
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Good Morning duul Alle ............
-
^ ^ Always ,,,,
-
Siilaanyo waydii ,,,
-
,,, reer burco ha xanaaqeene ii daa awoowe
-
Puntland:Maxaabiis Laga Qabtay iyo Ciidamo Go’doonsan Xidhiidh kala duwan oo aanu meelo badan la samaynay ayaa naloo sheegay in Ciidamo Maxaabiis ah oo gaadhaya 20-Askari iyo Cudud Hub oo ay wateen ay Gacanta ku dhigeen ciidamada Deegaanka ee Maxamed Atam, ilo wareedka aanu helay ayaa sheegayaa in Dagaalkii Hore ee maanta Maxaabiistaasi Gacanta lagu dhigay. War aanu helay waxa uu *****lka ka qaadayaa in Ciidamo kale oo uu watay Gen C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir Lagu Go’doomiyay Buuraha GalGala kuwaasi oo ku Xayirin Laba Buureed dhexdood, waxana wali socta Rasaas Teel Teel ah. Qof qariyay Magaciisa ayaa noo sheegay in Dhaawaca PL lagu qaaday Gaadhi Waaraad ah kaasi oo loola Cararay Magaalada Bosaaso iyo Garoowe waxana ay Ciidamadaasi u badnaayeen kuwa Asha’haada la Dirarka ee loo Yaqaan Puntland Intelgent Service[ PIS] kuwaasi oo dagaalka Maanta Kaalin xoogle ku lahaa. Ruuxaasi aanu la xidhiidhnay waxa kaloo uu sheegay in Puntland dagaalkii Maanta ay ku Jabtay isla markaana ay dib Uga soo Durgtay Saldhigyadii Hore ee lagu ogaa taasina ay ka mid tahay Guul darada Maamulka. Maamulka PL ayaa warar Hoose sheegayaan inuu Qorshaynayo in Ciidamo isku dhaf ah loo diray dhanka Macagta gaar ahaan Meesha lagu Magcaabo Xidid Qorshaha Ciidamada Xidid ayaa la sheegay inay Yihiin kuwa doonaya in lagu Dhabar Jabiyo Xoogaga Atam isla markaana dhawor Jihi Ciidamo looga Keeno Buuraha Gal Gala Walow warka aanu Helay Tibaaxayo in Xoogaga Atam ay Fashiliyiin Dhabar Jabka Xidid isla markaana ay Cudud ciidan Dhoobeen dhanka Galbeedka ee Magaalada GalGala. Waxaanu ka Cudur daaranaynaa inaan Xog Dheeraad ah oo Faah Faahsan laga Heli karayn Dagaalada Laba dhinac sababa la xidhiidha Isgaarsiinta Deegaanadaasi oo Go’an awgood. Madaxwaynaha PL oo dhawaan Safar kaga soo Laabtay Yeman oo uu Mudo Kooban ku Sugnaa ayaa la sheegay inuu Go’aan ku gaadhay in Maalmo Kooban lagu soo afmeero Xoogaga Atam ee laf Dhuun Gash ku Noqday Maamulka PLwaxana uu Arinkaasi u saaray inay Dagaalka Qayb ka Noqdaan Wasiirada Beesha Warsangali qaarkood ee Dawlada Ku Jira sida Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir Wasiir Xigeenka Koowaad ee Amniga C/Jamaal Cismaan Maxamed iyo W/Xigeenka Dhalinyarada Siciid Daahir Qodax Sidoo kale Coll Gorya Cawl ayaa la sheegay inuu Kaalin wayn ku lahaa dagaalkii Maanta. Isha Warka:-GalGalanews
-
Somalia: Puntland forces seize fighters, trucks in surprise raid on militant hideout The security forces of Somalia's Puntland State government initiated operation of searching Somali hard-line, Al-Shabaab in the Galgala hills, in northern Somalia, Radio Garowe reports. The operation were joined by armed forces, reportedly tightened security in Dhagahdhere, Karin Haragode, Dindigle and Dareeye, where the Al Shabaab-allied militia led by Mohamed Said Atom have been hiding in recent months in the face of a Puntland military offensive. According to one of government forces who spoke with Garowe Online, four prisoners and two trucks were seized by Puntland security forces. Local reports indicated that Puntland troops are infiltrating deeper into the forrested and hilly area where Atom's Al Shabaab fighters are hiding. On the other hand, Puntland government forces poured into the streets in the port city of Bossaso as a show of force while military operations continued in Galgala, a hilly area roughly 60 southwest of Bossaso. Atom is a notorious warlord and arms dealer based in the Sanaag mountains straddling Puntland and Somaliland. Puntland and the breakaway region of Somaliland have been relatively stable compared with the central and southern Somalia in recent years. Puntland's government accuses Atom of being responsible for a string of bombings and assassinations of Puntland government officials. Last week, Puntland Information Minister Abdihakim Ahmed Guled escaped a roadside bombing blamed on the Galgala militants. GAROWE ONLINE
-
I have no idea ,, some said Kenya some said Burco ,,,
-
Go Hiiraale Go ...
-
Originally posted by Abdulladiif Al-Fiqih: quote:Where did i say qabiil here ??? ,, cajiib Waaka meeshaad qabiilka kusheegtey quote: waanu idinka nasiib badanahay uun Af Soomaaliga miyaa kugu yar ninyahow. Waanu idinka nasiib badanahay bal waxaad ka wado sharax ha lawada maqle e? Idinkoo aya ah? Weligaa Somaliland maad maqal miyaa ,,,,, ??? Mise magacii qaawanaa uun baad barbar dhigaysaa markaasaad sidoo kele moodaysaa ?? ,,,,
-
Where did i say qabiil here ??? ,, cajiib
-
loooooooooooooool@Malika ,,,, he looks someone I don't like
-
GalGala:-Dagaal Qadhaadh ayaa Socda Hada Dagaal Kulul ayaa la sheegay inuu Maanta Aroortii dib uga Curtay Buuraha Galbeedka Bari Gaar ahaan Galgala oo ah Saldhigii Ciidamada Maxamed Atam kaasi Xidhiidho aanu saaka Hiirtii waa bari la Samaynay Bosaaso iyo Galgala ayaa naloo sheegay in Hubka Cul Culus lays waydaarsano Saaka isla markaana aan la qiimayn karin Khasaaraha Labada Dhinac Soo kala Gaadhay. Waxa la sheegay in Puntland ay Laba Jibaartay Cudud ciidan iyo Hub ee ay kula Jirto Xoogaga Deegaanka iyada oo Saaka Hub Culus ay ku Garaaceen Buuraha GalGala in kastoo aan la Ogaan karin Khasaaraha ka dhashay inta uu Gaadhsiisan yahay. Qof Reer Guuraa ah oo ayaa la sheegay inuu Arkay Mayd badan oo dhanka PL kuwaasi oo ku labisan Dharka Gaarka u ah Ciidamada PISTa kuwaasi oo Maydkoodu Daadsanaa Meel aan saas uga Fogayn GalGala. Galgalanews
-
Isla hel ................ Waxaa iyo wax ka daranba horaanu u soo aragnay adeer ee waanu idinka nasiib badanahay uun .... maantaba waanagaa cagahayaga ku taagan. Again, this is news and i'm not the one writing or reporting it.
-
That picture is quite disturbing i tell ya ,,, lol afternoon everyone ....
-
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Maanta Dhagax-dhigay Taallo Lugu Xusuusan Doono Shuhaddadii Ururkii SNM. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo], ayaa maanta dhagax dhigay taallo loogu talo galay in lagu xusuusto shuhaddadii ururkii SNM ee naftooda ku waayey dib u xoreynta Somaliland. Taalladan oo markii Madaxweynuhu uu dhagax-dhigayey ay ku wehelinayeen xubno ka mida Golaha Wasiirada Somaliland oo uu ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], ayaa wuxu dhagax-dhigay oo laga dhisayaa barxada hore ee Wasaarada Warfaafinta. Md. Siilaanyo oo dhagax-dhiga taallada hadal kooban ka jeediyey, ayaa sheegay in maanta ay qiimo weyn u leedahay shacbi-weynaha reer Somaliland gudo iyo dibedba, isla markaana uu aad ugu faraxsan yahay dhagax-dhiga taalladan, isaga oo xusay in ay xukuumadiisu u hawlgali doonto wax u qabashada mujaahidiinta nool iyo agoomihii ay ka tageen mujaahidiintii naftooda ku waayey dagaalkii dib u xoreyntii dalka. Madaxweynuhu waxa kale oo uu xusay in taalladan ujeedada loo dhisayaa ay tahay sidii ay dhalaanka yaryar ee Somaliland u ogaadaan dhibaatada loo soo maray dib u xoreynta dalka. Ugu dambayntii Madaxweynuhu waxa uu halkaas ugu duceeyey mujaahidiintii nafahooda ku waayey dib u xoreynta dalka, isagoo ilaahay uga baryey in uu naxariistii janno ka waraabiyo. Si kastaba ahaatee, waxa Gobollada iyo degmooyinka Somaliland ka socda dabaaldegyo aad u waaweyn oo lagu xusayo sannadguurada 26-naad ee ka soo wareegtay dagaalkii Burco-duuray oo ahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu qadhaadhaa ee dhexmaray ciidankii SNM iyo taliskii macangaga ahaa ee Siyaad Barre.
-
Somali Pirates Hold 474 Hostages Including 5 Somalilanders
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
U know only those who have a high value are held hostage for ransom ...... if it is all about Khat then only me can release those men -
u wlc sxb ... Someone promised will send me a copy ..... hope they'll keep their promises
-
Hadii ay dhici waydana ?? ,,,, you will go .. where ??
-
Great ...... Now we have it all done
-
In a statement, the maritime body said among the 474 seafarers are an elderly British yachting couple and five new hostages from Somaliland who are languishing in the pirates' hands. "At least 26 foreign vessels plus one barge are kept in Somali (pirates) hands against the will of their owners as one Oct. 17, 16h00 UTC, while at least 474 hostages or captives -- including an elderly British yachting couple and the 5 new hostages from Somaliland -- suffer to be released," Ecoterra International said. HERE
-
oo tolow xagay tegeyaan ?
-
Garoowe: (Sh. M. Network) Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in gabi ahaanba ay isaga bixi doonaan ka mid ahaanshiyaha dowladda KMG ee Soomaaliya hadii aan Dastuurka qabyada ah lagu salayn qaabka Federaalka. Wasiirka Dastuurka iyo arimaha federaalka Maamul goboleedka Puntland Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in dastuurka qabyada ah ee dowladda KMG Soomaaliya ay uga jiraan dal daloolo ay cabasho ka muujinayaan isagoo sheegay in war qad qoraal ah ay u gudbinayaan gudiga Dastuurka. Waxaa uu sheegay in hadii qaab federal ah lagu sameyn waayo dastuurka cusub ay isaga bixi doonaan ka mid ahaanshiyaha dowladda federaalka KMG Soomaaliya, waxaana uu sheegay in ku rajo weynyihiin in nidaamka dastuurka cusub looyeelo federal. Lama oga jawaabta arintaani ay ka bixin doonaan Gudiga Dastuurka madaxa banaan ee dowladda KMG Soomaaliya, inkastoo haatan sameynta dastuurkaasi uu hakad galay kadib markii ay isku khilaafeen Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaarihii is casilay ee Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.