Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Waxaa muuqata in marka laga reebo Awdal iyo saaxil oo ay weli tiradu socoto uu hogaaminayo Xisbiha UDUB. Gobobka saaxil weli waxaa lasugayaa deegaanadda kabaxsan maghaala madaxda. Dhammaan goboladda kale oo dhan waxaa hogaaminaya Kulmiye oo meelaha qaar oo Togdheer iyo Hargeysi kamid tahay codad badan ku hogaaminaya. and you wonder why i'm telling you to stay away from the street rumors ,,,,
  2. That i can always whisper to your ear not here for heaven's sake ,,,
  3. U said "Sanaag doorasho kamay dhicin" and now u want to go down to numbers ?? ,,,
  4. No street rumors in this sensitive situation sxb ,,,,, results will be announced in few days time IA ,,,,
  5. I don't like the unofficial things in such important period/issue ..... it will only create more problems. So we all better wait for the official announcement.
  6. Good for Sh. Sharif ...... At least he acknowledged the fact that Somaliland's progress and democracy.
  7. Silly analysis ......... Nothing is official sxb and each person will tell u what he/she likes to hear.
  8. People are so anxious about the results. I've been going around looking at the people's recation in this particular period and all i see is people debating and talking about the results. Although not officially announced, everyone in the city will tell you how many voted in each region and who voted who. Some even have a whole list of the voters and their voting results which is probably a made up one from nowhere,, Most of the Electoral staff did not sleep for the last three days and still ready to finish it to the end. The leaders of the three parties are just silent, waiting for the official announcement of the results.
  9. One of these days Insha Allah ,,,,,, I will be the first to post hopefully although i'm extremely busy.
  10. He will say this is not the Erigavo he meant ,,,,
  11. loooooooooooooool@very religious ,,, ,,,,, @the quote ,,,, isu codeeye dheh , lol
  12. Originally posted by Archdemos: JB, post some of your pictures brother, give us the street level view from these elections. anything but udub For the moment, THIS is enough as i'm too busy to upload any pictures from my camera. It is almost as same as those in the link.
  13. It is something u don't understand adeer ...... it is bigger than what your brain can handle so give it a rest ,,,,
  14. We always make a history bro ..... who thought those shoeless skinnies will defeat Siad Barre ? who thought those people will declare their independence ? who thought Somalilanders will manage to form a democratic government with all the structures ? who thought we will transfer power when President Egal died ? who thought we will have other elections ?? who thought we would have a peaceful elections today ?? Still something to do but so far so good.
  15. Election kii wuu dhacay maanta waanuu dhamaaday ,,,,, let's see the results
  16. End of the voting. Now that the election has been done successfully, let's see the results. People are celebrating the success of the voting process from 6am to 6pm today. Under the eyes of the terrorists, haters, tribalists, anarchists, Arabs and others, Somaliland people have now managed to cast their votes and make a history as usual. I'm now going around the city and the only thing i can see is people congratulating each other, giving hugs and smiling of their success.
  17. Just Propaganda sxb ,,, nothing is happening. It is all about Electioins in Somaliland.
  18. Woke up early in the morning, pick up my camera and went going around the city to check out the voting process. Huge turn out to vote. So far so good. Security is extremely tight as police are petrolling the city which only authorized cars are moving around. YOu can see people's faces as they are smiling and happy to cast their vote for the one they choose for themwselves. Around 70 international observes are also going to all the regions to observe the elections.
  19. They said "Within" ,,,, could be the next day u know ,
  20. Hargeysa(Waaheen)Toddobada xubnood ee Komishanka oo goor dhaweyd Hargeysa ku qabtay Shir jaraa’id ayaa sheegay inay dhamaan qalabkii iyo shaqaalihii Doorashada ay ka anbabaxeen xaruntooda oo ay ku sii jeedaan goobihii loogu talagalay oo la sugayo oo kaliya inay dadku u dareeraan codaynta Komishanka Doorashooyinku waxay baaq hambalyo ah u direen shacbiweynaha Somaaliland iyo Axsaabta Siaayasada oo ay uga mahad naqeen sidii fiicnayd ee ay u galeen Ololihii Doorashada waxaanay ka codsadeen in si nabadgelyo ah ugu dareeraan goobaha codaynta oo ay xil iska saaraan sidii loo ilaalin lahaa amaanka iyagoo tilmaamay inay jiraan warar sheegaya in weerar lagu yahay dadweynaha reer Somaliland maalinta Doorashada Guudida Doorashooyinku waxay ka cudur daarteen wixii qaladaad ahaa ee ka dhacay mudadii ay xilka soo hayeen waxaanay balan qaadeen oo ay ku celiyeen inay si daacad ah ugu garsoori doonaan musharixiinta isla markaana ay guusha siin doonaan cida sida rasmiga ah u hesha kalsoonida shacabka Waxay ka digeen in lagu kaco wax aliyaala wixii wiiqi kara midnimada iyo wadajirka shacka Somaliland ku caana-maaleen ee ah nabadgelyada iyo inay carqaladeeyaan Doorashada iyagoo farta ku fiiqay inay xisbiyadu ku kacaan inay ka hordhacaan natiijada, isla markaana waxay saxaafadda ka codsadeen inay qorin ama baahin warar ku saabsan natiijada Doorashada ilaa inta laga healyo Go’aanka ku meel gaadhaka ah ee Gudiida Doorashooyinka Guddida Doorashooyinku waxay digniin u direen dadka aan reer Somaliland ahayn ee dalka ku sugan kuwaasoo ay ka codsadeen inaanay tagin goobaha lagu codaynayo Ugu danbayntii waxay cod midaysan xukuumada, shacabka Somaliland iyo hawlwadeenada Doorashadaba ka codsadeen inay xil gaar ah iska saaraan ilaalinta iyo daryeelida agabka Doorashada
  21. Good morning Juxa and the rest ,,, yes i survived yesterday and came back little bit late last night ,,,,, ELECTIONS TOMORROW
  22. That was a nice lunch and had to come back to my dusty city ,,, Looking forward tomorrow's elections ,,,