulamo kale wada yeeshaan.
  5. why not ........... they can fly this thing same they fly men ,,
  6. On the eve of presidential elections in the breakaway nation of Somaliland last week, an al-Qaeda-linked group used an audio message to warn the population against voting. Ahmed Abdi Godane, leader of the al-Shabab, released a message stating that “those who take part in those so-called elections will face the consequences”. The threat came just weeks after the shooting of a policeman in Somaliland and the arrest of 15 suspected Islamic terrorists, including six women, in possession of bomb-making equipment. Their arrest came months after a car bomb attack in October 2009 that left 25 dead and dozens injured in Somaliland’s capital, Hargeisa. Despite the security concerns, an international team of 59 election observers – including several Britons – were in Somaliland to monitor the elections. There were supposed to have been more but some organisations, such as the Electoral Institute for the Sustainability of Democracy in Africa, decided that the security risk was too great. The observers spent the day at polling stations across the country where some felt that they would be vulnerable to terrorist attack. But Briton Michael Walls, joint coordinator of the observation team, was confident that everything had been done to secure the election observers’ safety. “We were heartened at the good spirit in which campaigning took place and optimistic that the vigilance of Somalilanders, and their evident commitment to a peaceful election, would ensure that the small minority who wished to disrupt the process would be prevented from doing so,” he said. The conduct and result of last week’s elections are seen as crucial in determining the future of a country that declared itself independent in 1991 following a brutal civil war. In the eyes of the international community, Somaliland, a nation the size of England and Wales combined, does not officially exist, but Somalilanders are hopeful that this could change. “A successful free and fair election will have a huge impact on setting Somaliland on the right path to democracy, prosperity and international recognition,” says political analyst Hussein Dualeh. But equally, electoral irregularities, violence and terrorist attacks could push Somaliland closer towards the lawlessness of neighbouring Somalia. As well as issues with Islamic militants, Somaliland has also had ongoing conflicts with rebels in the semi-autonomous regions of Puntland, Sool and Sanagwell. Security issues, together with bitter disputes over voter registration, have delayed these elections by almost two years, which in turn has had its own destabilising effect on a country that had, until recently, enjoyed relative peace and security for nearly two decades. “Terrorists live in the seams between countries,” says Michael Chertoff, former US head of Homeland Security under the Bush administration, explaining why, like the border regions of Pakistan and Afghanistan, the unguarded frontiers of the Sahel are attractive to terrorists. Stretching from the Atlantic to the Indian Ocean, the Sahel is increasingly being seen as the new front line in the war on terror but, ironically, the growing problem of terrorism in Somaliland might present an opportunity. Although the predominantly Sufi form of Islam practised in Somaliland does not lend itself to extremism, Western powers are concerned at the presence of an increasing number of radical clerics in the country, as well as the porous border with Somalia. With its strategically important position on the Gulf of Aden and a deep-water port in Berbera, Somaliland is positioning itself as an important ally in the war on terror. While conscious that too close a relationship with the Americans might not be popular with its population, the government also recognises the advantages that collaboration with the US could bring in terms of finance, long-term stability and, ultimately, international recognition. As well as qualifying the country for aid and support from international financial institutions, recognition would also allow mining and oil companies access to the country’s natural resources. Large-scale extraction of oil, coal, gemstones and minerals could transform this country of 3.5 million, where over 40 per cent of the population live in extreme poverty. Hussein Dualeh is optimistic. “I firmly believe that Somaliland stands a good chance of being recognised as a sovereign state in the next five years if this election is conducted successfully and results in good governance thereafter,” he says. When the rains come in Hargeisa, a mass grave beside the river is exposed. Bones protrude from the red earth, some still tied at the wrist. At the side of the airport road, a rusting Russian tank, plastered with election posters, is a reminder of Somaliland’s war-ravaged past and a symbol of hope for a democratic future. The long-awaited election, held on 26 June, will offer a major clue to Somaliland’s future.
  7. Addis Ababa, July 3, 2010 (Addis Ababa) - The 15th Extra -Ordinary Session of IGAD Heads of State and Government to be held on Monday in Addis Ababa, the Ministry of Foreign Affairs said. The ministry said leaders and delegations of IGAD member states are expected to arrive here on Sunday to take part in the session. The 36th Extra-Ordinary Meeting of the IGAD Council of Ministers was held here on June 15, 2010 and deliberated at length on the situation in Somalia. It was noted that the council had recommended to the IGAD Summit to convene an urgent extra ordinary summit at earliest opportunity to review the serious political and security development in Somalia and the region with the objective of re-engineering the whole process.
  8. Press Statement The people of Somaliland once again demonstrated their sense of responsibility and commitment to maintaining the peace and stability of the country as well as its on-going democratization. The Somaliland political parties have also remained true to this high standard of citizenship demonstrated by their people. It does not matter who has prevailed in the election. The winners are the people of Somaliland and they need to be congratulated. It is in this spirit that we encourage all concerned to respect the provisional results announced by the Electoral Commission. If there are complaints, the proper legal procedures need to be followed. Full compliance to the rule of law is critical for Somaliland, for its peace and stability and for the success of its democratization. The people of Somaliland can always count on the full support of the Government and People of Ethiopia as they continue to preserve their peace and stability and ensure the democratic process is protected. The Government of Ethiopia pays tribute to the leaders of all political parties of Somaliland, and in particular, to President Dahir Rayale, for his high sense of obligation to the people of Somaliland and to the leader of the winning party, Mr. Ahmed Mohamed Silanyo, for his magnanimity and for his commitment to build on what has been achieved in Somaliland over the years.
  9. Ethiopia congratulates new Somaliland President Ethiopia's Foreign Ministry on Friday welcomed the election of a new President in the self-declared independent state of Somaliland. The Ethiopian Foreign Ministry welcomes the election of President Ahmed Mohamed Silanyo, who won the weekend elections with 50 per cent of the vote. The opposition candidate ousted long-serving President Dahir Riyale Kahin, who readily accepted defeat and pledged to hand over power peacefully after garnering 33 per cent of the vote. The Ethiopian government said it welcomed the results of the elections. 'The people of Somaliland once again demonstrated their sense of responsibility and commitment of maintaining the peace and stability of the country as well as maintaining democratisation,' the Ethiopian Foreign Ministry statement said. Somaliland held the presidential elections, which recorded a higher voter turnout despite threats by Islamist elements operating in mainland Somalia to disrupt t he vote. The Somaliland National Electoral Commission (NEC) declared Silanyo the new President late Thursday after the three-candidate presidential poll held 26 June. Ethiopian government hailed the three main political parties in Somaliland, saying they 'remained true this high standard of citizenship as demonstrated by the ir people'. 'It does not matter who has prevailed in the elections. The winners are the people of Somaliland and they need to be congratulated,' the Ethiopian statement emphasised. The Ethiopian government urged the country's political parties to respect the poll outcome and use legal means to peacefully challenge its outcome if they felt so. It congratulated the outgoing President for his sense of obligation to the people of Somaliland and the new President for his magnanimity. The new President has pledged to continue the progress towards statehood that the country has been moving towards, to warrant international recognition. Somaliland argued it should be recognized as an independent state like Djibouti. Addis Ababa - Pana
  10. Hargeysa(Waaheen)- Qoraal dublamaasiyadeed oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibeda ee Dalka Itoobiya ayaa sheegay in Dawladda Itoobiya ku Hambalyaynayso Dadweynaha reer Somaliland guushii ay ka gaadheen Doorashadii madaxtooyada ee sida nabadgelyada ah ugu dhacday Dawladda Itoobiya waxay qoraalkeedaasi ku sheegtay doorashadaasi inay ahayd mid lagu diirsaday oo u dhacday si fiican isla markaana dadweynaha reer Somaliland iyo axsaabtooduba ay muujiyeen karti iyo hufnaan siyaasadeed oo horumar u keeni karta mandaqada gaar ahaan dhinaca nabadgelyada Qoraalkaasi waxa ay ku sheegeen dawladda Itoobiya inay mar walba shacabka Somaliland la garab taagan tahay hiil iyo hooba sidii ay awalba ula barbar taagnayd, waxaanay hambalyo iyo bogaadin u direen Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Madaxweynaha Cusub ee la Doortay Axmed Siilaanyo Wasaaradda arrimaha Dibeda Itoobiya waxa ay qoraalkeedaas ku cadeeyeen inay Somaliland xaqiijisay inay isku tanaasusho cabashooyinkii jiray ee ka dhashay doorashadana u xalisteen si kalsooni ku jirto isla markaana lagu wada aqbalay natiijadii komishanku soo saareen taasoo ay ku tilmaameen qaan-gaadhnimo siyaasadeed
  11. He deserves it adeer ,,, he is elected by the people for the people.
  12. All of the above are out of the world cup now ,,
  13. Originally posted by *Ibtisam: Did it happen in Puntiland?
  14. Walee reer Maakhir beryahaa waa dadalaayaan ,,,,, kan Hunguri waa bakhayl oo xataa shilin kumuu darsan waxaas oo dhan ,,,,,
  15. It is politics adeer and it is not what u think .....
  16. I had the pleasure to shake the New president's hand 20 minutes after the announcement of the his victory ......... Congratulations Mr. President ....