
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Halkan ayaad ka heli kartaa qaarkood iyaga oo maqal ah ,,, Wadani
-
Waa sax ,, halkaas baan ka bilaabaynaa ,,,, waa in ay ogaadaan dhamaan dadweynaha soomaaliyeed sida guurku u burburo iyo waxyaalaha burburiya ,,, xataa madaxweynaha laftiisa waa in loo sheego in aanuu reerkiisa ka mashquulin
-
bal car ha sheego waakaase ,,,
-
Qaababka Guurska Soomaaliyeed
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Soomaalida ayaa ugu fiican sida dumarka loola dhaqmo waqtigan hadda lagu jiro ,,,, way dhacday in taariikhdeenii hore si xun oo bani aadam nimada ka baxsan loola dhaqmi jiray laakiin hadda waa la ilbaxay marka caalamka oo dhan la fiirshana soomaalidaa ugu wanaagsan gaar ahaan kuwa wadamada debedaha ku nool,,,,,, -
Originally posted by Action Jackson: it seem like many SOL'er dont mind a "living in boyfreind" !! AJ Not many ,,, they're few ,, just few like anywhere else ,,, but they're just makin' a lot of noises to keep their word up ,,,,, Don't give a damn ,,,, to stay strangers that u never known about them and u r a female ,, it is really horrible regardless what is going on inside under da dark rooms ,,,,,
-
By da way ,, i can see u r getting off da topic ,,,,, going back to da topic ,,, Is There any Boyfriend for Rent ???? We can only hear girlfriend for rent ,,,,,, that is for da men but ,, what about women ,,, I've Boyfriends for rent if anyone is interested
-
Wiilo horta aad baan ugu faraxsanahay in aan helo qof igu labeeyo arrimaha shukaansiga iyo caashaqa ,,,, welcome for the new post ,,, markii hore keligay baan ahaa ,, laakiin hadda seems inaan workmate helay oo shaqadu ay furfurmayso ,,,,,, we'll who's da president and who is not ,,, laakiin welcome to the promotion ,,,,,,,, i must admit it ,, u r an excellent buddy ,,,,,, Let's educate these other folks ,,,,
-
Oh my God,,, this was really a good thread ,,, hmmmmmmmmmmm ,, how did i miss this ??? Any how ,, i must have taken a full day 2 read most of ur posts ,,, is it really helpful ,,,, Just one thing,,,, don't try to waste ur time to get a full map of Somalia,,, there is no map at all after 1991 ,,,, all what we use is an outdated and old ones prepared mostly by foreigns ,,,,,, Let's see another one year if there is any change or any effective government of Somalia ,,, and also see if Somaliland join the rest of da country again or it gets a recognition from the world ,, then we can get da actual latest map of Somalia. Lemme see if i can get any useful map for Somalia ,,,,
-
SOOMAALIDA NORWAY OO DAD-DILNIMO LAGU EEDEEYEY
Jacaylbaro replied to Som@li's topic in News - Wararka
Haye ,, somaalidu istaraasho may noqdeen wixii wasakh ah oo dhan la iskaga tiro ,,,, Ilaahay ha inoo sahlo ,,,, -
Ohhhh ,,, thanks Golden ,,, i've never heard about this ,,,,, and don't believe at all ,,, we don't have to admit whateva they say ,, we should not be that YES ppl ,,,, ppl should think and distinguish what is reasonable from what is not ,,,, at least we r human ,,, Thanks for posting ,,,,, we need such fake stories at least to know ,,,
-
looooooooooooool ,,,, i don't believe any of these stories .... waryaa this is only for scaring ppl .... whateva i don't believe it at all ,,,,, :mad: :mad:
-
The only thing that i assume is these ppl that are tryin' 2 make an excuse for such thing are doing da same thing ,,,,,, is there anything else that u can guess ???
-
Is there such a thing as HALAL DATING? If so, what is it?
Jacaylbaro replied to Seeking Paradise's topic in General
Originally posted by Velvet Revolution: Shy + JB Just because you two gag for it doesnt mean every girl wants to have sex. Maybe you should consider the possibility that different ppl have different sex drives b4 you jump down the poor girl's throat. :rolleyes: VR Who da hell did u see talking about sex ,,, Sex is not da only thing that is Haram ,,, there are other things that are Haram and disgusting before sex ,,,,, or u like us 2 think only about sex ??? :confused: :confused: -
Warka uu rabo horta maad waydiisid
-
Wiilo ,, anigu waxaan kuu hayaa gabay ,,, inkasta oo uu dheer yahay laakiin hadana waxaan filayaa inuu ku anfici doono ,,, Nin duddumo wacdiyayow Dan adaa u noogiye Dhagax inaad dubbaysiyo Dufan inaad marmarisaa Dareen waa isaga mide waxaan ula danleeyahay Ama taa la darajo ah Somaalidaan dedan Oo daqarro halisiyo Daabka culus ku dhacayee Misna aan dareenkiyo Caqli duxaba lagu arag !!. Dawladnimiyo sharafteed kuwa diiday ee nacay Ee daarad dhaxan badan Ku meersaday duggaalkee Dirri meel ah yuurura Dantiinnii gartaan iri. Masaakiinta daashee Dacaskiyo rafaadkiyo Darxumada ka dheregtee Wax u diirnaxaayiyo Duul caawinaayiyo Aan helayn daryeel iyo Daawiyo wax quudshiyo Wax daneeya oo raba Waa duul la ciilaye Halla daafacaan iri. Qabqablaha dibbirayee Doollaraadka haystee ******** wax dumisa le Oo darajo beeniyo Duub bililiqaa iyo Wax dhac tahay dantiisuba Dad-qalkaa wax jarayee Dam ka siiyay shacabkii Halla dayriyaan iri. Duunyadaan lahayn iyo Deeradiyo cawshii Qaalmaha la didiyee Dekedaha ka dhoofiyo Dheddigaan la daabulay Xooleheenna dabar-go’ay Dahab iyo macaadiin Dheemankeeni duugnaa Doqonkaan xaraashana Ha loo diro xabsaan iri. Halkaa diillin ii saar Dabra celi ujeeddada Daalaco wixii tagay Dulmanaha u buro daa Dacay geli cadaawaha Dalkiibaa hadlaayee Ha dacwiyo markiisoo Danihii ha sheegtee Su’aalahaan is-dabayaal Ummaddii u daabaca? Wuxuu yiri dadweynow Sow ma ahi dalkiinii Degelkaad ku dhalateen Degaankaad lahaydeen Maxaa lay duminayaa? Loo bur-buriyay daarihi? Waxa lay dayacayoo Lay dayrshay yaa garan? Nacab inuu i soo dago Miyaad doorbidaysaan? Maydin deeqi waayoo Ciriiri baad dareenteen? Dalagga iyo beeraha Miyaan iga dul-bixi Karin? Ninka yaambo daabtoo Dibjiryooday waa kuma?! Webiyada dur-durayiyo Dooxooyinkaygaan Dacar miyay dhadhamayaan? Baddaa deeqa Eebbaa Goormaad dayaysaan? Macaadiinta dihin iyo Daakhilkayga waxa yaal Nimcadaan ku daahnahay Yay dani kahaysaa?! Kuwa dibedda aadow Maxaa layga didayaa? Haddii aad i diiddeen Yaa iga dun wacanood Igu doorsanaysaan? Degaan miyaa qaxootigu? Dal ajnabi ma guri baa? Miyaa laygu kiin diray?! Aqoontiina dahabkaa Dunjigeeda yayska le? Maad igu dadaashaan Doqontiyo ma-garatada Dayradood miyaan ahay? Dhaxalkayga duuggaa Yaa dheefsan doonoo Hadhow loo dambariyaa?! Aawaye dadkaygii Digta igu dhacaysiyo Madfacaan i dooxiyo Dhiigga daadanaayee Dushaydii hareeyiyo Waxa daanno igu taal Yaan u dabagalaayoo Dacwaddayda yaa qori?! Tahriib doonayaashiyo Doonyaha la raacee Lagu daatay waayahan Daliil weeye igu filan Inaad iga rug-dayateen Dawladaha kaleetee Derisnimada ii xiga Way i daawadaanoo Dulligaan i haystay Dusha sare ka eegtaan !!. Ninkii dumi lahaa geel Uu sii didinayaa Ilayn doy ma celisee Hooyadii nin dayrshoo Daleel uga dhaqaaqana Inuu habaryar daadihin Diiwaan ma qorayee Jiilaal dangiigsaday Cawskiisa duuggaa Lama huro dabaadiye Midka iga dallacayow Adigiyo dadnimadaa!! Anigu daawadaan ahay Xummaantayda doonaha Duugaaya sharaftay Dibindaabyo taliyaha I duleedinaayiyo Midka daacaddayda ah Kala ogi dirkoodaba. Dad Islaama baan nahay Waayagaa ku doodee Diintay sheeganaayaan Ma dibnaha korkoodaa?! Haddaan ficilku daakhilin Oon lagu dabbakhin camal Aayad ruux dareershaa Dux miyuu ka helayaa?! Dulmi qoom bannaystaa Daal wuu ka haagiye ( ka dhargiye) Maxaa dirir ka xaasilay Aakhirana danab iyo Naar baa dambaysoo Diiwaan la qoraybaa Daabacan hortaadoo Dafir la is xaqiro iyo Doodi waa dhammaate Qof kastaa wuxuu dilay Wuxuu duudsiyoo dhacay Wuxuu daba-maryeeyoo Dulmanaha ka meersaday Dakanadiyo godobaha Deyn weeye laga rabo!! Dooddiina ii xiran. Xasan Bulxan Cali C/waaq, Soomaaliya
-
Oo ilayn duq baad tahay
-
Is there such a thing as HALAL DATING? If so, what is it?
Jacaylbaro replied to Seeking Paradise's topic in General
Originally posted by GuinaVere: OJacaylbaro I find it very disturbing that you find your comments humorous. Please refrain from those kinds of comments. Its her right to say what she thinks and If she thinks marriage is scary then so be it. But why do you have to talk about sex and her medical purposes. Can't u find anything better to say to her. I'm just talking one of the reasons that u might be thinkin' of ,,,,, is that a big deal ,,, ??? -
Don't be so desperate ,,,, i guess they're same ,,,
-
That is only how it came 2 u ,,,,, consider da others then compare ,,,
-
Rudy ,, jacaylka cudur maaha ,,,, miyaanad maqlin: marna waa qaraar marna waa macaan kolba waa siduu kugu soo maree Peace
-
Waah waaaah ,,, way isku dhacday ,,, oo la isla fahmay ,,, oo la isla qaaday ,, oo la is shukaansaday ,,,, ,,, waxaasaa jacayl ah ,,, hayeeeee ,,, inoo wada sheekada ,,, Wiilo, haye calanka qaranka ee shukaansigaa lagu siiyay sow maaha ,,,, aniguna marka aan waddanka madax weyne ka noqdo wasiirka arrimaha jacaylka iyo shukaansi affairs ka ayaan kaa dhigayaa Dad badan baa marqaamay baan ku iri ,, oo milikhsanaaya ,,,, hehehehehe ,, anigu kuma jiro ,,,, marka la eego topic ga aad soo qortayna ,,,, dad badanaa arji kuu keensanaaya aniga guddida selectionka lee igu dar
-
Is there such a thing as HALAL DATING? If so, what is it?
Jacaylbaro replied to Seeking Paradise's topic in General
R u sure she is not sick ??? ,,,, may be she can't have sex due to medical purposes ,,, -
It is all Bulshit ! ! ! ,,,,,,,
-
Yeah ,,, i absolutely liked it ,,,,, thanks for posting ,,,,