Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. COLL CABDULLAAHI CUMAR CASHUUR OO KADIB MARKII LACAG FARABADAN FARAQA LOOGU SHUBAY SOO GALAY DAGAALKA GALGALA. Ciidamo uu hogaaminayo Coll Cabdullaahi Cumar Cashuur oo ku Magacaaban Taliyaha Gobolka Sanaag ee Maamulka Faroole ayaa Waxaa Lagu Soo Waramayaa in lagu arkayo Jiida hore ee Dagaalku ka Socda Deegaanka Galgala ee Gobolka Bari, Masuulkan ayaa Wuxuu Dagaalka Soo galay Maalin Sadexaad kadib markii ay isku afgarteen Madaxda Puntland Lacag ay horey isugu khilaafsanayeen Ciidanka uu horkacayo Coll Cabdullaahi Cumar Cashuur oo tiro ahaan lagu Sheegay 65 Askari iyo 5 Tikniko ah iyo Labo Gaadhi oo Nooca Surfaha looyaqaan ayaa Maalin Sadexaad ku biiray dagaalka ka socda Buuralayda Galgala ee Gobolka Bari Waxaana lagu soo waramaya in Ciidankan loogu talagalay in lagu dhabar jabiyo Ciidamada taabacsan Sheekh Maxamed Siciid Attam Maadama ay deegaanka kasoo jeedaan islamarkaana ay sifiican u kala yaqaaniin deegaanka Lagu dagaalamayo. Waxaa Xusid Mudan in ay jiraan Ciimado badan oo katirsan kuwa uu hogaamiyo Coll Cabadullaahi Cumar Cashuur oo diiday in ay kamid noqdaan Ciidamada u dagaal tagay Buuralayda Galgala ee Gobolka Bari Waxayna Shegeen in aysan Shilin Dhaafsiisanayn Dhiiga Walaalahood. Sidaan kor kusoo sheegnay Ciidanka uu garwadeenka ka yahay Coll Cabdullaahi Cumar Cashuur oo ku dhawaad Sanad aan qaadan Wax Mushaharo ah ayaa waxaa loogu talagay in lagu dhabar jabiyo Ciidamada daacada u ah Sheekh Maxamed Siciid Attam ee dagaalka adag kula jira Maamulka Puntland, Nasiib daro kuma aysan guuleysan isku daygaas Waxaa markiiba ka war helay Sirdoonka Sheekh Attam oo difaac adag ka galay. Ciidamadan oo uu Fashilmay qorshihii Lagu Soo dagaal galiyay ayaa waxay haatan fadhiisimo cusub ka sameysteen duleedka Magaaladda Galgala Islamarkaana waxay qeyb ka noqdeen Ciidamo hore halkaas ugu go'doonsanaa. Sida la rumaysan yahay Ciidamda ka amar qaata Coll Cabdullaahi Cumar Cashuur ayaan u Xaadirin Wax Mushaharo ah in kabadan Sanad Waxeyna marar badan dhagaha ka fureysteen dalabaad uga yimi Madaxda Puntland taaso ku aadan sidii ay uga mid noqon lahaayeen Ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Sheekh Maxamed Siciid Attam. Waxaa Markan Maragma doonto ah in Lacag Farabadan oo isugu jirta Musharo iyo mid dheeriya La Siiyay Ciidamada uu Hogaaminayo Coll Cabdullaahi Cumar Cashuur si ay qeyb uga noqdaan gulufka dagaal ee ka socda Buuralayda Galgala. Laasqoray.NET
  2. waar ma anaa fitna wada ? Oktoobar wax badan baan ka xasuustaa walee .... wax badan ,,,
  3. maxay odhan jireen "Oktoobar waatee ,, waa taayadii" ,, Yaa yidhi Dhubbad baa ah Farmaajo ???
  4. ..... Maanta Maanta ,,, iyo Farmaajo ,,, Allay hayaay ,, lool
  5. Hargeisa was spotless this morning. The roads, the streets, the alleyways, the sidewalks and the front yards of the houses were as clean as whistle. This was the collaborative effort and the patriotic hard work of the city's citizens. Every 50 yards, a collected pile of garbage was burned down.
  6. I'm not talking about the "legal" status ... i'm just talking about the childish phrase they put that "is slowly coming to the fortunate realization" crap ...
  7. It is a total cry believe me ,,, Somaliland is in a total realization of being a province in Somalia ??
  8. Somaliland, while loudly seeking 'independence', is slowly coming to the fortunate realization that the U.S. government only recognizes Somaliland as a province within a future federal Somalia, as expressed in a recent U.S. policy statement. HERE
  9. In Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee xidhiidhka caalamiga ah iyo Aqoonsi raadinta somaliland. In Md Maxamed C/laahi Cabsiiye laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee arimaha goleyaasha baarlamaanka. In Xuseen C/laahi Jaamac laga bilaabo maanta uu ahaado guddoomiye ku xigeenka Guddida la dagaalanka musuq maasuqa iyo ilaalinta dawlad Wanaaga.” in Faysal Kaamil Ciise laga bilaabo maanta uu ahaado taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada jamhuuriyada somaliland.
  10. Somalia's newly-appointed prime minister is scheduled to appear before parliament in a confirmation hearing. The nomination of Mohamed Abdullahi Mohamed as prime minister has sparked deep concern from some U.S.-based analysts, who say he is not qualified to tackle Somalia's myriad problems. Last Thursday, Somali President Sharif Sheik Ahmed announced the appointment of a relatively obscure member of the Somali Diaspora to replace Omar Abdirashid Ali Sharmarke, who stepped down as prime minister last month. President Sharif said he nominated Mohamed Abdullahi Mohamed, also known as "Farmajo," as prime minister, noting his previous experience as a diplomat during the 1980s under the regime of Mohamed Siad Barre. The president said he was confident the most qualified man has been chosen for the job. The Senior Vice President of the National Committee on American Foreign Policy, J. Peter Pham, says he believes President Sharif has picked a man, who brings too little too late to a U.N.-backed government that has long suffered crippling internal divisions and remains deeply unpopular among the Somali people. Since the current government was formed in 2004, it has had two presidents and three prime ministers, who have all been unable to stand up a functioning central administration during their time in office. "If you are going to shore up the Transitional Federal Government, you need a prime minister who brings something to the table," Pham said. "In Somalia, political legitimacy comes in two ways - either through having a military force behind you or having a very strong clan and other affinities. And it is not evident to me that the new prime minister has either." Like former prime ministers Nur Hassan Hussein and Sharmarke, Farmajo's background and resume reflect close ties to the international donor community that supports the Transitional Federal Government. Hussein, also known as Nur Adde, was the Secretary General of Somalia's Red Crescent Society and was based in neighboring Kenya when he was nominated by former President Abdullahi Yusuf in 2007. Sharmarke, who became prime minister in the Sharif government in February 2009 and was ousted last month, was a Canadian-Somali, who once worked as a diplomat for the United Nations. Farmajo's ties are to the United States, which began after he left Somalia in the mid-1980s to take up the post of first secretary in the Somali embassy in Washington. He eventually became a U.S. citizen. In recent years, he worked as a civil servant for the state of New York, and taught college courses in leadership skills and conflict resolution. The newly appointed prime minister has acknowledged visiting Somalia only once in the past 25 years. Analyst Michael Weinstein at Purdue University in the United States says he believes Farmajo's nomination was unduly influenced by western donor nations, who are putting their need to have a friendly partner in the transitional government ahead of Somalia's need to find a leader with broad popular support. "You got Sharmarke pushed out and now you have Mohamed in there," Weinstein said. "What is he? Another figure of the international coalition. He is the same type as Nur Adde, Sharmarke. The nice way of saying it is, 'He has no political baggage.' That means he has no support base." Farmajo is also a member of the ******* sub-clan of the ***** tribe - a membership that Pham and Weinstein say could further test the transitional government's fragile relationship with Somalia's northern semi-autonomous region of Puntland. Puntlanders consider the ******* as a southern-based clan. The Puntland minister of state planning and international cooperation, Abdulkadir Abdi Hashi, has already complained that if Farmajo becomes prime minister, the three highest offices in the Transitional Federal Government - the president, the prime minister, and the speaker of parliament - will be occupied by southerners in violation of the traditional national consensus. Pham says the leadership in Puntland may declare independence if it feels the northern region is being politically marginalized by the government in Mogadishu. "They are feeling alienated. So, I think it is certainly going to not make it any easier to keep Puntland in," Pham said. Analysts say any sign of renewed discord in the Transitional Federal Government could also give fresh momentum to al-Shabab militant group, which has reportedly been weakened by clan-based squabbling among its leaders in recent weeks.
  11. I would be more than glad if they Caydha thing is cut .. until then, I care less.
  12. Walaahi maanta waxaan dhegeysanayo hadaad og tihiin ,,,
  13. Ma aniga ?? Morning bees and birds .......... Maanta dalkii baa la xaadhayaa ,,, and i'm enjoying the scene
  14. Hargeisa (Somalilandpress) – Somaliland Diaspora organization is sending 10 football coaches to UK to learn a three months training course on sports ethics, sports medicine and skilled techniques. At a press conference held by Ahmed Hashi Madar, the sports minister informed the press of this new scholarship coming from Somaliland Diaspore community in UK. The Minister added that he made contacts with a Somaliland diaspora organization known as “Somaliland Training” and won ten scholarships to send these coaches to UK. Mr. Madar went on to say that he has only been in his post for two months and that he will continue to work hard. He also told that they have selected the 10 members from the regions of Somaliland, “we have selected these players from the regions of Somaliland. 3 players are from Hargeisa region, 4 players are from Togdheer and Awdal regions, and the remaining three regions have got one player each” Names & the players Region: 1-Maxamed Maxamuud Maxamed (Diridhaba) Hargeysa 2-Cadnaan Cubayd Guutaalle Hargeysa. 3-Kayse Aadan Baashe Hargeysa. 4- Barkhad Aadan Xirsi Boorame. 5-Xasan Siciid Guulleed Boorame. 6-Maxamuud C/Raxmaan Xasan Berbera. 7-Cali Maxamed Saleebaan Burco. 8-Ibraahim Cabdi Yuusuf Burco. 9-C/risaaq Maxamed Faarax Ceerigaabo. 10-Maxamed Cawil Xasan. Laasscaanood.
  15. How many times Bugland will put an end to Atam horta ?? ,,,,,,,,,,,,,,, wasn't it few weeks back markay lahaayeen sheekadaasi waa dhamaatay ? Now i can see the Atam's Dameer has more speed than the whole Bugland tri-angle ,,,,
  16. Wasalaaam ,,,,,,,,,,, end of the day.
  17. Seen by billions doesn't make it good dee ,,, Saddam Hussein's fall was seen by Trillions
  18. Madaxweynaha Maamulka Ximin iyo Xeeb Max’ed Aadan Tiiceey oo Idaacadda Shabelle la hadlay ayaa u xaqiijiyay in ay ku guulaysteen sii daynta ragaasi u shaqaynayay Hay’adda Save the Children isagoo tilmaamay in waqtigii ay ku jireen gacnta kooxihii afduubtay aan loogaysanin wax jirdil ah.
  19. Cadaado: (Sh. M. Network) Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa sheegay ini ay ku guulaysteen siidaynta shaqaale u shaqaynaayay Hay’adda arimaha Caruurta ee Save the Children kuwaasi dhawaan kooxo hubaysan ku afduubtay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Kagadaal markii Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud laga afduubtay rag u shaqaynayay Hay’adda Save the children ayaa Maamulka Ximin iyo Xeeb waxaa ay sheegeen in ay ku guulaysteen soo daynta ragaasi u shaqaynayay Hay’ada Save the Children. Shaqaalahaan u shaqaynayay Hay’adda Save the Children islamarkaana laga afduubtay Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu mid ka mid ah ahaa nin Soomaali ah halka midka kalana uu dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Zimbabwe hase ahaatee uu haysto dhalasho dalka Ingiriiska, waxana horey loo sii daayay ninka Soomaliga ahaa oo u shaqaynayay Hay’addaasi halka midka kalana ee ajinabiga ahaa ay saacadihii lasoo dhaafay Maamulka Ximin iyo Xeeb ku guulaysteen soo dayntiisa. Madaxweynaha Maamulka Ximin iyo Xeeb Max’ed Aadan Tiiceey oo Idaacadda Shabelle la hadlay ayaa u xaqiijiyay in ay ku guulaysteen sii daynta ragaasi u shaqaynayay Hay’adda Save the Children isagoo tilmaamay in waqtigii ay ku jireen gacnta kooxihii afduubtay aan loogaysanin wax jirdil ah. Max’ed Aadan Tiiceey waxaa uu sidoo kale sheegay in ay shaqaalahaasi ku soo furteen wadahadal dhexmaray Maamulkooda iyo kooxihii Afduubtay, waxaana uu intaasi ku daray in kooxihii afduubka u gaystay shaqaalahaasi ay ka soo jeedeen degmada Caadaado ee gobolka Galgaduud.
  20. Same here ,,,, I sent for a Redbull and the guy came back with Camel Milk .............
  21. Originally posted by Som@li: quote:Originally posted by Som@li: Geesi, I hope he doesn't waver from this bold move. U dissappoint me. In case you don't realize, you're talking to yourself here ,,,, Laba magacle waaxid ,,, looooooool
  22. "Waxaa odayaashu ay ku amreen burcadda in ay iska wareejiyaan gaadiidka ay haystaan,maadaama aan iminka wax awood ah lagu maquunin karin "