
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
give it until morning .....
-
Aamiin ,,,,,,,
-
MORE
-
A prisoner locked up in the federal Oakdale Correctional Complex is too violent for the low-security facility, correctional officers say, and they're asking Louisiana's two senators and U.S. Rep. Rodney Alexander, R-Quitman, for help in getting the Somali immigrant transferred to a high-security prison. In a letter to Alexander and U.S. Sens. Mary Landrieu and David Vitter, correctional officers with the Council of Prison Locals 1007 and 3957 in Oakdale do not give the prisoner's name. However, The Town Talk has learned, and Alexander's office confirmed, that federal prisoner Isaac Abdi Hashi, 29, is the inmate about whom guards are concerned at Oakdale. Oakdale Correctional Center is Allen Parish, about 35 mniles south of Alexandria. This week the facility was holding 2,364 prisoners. Hashi in 2008 threw boiling oil and water into the face of a federal immigration and customs agent in South Carolina and was sentenced to 210 months in prison. Hashi, who before the attack was in trouble for a series of car thefts and a carjacking, is scheduled for release in December 2023. The guards in Oakdale, who didn't want to be interviewed on the record for this article, claim in the letter that Hashi began serving his sentence at the United States Penitentiary in Pollock on Oct. 31, 2008. One of the complexes at Pollock houses high-security male inmates. The guards claim that while Hashi was in Pollock, "he attempted to murder a staff member ... by stabbing him in the neck with a homemade weapon," and that Hashi was transferred from Pollock to Oakdale on Dec. 30, 2009. "Our issue is not that we cannot control this inmate," the guards say, "our issue is that our facility is not designed to allow for our staff to control this inmate. "He has made it known by his words and actions that he has no desire to ever be released from prison," and Hashi "has indicated his intention is to kill any staff member and has showed that he is willing to carry out his intentions by stabbing two officers so far while here at Oakdale," the letter states.
-
^ ^ What other areas ??
-
Cadaado:Maamulka Ximin & Xeeb oo sheegey inay dib ula wareegeen Cadaado Cadaado:(Allpuntland)-Hogaamiyaha Maamulka Ximin & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Tiicey ayaa sheegey in Saaka ay Ciidamadiisu dib u qabsadeen Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud halkaas oo ay shalay qabsadeen Ciidamo ka tirsan Kuwa Ehlusuna Waljeemaca oo kasoo duulay dhanka Dhuusamareeb. Tiicey Wuxuu sheegey in ciidankiisu ay halkaas Qabsadeen,waxaana uu sheegey in uusan jirin Wax dagaal ah oo khasaaro geystay kaas oo dhexmaray Ciidankiisa & kuwa Ehlusuna Waljameeca,waxaana uu canbaareeyey kooxdii shalay soo weerartay Degmada Cadaado. Hogaamiyuhu wuxuu sheegey in Kooxdaasi ay ahaayeen kuwo Qaab Qabiil u abaabulan islamarkaasna doonayey inay Dhibaatooyin ka dhex abuuraan Dadka degen gobolada dhexe ee Soomaaliya oo uu sheegey in imika ay degenyihiin.
-
Baladxaawo: (Sh. M. Network) Ciidamadii uu hogaaminayay Xildhibaan Bare Aadan Shire Bare Hiiraale aya goordhaweed waxaa ay dagaal kula wareegeen gacan ku haynta Magaalada Baladxaawo oo mudo ku dhawaad sanad ay maamulayeen Al Shabaab. Wararka ka imaanay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa ay sheegayaan in gacan ku haynta degmadaasi ay la wareegeen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan dowladda KMG ee Soomaliya iyaadoo Magaaladaasi laga saaray ciidamda Al Shabaab ee dagaalka lagalay kuwa dowladda. Ina la’ogyahay 3-ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen oo sida la sheegay dhinacayadii dagaalmayay ah, waxaana jira qasaarooyinka kale oo soo gaaray dadka rayidka aha ee lagu duldagaalmay. Ciidamda dowladda KMG ee Soomaaliya ee xalay weerarka ka soo qaday degmada Dooloow ee gobolka Gedo watana gaadiidka dagaalka ayaa waxaa ay si buuxda ula wareegeen Xarumihii muhiimka ahaa ee Shabaab ay kaga sugnaayeen degmada Baladxaaawo gaar ahaa Saldhiga iyo Xarumihii kale ee Degmada Baladxaawo.
-
“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel ka soo geliye, Gar-garaaciddeediyo ha deyn, geed-ka-didinteeda,’’ Gud-gude, Hadraawi, 1990
-
-
DAGAALKII DHABARKA 17kii October 1984 17 ka Oktobar 1984 Waa maalin ku astaysan maalmaha taariikhda aan la hilmaami kkarin ee halgankii xaq u dirirka dhaqdhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed ee SNM Waxay ahayd maalin kawsatay sadex mucjiso oon marna cid ka jawaabta la hayn ilaa maanta kuwaas oo kala ahaa ahaa sidan: 1.Ciidamada xaq u dirirka dhaqdhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed oo tiradoodu aad uga hoosaysay kuwa mujrimiintii qasbanaa ee taliski siyaad bare.iyadoo goobtaas burco duuray ay isku haleeleen sadex urur oo SNM ah oo tira ahaan dhamaa 340 iyo ku dhawaad 2500 oo ciidamadii qasbanaaa ee taliskii siyaad halkaas oo ay ka dhacday wax aan maanta laga sheekayn Karin. 2.Ciidamadii qasbanaa waxa ay wateen oo wehel u ahaa ku dhawaad 100 tikniko ah ama gawaadhida gaashaaman ee ciidamada. 3.Xabada ugu horeysay waxa ay bilaabantay 2dii duhurnimo ee maalintaas goobtuna waa qaaxo oo ,halkaas oo ciidamada qasban ee taliskii siyaad wateen inay soo qabqabtaan xaq u dirirka maxaase ka raacay. 4..Isla maalintaas waxa hawd ka bilaabmay dagaal kaas oo lagu soo qaaday beelahii SNM Taageeri jirey ,dagaalkaasoo ay ka qayb galeen ciidamo ka yimi muqdisho kuwaas oo hawlgal midaysan la wadaagayey kuwa ka soo duulay hargeysa iyo qaybtii 26aad iyadoo si cad loo kashifay dagaalka hawdka lagana soo qabtasy ciidamo ka diiwaan gashan taliskii qaranka somaliya balse uu maamulkaas jirey markaasi abaabulay maxaase dhacay……? Waxa dhacay waxa aan hore loo arag loona maqal waxa goobtii dagaalku ka bilaabmay 2dii waxanu socday ilaa 6dii ,waxa ku naf waayey mujaahidiin dhan 33 hal;ka ciidankii qasbanaa ay ku bakhtiyeen 1200 oo askarqasban ah . Isla markaana ay ciidamada dhaqdhaqaqa SNM ay ku gubeen goobtaas 13 gaadiidka ciidamada ******ta ee loo yaqaanay bebega maydkooda la saaray bilcilka burca duuray oo ilaa maanta laga arki karo raqdoodii Ala haw naxariistee dhamaan mujaahidiintii SNM ee hawl galkaas fulisay waxa lagu aasay dhamaan magaalada Rabaso . Dagaalkan ay soo abaabushay qaybtii 26aad ee ciidamadii qasbanaa waxa u jilib dhigay 340 mujaahid oo hogaanka uu u hayey rabi haw naxariistee Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye(LIXLE) Isagoo mujaahidku isla goobtaas ku shahaado qaatay ,halka ciidanka ay is heleen ee cadawgu dhamaa 2500 oo askar qasban ah kuwaas oo ilaa maanta goobtii ay ka muuqato calaamadahii jabka ee ka gaadhay goobtaas lagana arkin karo gaadiidkii iyo lafahii maydkii ciidankii qasbanaa ee maalintaas guul darada qaatay, Waxa xusid mudan oo aan marna la hilmaami Karin tirade gaadiidka gaashaaman ee cadawgii siyaad laga gubay isla maalintaas halka aan ciidankii xaq u dirirku wadaniga ee SNM Haysan wax tikinko ah haba yaraatee oo u dhiganta ta ay wateen ciidankii cadwga ee maalintaas waxa kale oo aan la hilmaami Karin in maalintani ahayd maalintii ciidankii SNM iyo cdii taageeri jirtayba aqoonsadeen in BEBEGA la gubi karo iyadoo lagu xasuusto mujaahid xaamud sabanle oo isla goobtaas ku shahiiday maalintaas ahaana mujaahidkii u iftiinshay SNM in BEBEGA la gubi karo(Ifkuu xaamud daariyo darban baan ku dhaatee)(XAQAA HIILIYEE XOOG KUGUMA RIDIN) Mukhtar Hassan Abdulahi,(gucuse 9)
-
PRESS RELEASE ….PRESS RELEASE….PRESS RELEASE SOMALI WEEK FESTIVAL 2010 Kayd Somali Arts and Culture, in collaboration with Redsea-online and Somali and Somaliland Communities, is proud to present the annual Somali Week Festival at Oxford House, Bethnal Green, East London. The festival is part of Black History Month and will run from Saturday 23rd to Sunday 31st of October. The festival offers the best of Somali arts and culture, both old and new, presenting a mix of events including poetry, literature, drama and panel discussions. We are delighted that this year’s festival will be opened by the the Deputy Mayor of London Richard Barnes. We will present a number of highly esteemed international guests including, poets, playwright and authors to celebrate yet another year of Somali art achievements. Mahamed Ibrahim Warsame ‘Hadraawi’, one of the greatest and most respected Somali poets (known as the Somali Shakespeare) will be leading the way followed by first time attendees, such as, the talented Somali singer and actress Amina Abdilahi, the extremely influential playwright and poet Ahmed Saleebaan Bidde, and the renowned comedian and actor Boon Hirsi, who, despite his recent loss of vision, is still able to perform and make his crowds cheer with joy. Also taking part in this year’s festival is Ahmed Ibrahim Awale, author of ‘Environment in Crises’ and a development worker who has contributed to various areas of Somali health, education and enviromental issues. Alongside Yasmeen Maxamuud, author and community activist based in the US, who will present her book ‘Nomad Diaries’ to British audiences for the very first time. The substantial part of the festival will be in Somali however the following presentations and discussions will be delivered in English for Non-Somali speakers to enjoy · Monday 25th October: o 6:00-8:00pm - Discussion on Marginalisation and Social Exclusion of the ‘Gabooye’ beginning with a presentation of a new book on this subject, Hiil or In defence of (Hayb-sooco) by Hassan Abdi Madar. Debates will touch on concepts of citizenship and human rights, the tensions between those committed to a conservative adherence to tradition and those pushing for change in Somali society. · Monday 25th October: o 8:00-10:00pm – Presentation of ‘Qaylo-dhaan Deegaan/Environment in Crises’ by Ahmed Ibrahim Awale, a collection of essays in Somali and English which focus on the Somali environment, published by Redsea-online/Ponte Invisibile. Following the presentation by the author, there will be a roundtable discussion which will cover issues of Somali environmental concerns and the effects of climate change. · Wednesday 27th October: o 6:00-10:00pm - Women’s Literature Night, presenting the works of two remarkable female writers, Yasmeen Maxamuud (U.S.A.), and Nadifa Mohamed (U.K.). Yasmeen will give insights to her novel, ‘Nomad Diaries’ (published by Nomad House Publishing) and Nadifa will discuss her award winning book ‘Black Mamba Boy’ (published by Harper Collins). · Thursday 28th October: o 8:00-10:00 – Round-table discussion on “Somaliland What Next?” with : Dr. Anna Lindley (SOAS, Author: The Early Morning Phone Call: Somali Refugees’ Remittances), Michael Walls (UCL), Mark Bradbury (Author: Becoming Somaliland), Dr. Mohamed Rashiid Sheikh Hassan (Candidate for vice president for UCID Party), John Hills and others. For more information about Somali Week Festival 2010, please log on to the following link: http://www.kayd.org/?p=487 For further information please contact: Ayan Mahamoud Kayd Somali Arts and Culture Oxford House, Derbyshire Street London, E2 6HG Tel: 07903712949 E-mail: ayan_mahamoud@kayd.org
-
It is another year .............
-
WAY DUUSHAY HADANA ,,,, WAY DUUSHAY
-
3 sakhran ayaa Taxi is taajiyay say uracan marki ay fulen ayay yidhah den halkaas iyo halkaa nagee. Tagsiilihii wuu gartay inay sakhran san yihin intuu gadhigi isataadhay oo u bakhtiiyay ayuu yidhi dega wan idin keene . . . . Kii hore lacagti intu bixi yay ayu iska degay kilabad wuxu yidhi mahad sanid kii sadexad ayaa intu so wareegay dhirbaaxo ku jiiday oo yidhi MAR DANBE DHAKHSO HANOO KEENIN .....
-
^ ^ Mad Mullah says it This is not about Somaliland but about Berbera ...
-
Berbera Waterfront .......... I hope I will be there when it is done ..
-
Madaxweynaha PL oo ka hadley Ra'isal wasaraha cusub (audio)
Jacaylbaro replied to Shilling's topic in Politics
I told u ,,,, He has no choice dee -
Madaxweynaha PL oo ka hadley Ra'isal wasaraha cusub (audio)
Jacaylbaro replied to Shilling's topic in Politics
Faroole has no choice adeer .... I'm just laughing at his weak hadal and stance. -
Madaxweynaha PL oo ka hadley Ra'isal wasaraha cusub (audio)
Jacaylbaro replied to Shilling's topic in Politics
Well, He tried hard .... -
At least Sh. Dalxiis ma qayilo ......... Otherwise wuu ka jawaabi lahaa ,,, Horta mise wuu bartay imika ??